Sign in to follow this  
General Duke

Somalia Cabinet, the good the bad..

Recommended Posts

Abdullahi CilmiMooge is not related to the PM or the President. His wife is reer Mudug and from Bali-Busle...:D

Thus all this talk is quite exaggerated.

 

Dumb-Jadiid only has one player in this & that's the new minister of interior.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Gen Duke, I said his brother's wife (I can tell where his wife is from that is why you are close to him: you can be predicted easily in SOL, :D), not his! And you didn't answer about the UN report. stop defnding the man cause I am not attacking Your Friend...:D Duke, Damu-Jadiid runs the show from behind the scene....simple.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

I know in few weeks you will argue some of them as your neighbor so I thought we might as well get that out of the way. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Marwo/Fowsiya Yuusuf X Aadan - Ra’iisul-Wasaare ku-xigeen / Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda:

Khabiir-hawleed xirfad iyo aqoon aad u durugsan u leh Xiriirrada Caalamiga ah, Maaraynta, Gargaarka Bani-aadamka, Saxaafadda, Qaramada Midoobay, Tacliinta, Awoodeynta Dumarka, iyo la-tacaalidda Saboolnimada.

Saxaafadda, Tacliinta, iyo Xiriirka Caalamiga ah ku baratay jaamacado caan ah oo ku kala yaalla Dalalka Faransiiska, Suudaan, iyo Maraykanka

Xilal sare ka soo qabatay safaaradihii ay Soomaaliya ku lahayd dalalka Jarmalka, Faransiiska iyo Maraykanka

Aasaastay, agaasimena ka noqotay RAAD International iyo RAAD TV.

Aasaastay, noqotayna hormuudkii ugu horreeyey ee Jaamacadda Hargeysa.

 

Mudane/Cabdixakiin Maxamuud Xaaji Fiqi - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga:

Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga, ahaana Raysal-wasaare ku-xigeen; Guddoomiyihii hore ee Guddiga Abaaraha.

Maaraynta Ganacsiga iyo Maamulka Guud ee Bulshada ku bartay Jaamacadda Strayer ee ku taalla magaalada Washinton DC ee ku taalla carriga Maraykanka

Diblumaasi ka tirsanaan jirey safaaraddii ay Soomaaliya ku lahayd dalka Maraykanka.

Ka mid ahaa ergada Soomaaliya u joogi jirtey Kulanka Guud ee Qaramada Midoobay ee magaalada New York

Ku-simaha Qunsulka Guud ka soo noqday sfaaraddii ay Soomaaliya ku lahayd dalka Kanada

Khibrad aqooneed iyo mid shaqo oo ka badan 25 sano u leh maamulka iyo Maaraynta

Ku hadla afafka Ingiriisiga iyo Carabiga

 

Mudane/ Cabdikariin Xuseen Guuleed - Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka.

Xirfadle hawlo badan ka soo qabtay Maamulka iyo Maaraynta.

Agaasime-daleed u soo noqday Hay’adda Muslimka Afrika

Qayb libaax ka qaatay aas-aaska barnaamijyo aqooneed iyo kuwo hawleed oo ay leedahay Jaamacadda SIMAD

Guddoomin jirey Naadiga FPEN oo ah xiriir ay leeyihiin Ururrada ku hawlan Meheradaha Waxbarashada ee Gaarka loo Leeyahay

Ku hadla Afafka: Carabiga iyo Ingiriisiga

 

Mudane/Maxmuud Xasan Suleymaan (Cawil) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Qorsheynta.

Aqoonyahan ku takhasusay khibradna u leh maaliyadda iyo qorshaynta:

Ka qalin jebiyey Jaamacadda Istareeyar Kolleej oo ku taalla Carriga Maraykanka

Waddamada Sacuudiga iyo Iswiserland uga soo shaqeeyey Bankiga Islaamiga ah ee la yiraahdo Daarul Maal Al-Islaami.

Soo qaatay tababbarro badan oo xirfadeed oo ku saabsan maaliyadda, maalgashiga, iyo qorshaynta

Muddo ku dhaw afartan (40) sano ku soo dhex jirey mihnadda maaliyadda iyo xisaabaadka.

Si wanaagsan ugu hadla luqadaha Ingiriiska iyo Carabiga

 

Mudane/Cabdulaahi Ciil-mooge Xirsi - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta.

Aqoonyahan khibrad u leh u-saldhigidda iyo kobcinta is-gaarsiinta iyo ganacsiga, ahna sarkaal sare oo ka tirsanaa Ciidamadii Xoogga Dalka Soomaaliya

Ka qalin-jebiyey Kulliyadda Saadka ee ku tiillay Volsk iyo Saratof oo ku yaalla Midawgii hore ee Soofiyeetiga.

Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP) uga soo shaqeeyey dalalka Afqaanistaan, Usbekistaan, Kasaakhistaan, iyo dalal kale

Khibrad shaqo iyo aqooneed oo ka badan 35 sano u leh mihnadda Is-gaarsiinta casriga ah iyo Saadaalinta Dhaqaalaha

 

Mudane/Cabdirisaaq Cumar Maxamed - Wasiirka Wasaaradda Kheyraadka Dalka.

