Sign in to follow this  
Shinbir Majabe

Warbixintii Dr. Cabdiweli Gaas ee Puntland

Recommended Posts

Wasiirka Warfaafinta Puntland oo ka jawaabay Eedeyntii Cabdiweli Gaas

 

November 6, 2012 - Written by editor

 

Calanka-Puntland-300x244.jpg

 

Garoowe:Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa markii ugu horeysay si kulul uga jawaabay eedeymo uu Pro.Cabdi weli Gaas u soo jeediyey Maamulka Puntland mar uu wareysi siiyey galabta idaacada Laanta afka Soomaaliga ee VOA Wasiirka warfaafinta ee dowlada Puntland ayaa ku tilmaamay eedeymaha uu Pro.Cabdi Weli u soo jeediyey madaxada Puntland mid si cad u qeexeysa waxqabadkiisa xiligii uu ahaa Raisulwasaaraha DFS .

 

Wasiirka Warfaafinta Ee Puntland ayaa ganafka ku dhuftay dhamaan eedeymihii loo soo jeediyey dowlada Puntland oo ay ka mid ahayd in ay rabto in ay xilka kororsato iyo in ay caburisay saxaafada ,shacabka .Wasiirka Warfaafinta Ee Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa ku eedeeyey Raisulwasaarihii hore ee DFS Pro.Cabdi weli Gaas in uu xanibay oo uu is hortaagay deeqo caalami ah iyo mashaariic laga fulin lahaa Puntland sida dayactirka wadooyinka ,Dekeda waxaa kale oo u horistaagay deeqo waxbarasho oo ay xaq u lahaayeen ardayda Puntland .

 

Mar Wasiirka Warfaafinta Puntland la weydiiyey xil kororsiga ay wadaan Madaxda Puntland ayaa wuxuu ku jawaabay in Bishii April ee la soo dhaafay si rasmi ah loo ansixinayey dastuurka Puntland waxaana goobjoog ka ahaa ayuu yiri Raysal wasaare ku xigeenkiisi ahaana wasiirka Ganacsiga ee DFS Ugaas Cabdiwahaab Ugaas Khaliif ,Wasiiru dowlihii Dastuurka Xasan Maxamed Jimcaale iyo wasiiru dowlaha xafiiska Raisul wasaaraha Cali Nuur Ducaale iyo beesha Caalamka

 

Wasiirka Warfaafinta Puntland ayaa sidoo kale diiday in shacabka iyo saxaafada lagu caburiyo Puntland wuxuuna tusaale u soo qaatay socdaalkii uu Raisulwasaarihii hore ku marayey Puntland isaga oo sidoo kale qabanayey shirar iyo kulamo siyaasadeed cid ka horistaagtayna aysan jirin.

 

Ugu danbeyntii ayaa wasiirka warfaafinta ee Puntland ayaa ka digay in lagu talaabsado wax kasta oo keeni kara in khalkhal la galiyo amniga Puntland wuxuuna sheegay in dowladiisa ay wado sidii looga bixi lahaa nidaamka qabaliga ah looguna gudbi lahaa nidaamka axsaabta badan.

 

M M Deeq

Garoowe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Che -Guevara;886357 wrote:
What did Gas say exactly? I can't access YouTube at work.

He said the people are against the administration adding another year and that it's best that they finish two months from now the same time they were sworn in.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

Fiqi, brother, while political parties and general elections are a noble goal, do you in your hearts of hearts believe, truly believe Faroole has the ability and genuine willingness to see through such important reforms?

 

I personally don't think so. Faroole promised to do just that when he first took office and now that his tenure is almost up, here he is giving himself term extensions like a dictator.

 

Now, don't get me wrong. It's perfectly ok for Puntland to have a dictator, he isn't the first nor will he be the last in this world. But the question here is, will the people of Puntland go along with this Afweyne type of leadership or will they not..

