Sign in to follow this  
Mooge

violent demonstrations in Jubbaland against Xasan Qoslaye and his HAG policies

Recommended Posts

Mooge   

There were massive demonstrations in Kismayo, Afmadow, Badhaadhe, Dhoobley, Raskamboni, Buurgaabo, Diif, Qooqaani and others Jubba towns against Qoslaye and his incompetent HAG-Damjadiid goverment.

 

Banaanbax-Dhoobley1.jpg

 

banaanbax-Dhoobley3.jpg

 

banaanbax-dhoobley12_.jpg

 

 

hoo bariiska.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

qoslaye and his HAG goverment have become so incompetent that people who used to support the TFG for years and years are turning againt it now. qoslaye has become a small man, so small that today his thinking is in line with the Indhocadde and Goobaales of the past.

 

what a wasted opportunity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Daawo Mudaaharaadyo lagu Cambaareynayo Madaxweyne Xasan Shikh Maxamuud oo gilgilay Gobalka Jubadda Hoose

Posted by SEK5 on November 9th, 2012

 

 

Banaanbaxyo waaweyn oo looga soo horjeedo Madaxweynaha Somaliya Xasan Maxamuud Culusoow ayaa maanta ka dhacay deegmooyinka, Afmadow, Badhaadhe, Dhoobley, Raskamboni, Buurgaabo, Diif, Qooqaani , Taabda iyo dhamaan tuulooyinka deegaanadaasi ku xeeran.

 

Kumanaan kun oo ruux oo aad uga Careysan habdhaqanka Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya ayaa waxay ku dhawaaqayaan Ereyo Caro leh oo ay ugu jawaabayaan Madaxweyne Xasan Maxamuud Culusoow.

 

Shacabkan Careysan ayaa waxay Madaxweynaha Xasan Maxamuud Culusow ku eedeeyeen in uu meel kaga dhacay sharcigii iyo dastuurkii uu dalka lahaa isla Markaasina uu ku kacay waxyaaba kala dilaya shacabka Soomaaliyeed.

 

Waxay sheegeen in uu Madaxweynaha uu u kala eexday beelaha Soomaaliyeed ee uu Madaxweynaha u yahay isla Markaasina uu u xuub siibtay nin qabiili ah oo aan matali karin Bulshada Soomaaliyeed.

 

Waxay si adag u sheegeen in ay tahay wax laga xumaado in uu Madaxaweynaha dagaal qawan ku soo qaado shacabka reer Jubaland isla Markaasina uu ku goodiyo in aysan Maamul Gobaleed ku yimid rabitaanka shacabka Sameysan karin , Halka reer Hiiraan uu ugu baaqay in ay aayahooda ka tashadaan oo deegaankooda u sameystaan Maamul ka yimid dadka shacabka reer Hiiraan u dhashay.

 

Sidoo kale waxay wax laga xumaado ku tilmaameen in Madaxweynahii dhamaa oo isu soo qaawiyo Dhuxusha taalo Kismaayo ee Markii horeba sharci darada lagu guray . Waxaa kaloo ay sheegeen in Madaxweynaha uu dhuxusha ku marmarsiyoonaya balse uu leeyahay dan ka weyn isla Markaasina uu doonayo isagoo Dhuxul magaceeda ku duulayo in uu manta Xaabiyo xoriyada iyo nabada ka hana qaaday Gobalka Jubada hoose deegaanada la xoreeyay gaar ahaan Magaalada Kismaayo.

 

Waxay sheegeen in Xoreynta Gobalada Jubboynka ay socotay in ka badan sedax sano isla Markaasina dowladan iyo tii ka horeysaba ay wax daryeel ah iyo tababar midna ay siinin Ciidamada deegaanka ee ka dagaalamaya Jubboyinka , balse taas bedalkeeda Sheekh Shariif iyo Madaxweynahan cusub ee Xasan Maxamuud Culusoow ay labaduba weerar ku ahaayeen xasilooni ka hana qaada Gobalada Jubboyinka , waxayna sheegeen in ay si isku mid ah ooga soo horjeedeen in deegaanka laga xoreeyo Alshabaab.

 

Madaxweynaha waxaa loogu baaqay in uu sharciga u hogaansamo isla Markaasina faraha kala baxo falalka waxuushinimada ah ee uu haatan ku dhaqmayo. Sidoo kale Odeyaasha dhaqanka ayaa digniin Culus u diray Madaxaweyne Xasan Maxamuud Culusoow , Waxayna sheegeen hadii uu ka waantoobi waayo ficiladan foosha xun ee qabiyaalada Xambaarsan isla Markaasina la iman waayo Haykalkii dowlad nimo in uu u dhuran doono Hogaamiya beeleed aan Matalin Bulshada Soomaaliyeed Gaar ahaan reer Jubaland ay aqoonsiga kala laaban doonaan dowladiisa.