Aqoonyahan ku takhasusay dhaqaalaha iyo culuumta bay’adda, khibrad iyo faham durugsanna u leh wax-soo saarka.

Ka qalin-jebiyey Jaamacadda York University oo ku taalla Carriga Kanada

Maareeyaha Barnaamijyada ka ahaa xafiis bulshada Soomaaliyeed ee Kanada ku nool looga qaban jirey adeegyada kala ah: caafimaadka, shaqo-helidda, u-doodidda saboolka iwm.

Agaasime sare ka ahaa Hay’adda Horumarinta Hiiraan oo qalab caafimaad iyo adeegyo kale oo dhinaca dhaqaalaha ah ugu deeqday cisbitaalka weyn ee Beledweyne

Guddoomiye ka ahaa Hay’adda la yiraahdo “Danta Soomaalida” oo u ol-olayn jirtey wanaajinta xaaladda dadka Soomaaliyeed iyo dalka Soomaaliya

Si wanaagsan ugu hadla Afka Ingiriisiga

 

Marwo/Drs Maryan Qaasim - Wasiirka Horumarinta Adeega Bulshada.

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Horumarinta Dumarka & Daryeelka Qoyska. Dhakhtarad ku takhasustay Cudurrada Carruurta iyo Taranka Haweenka.

Ka qalin-jebisay Jaamacaddii Umadda Soomaaliya, qaybta caafimaadka

Tacliinta caafimaadka ka kororsatay Waddanka Nederlaand

Shahaado Sare oo Caafimaadka Bulshada ah ka qaadatay Carriga Ingiriiska

Maamullo sare oo dhinaca caafimaadka ah ka soo qabatay dalalka Yemen, Wasaaradda Caafimaadka ee Nederlaand, iyo dalka Ingiriiska

Khibrad iyo aqoon ka badan soddon (30) sano u leh daryeelka iyo caafimaadka aadamiga

Si fiican ugu hadasha Afafka: Ingiriisiga, Dhajka, Carabiga, iyo Talyaaniga

 

Source: VOA Somali

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Jacpher;885901 wrote:
I know in few weeks you will argue some of them as your neighbor so I thought we might as well get that out of the way.
:D

you like inaad Abwaan bareejeyso illeen taariikh ma lihide.:D. Abwaan waa ku daba lumaysaa duqa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwan, you had jokes. I know CilmiMooge, Cawi, Qasim, Fiqi are not Dumn Jadiid. Also the fact that you are now boasting of the clan organization will bring their downfall sooner than you think..:D

 

The final list and the fact that Farax Abdulqadr was sidelined highlights the PM is no puppet. Sacid might actually be the revelation in all of this. One hopes.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shinbir Majabe;885902 wrote:
Marwo/Fowsiya Yuusuf X Aadan
-
Ra’iisul-Wasaare ku-xigeen / Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda:

Khabiir-hawleed xirfad iyo aqoon aad u durugsan u leh Xiriirrada Caalamiga ah, Maaraynta, Gargaarka Bani-aadamka, Saxaafadda, Qaramada Midoobay, Tacliinta, Awoodeynta Dumarka, iyo la-tacaalidda Saboolnimada.

Saxaafadda, Tacliinta, iyo Xiriirka Caalamiga ah ku baratay jaamacado caan ah oo ku kala yaalla Dalalka Faransiiska, Suudaan, iyo Maraykanka

Xilal sare ka soo qabatay safaaradihii ay Soomaaliya ku lahayd dalalka Jarmalka, Faransiiska iyo Maraykanka

Aasaastay, agaasimena ka noqotay RAAD International iyo RAAD TV.

Aasaastay, noqotayna hormuudkii ugu horreeyey ee Jaamacadda Hargeysa.

 

Mudane/Cabdixakiin Maxamuud Xaaji Fiqi
-
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga
:

Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga, ahaana Raysal-wasaare ku-xigeen; Guddoomiyihii hore ee Guddiga Abaaraha.

Maaraynta Ganacsiga iyo Maamulka Guud ee Bulshada ku bartay Jaamacadda Strayer ee ku taalla magaalada Washinton DC ee ku taalla carriga Maraykanka

Diblumaasi ka tirsanaan jirey safaaraddii ay Soomaaliya ku lahayd dalka Maraykanka.

Ka mid ahaa ergada Soomaaliya u joogi jirtey Kulanka Guud ee Qaramada Midoobay ee magaalada New York

Ku-simaha Qunsulka Guud ka soo noqday sfaaraddii ay Soomaaliya ku lahayd dalka Kanada

Khibrad aqooneed iyo mid shaqo oo ka badan 25 sano u leh maamulka iyo Maaraynta

Ku hadla afafka Ingiriisiga iyo Carabiga

 

Mudane/ Cabdikariin Xuseen Guuleed
- W
asiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka.