 

Some say lets not stir the pot, lest our enemies take advantage of the situation, but in case you've forgotten Faroole is the best asset that anyone who wishes to hold back Puntland has.

Share this post


Link to post
Share on other sites
fannan   

let's be honest,what Mr Gaas said is totally true and reer faroole should listen to him and leave reer puntland alone, puntland became faroole family's company. Gaas is reer puntland and he has a right to say the truth. reer puntland should know their interest and kick him out.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

This isn't about any reer business. Faroole THE MAN is an incompetent leader and must not be allowed any term extension under any circumstances.

 

Give him an inch, and he will take a mile--- so NO TERM EXTENSION!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Sulleiman The Great;886320 wrote:
The concerns that Prof. gaas expressed are real and I hope the incoming Puntland Administration deals with them.

Sulleiman, You now admit that Horseedmedia did not fabricate stories?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xaaji Xunjuf;886374 wrote:
Cabdi cawar should stop his nonsense and just go home back to the USA, Puntland doesn't need political failures.

lol@XX Abdiweli maxaad sidaan ugu neceb tahay? Ninka magacan Cawar ka daa ninyahow. Anigu siyaasaddiisa ma wada raacsanayn balse heerkaan aad gaartey ma gaarin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

Question to all of you here; first- why is it wrong for a citizen of Puntland to speak about issues relating to Puntland?. Secondly he is an MP of Puntland in the federal parliament and is doing his job the way I see it.

 

Asking a question and trying to resolve issues that had been outstanding for so long is in his mandate as an MP. Puntland Admin should use this as a wake up call and do something about these issues, not resort to kiddy games it had used for so long.

 

finally I want to ask Xaaji Xanjuf a question?...... Why do you feel the need to insult Gaas all the time with your Cawar Comment?. I get it when he was the PM, and you were scoring some cheap points, but to continue even now suggests something altogether different. Maybe someone should do the same to you and come up with a similar insulting name such as Xaaji Xaar or other assorted names.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Odey;886414 wrote:

finally I want to ask Xaaji Xanjuf a question?...... Why do you feel the need to insult Gaas all the time with your Cawar Comment?. I get it when he was the PM, and you were scoring some cheap points, but to continue even now suggests something altogether different. Maybe someone should do the same to you and come up with a similar insulting name such as Xaaji Xaar or other assorted names.

Odey ka daa adna khalad laguma saxo khalad kalee. Regardless of political position, runtii aniga xitaa way i dhibtay and this is the third time that I asked him but he ignores to give me an answer. XX odayga u qallee....Aniga Farmaajo ayaan aad u dhaliilaa balse marna magac uguma yeero...Bahasha yaan lagu talax tegin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

Abwaan;886417 wrote:
Odey ka daa adna khalad laguma saxo khalad kalee. Regardless of political position, runtii aniga xitaa way i dhibtay and this is the third time that I asked him but he ignores to give me an answer. XX odayga u qallee....Aniga Farmaajo ayaan aad u dhaliilaa balse marna magac uguma yeero...Bahasha yaan lagu talax tegin.

 

Abwan- I totally agree with you. Siyaasada sidaas looguma fogaado. I too have been critical of a number of leaders including Sheikh Shariff, but you wouldn't catch me insulting him with such degrading names. Admin should do something about this

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mayaaa ninkan gaas anigu ma necbi mana aqaano runti personal laakin wa nin cawaran wanan waxan is leeyahay wa wuxu shaqadisa u qaban kari wayey anigu waxan is leeyahay maskaxdisa sare ayey wax u dhintay oo.Waxan la yaabay hada ninkan oo ku so failgaroobay inu madaxweyne noqdo Somalia prime minister ku failgaroobay hada raba mamuul nabadeed inu qas ka bilaabo because isaga meesha iska dhex arki wayeey runti ninkaasi kheyr uma so wada reer Puntland ,, faroole waxan ku talinaya inu ninkaas Puntland ka tarxiilo sida ugu dhakhsaha badan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this