 

Beesha Caalanka , Qaramada Midoobay, Midowga Africa, dhamaan dalalka Islaamka ayaa loogu baaqay in ay Indhaha ka qabsanin xasilooni darada uu Madaxweynaha Somaliya ka abuurayo Gobalada nabada lagu soo celiyay ee Cadowgii Argagaxisada ahaa laga sifeeyay, kuna naf waayeen Kumananka wiil ee deegaanka u dhashay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Mudaharaad Loogasoo Horjeedo Dowlada Xasan Shiikh Maxamuud Oo Ka Dhacday Deegaanka Jubooyinka.

 

Kismaanyo(Allssc): Magaalooyinka Afmadoow, Dhoobleey, Badhaadhe, Kaambooni iyo meelo kale ayaa waxaa maanta ruxey banaanbaxyo lagu diidanyahay farogalinta dowladda Dhexe ee Soomaaliya ay ku heeyso arrimaha maamul u samaynta Jubbooyinka.

 

Siyaad Boojis waa gudoomiyaha degmada Dhoobleey, isagoo qadka taleefoonka warbaahinta ugu waramay waxa uu sheegey in 10 kun oo qof ay isugu soo baxeen fagaaro magaalada ku yaala, iyagoo dalbanayay in dowladda ay dhowrto dastuurka qaranka oo sheegaya aayo ka tashiga dadka deegaan kasta oo Soomaaliyeed.

 

Nin oday dhaqameed ah oo isagana aan Dhoobleey kala hadalnay ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in Xasan Shiikh Maxamuud dadka reer Baladweyne uu ku yiraahdo aayahiina ka tashada, kuwa Jubbooyinka is hortaago.

 

Waxaa la maqli karayay sawaxanka qeeylida dadka, iyo dumar buraanbur tirinaya.

 

Sidoo kale waxaan qadka taleefoonka ku haleelnay gudoomiyaha degmada Badhaadhe halkaasi oo ay ka socdeen mudaaharaadyo waaweyn,

Gudoomiyaha oo lagu magacaabo Maxamed Ibraahim Faarah ayaa sheegey in dadka ay muujinayaan shucuurtooda iyo dareenkooda, iyagana ka maamul ahaan maadaamaa ay ku yimaadeen rabitaanka shacabka ay ku aragti yihiin dadka.

 

Fariinta ugu weyn ee dadka ay gudbinayeen ayaa waxa ay ahayd in dadka gobolka ay aayahooda ka tashadaan, Xassan sheekh Iyo Saacid ay faraha kala baxaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This was expected!

 

Every action has an equal & opposing reaction. It is not too late for the president to defuse the situation---take to the airwaves, if not coming to the city in person , and affirm people's desire for own admin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sharif was a misunderstood leader. Only xiin understood the man :D. He had no clannish base, and never cared to develop one. He helped Somalia move forward under very difficult circumstance. Thus far Hassan is terrible start ...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

Contrived crisis and self fulfilling prophecies, me thinks. I think the time has come for Somalia to be divided into four entities, Somaliland, Puntland, Central Somalia and Jubbaland. I'll have to find another muslim country to retire to, I always liked Mauritania...I wonder if they will accept this geeljire?:rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

xiinfaniin;887302 wrote:
Sharif was a misunderstood leader. Only xiin understood the man
:D
. He had no clannish base, and never cared to develop one. He helped Somalia move forward under very difficult circumstance. Thus far Hassan is terrible start ...

I 100% agree with xiin. shariif was miles more competent and honest than this qoslaye character. let us be honest. shariif made minor mistakes but he always saw bigger picture.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Mooge;887281 wrote:

hoo bariiska.

Lol@typical reer Mudug celebratory style:D....WaryaaMooge dhinacii kale maka daashey?:D. Dadkaan aad ku ciyaarayso baan u yaabanahay adiga waan ogahay meeshaad ka xanaaqsan tahaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Abwaan;887305 wrote:
Lol@typical reer Mudug celebratory style:D....WaryaaMooge dhinacii kale maka daashey?
:D
. Dadkaan aad ku ciyaarayso baan u yaabanahay adiga waan ogahay meeshaad ka xanaaqsan tahaye.

War Abwaan, nimankiina HAG nin aan wax fahmayn bad noo soo dhoodhoobteen. Bal la hadal Asha and the other HAG overlords ninyoow and tell qoslaye to stop the nonsense.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this