Xirfadle hawlo badan ka soo qabtay Maamulka iyo Maaraynta.

Agaasime-daleed u soo noqday Hay’adda Muslimka Afrika

Qayb libaax ka qaatay aas-aaska barnaamijyo aqooneed iyo kuwo hawleed oo ay leedahay Jaamacadda SIMAD

Guddoomin jirey Naadiga FPEN oo ah xiriir ay leeyihiin Ururrada ku hawlan Meheradaha Waxbarashada ee Gaarka loo Leeyahay

Ku hadla Afafka: Carabiga iyo Ingiriisiga

 

Mudane/Maxmuud Xasan Suleymaan (Cawil)
-
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Qorsheynta
.

Aqoonyahan ku takhasusay khibradna u leh maaliyadda iyo qorshaynta:

Ka qalin jebiyey Jaamacadda Istareeyar Kolleej oo ku taalla Carriga Maraykanka

Waddamada Sacuudiga iyo Iswiserland uga soo shaqeeyey Bankiga Islaamiga ah ee la yiraahdo Daarul Maal Al-Islaami.

Soo qaatay tababbarro badan oo xirfadeed oo ku saabsan maaliyadda, maalgashiga, iyo qorshaynta

Muddo ku dhaw afartan (40) sano ku soo dhex jirey mihnadda maaliyadda iyo xisaabaadka.

Si wanaagsan ugu hadla luqadaha Ingiriiska iyo Carabiga

 

Mudane/Cabdulaahi Ciil-mooge Xirsi
-
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta.

Aqoonyahan khibrad u leh u-saldhigidda iyo kobcinta is-gaarsiinta iyo ganacsiga, ahna sarkaal sare oo ka tirsanaa Ciidamadii Xoogga Dalka Soomaaliya

Ka qalin-jebiyey Kulliyadda Saadka ee ku tiillay Volsk iyo Saratof oo ku yaalla Midawgii hore ee Soofiyeetiga.

Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP) uga soo shaqeeyey dalalka Afqaanistaan, Usbekistaan, Kasaakhistaan, iyo dalal kale

Khibrad shaqo iyo aqooneed oo ka badan 35 sano u leh mihnadda Is-gaarsiinta casriga ah iyo Saadaalinta Dhaqaalaha

 

Mudane/Cabdirisaaq Cumar Maxamed
-
Wasiirka Wasaaradda Kheyraadka Dalka.

Aqoonyahan ku takhasusay dhaqaalaha iyo culuumta bay’adda, khibrad iyo faham durugsanna u leh wax-soo saarka.

Ka qalin-jebiyey Jaamacadda York University oo ku taalla Carriga Kanada

Maareeyaha Barnaamijyada ka ahaa xafiis bulshada Soomaaliyeed ee Kanada ku nool looga qaban jirey adeegyada kala ah: caafimaadka, shaqo-helidda, u-doodidda saboolka iwm.

Agaasime sare ka ahaa Hay’adda Horumarinta Hiiraan oo qalab caafimaad iyo adeegyo kale oo dhinaca dhaqaalaha ah ugu deeqday cisbitaalka weyn ee Beledweyne

Guddoomiye ka ahaa Hay’adda la yiraahdo “Danta Soomaalida” oo u ol-olayn jirtey wanaajinta xaaladda dadka Soomaaliyeed iyo dalka Soomaaliya

Si wanaagsan ugu hadla Afka Ingiriisiga

 

Marwo/Drs Maryan Qaasim
-
Wasiirka Horumarinta Adeega Bulshada.

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Horumarinta Dumarka & Daryeelka Qoyska. Dhakhtarad ku takhasustay Cudurrada Carruurta iyo Taranka Haweenka.

Ka qalin-jebisay Jaamacaddii Umadda Soomaaliya, qaybta caafimaadka

Tacliinta caafimaadka ka kororsatay Waddanka Nederlaand

Shahaado Sare oo Caafimaadka Bulshada ah ka qaadatay Carriga Ingiriiska

Maamullo sare oo dhinaca caafimaadka ah ka soo qabatay dalalka Yemen, Wasaaradda Caafimaadka ee Nederlaand, iyo dalka Ingiriiska

Khibrad iyo aqoon ka badan soddon (30) sano u leh daryeelka iyo caafimaadka aadamiga

Si fiican ugu hadasha Afafka: Ingiriisiga, Dhajka, Carabiga, iyo Talyaaniga

 

Source: VOA Somali

I personally know Abdihakin Haji Faqi- He is a very hardworking and noble nice guy- I hope he brings his compassion, his dedication and his intelect to the people of Somalia.

 

I also know Colonel Elmoge- a deligent servant of Somalia- Wish them all the best.

Share this post


Link to post
Share on other sites

We don't know the good and the bad of the cabinet until we see what they do.

 

So far any Somali minister's maximum life as cabinet member has been less than six months on average in the last 2 decades. We will see if this cabinet survives for at least six months and whatever they may be able to achieve during their serving time - 6 months to be a good estimate.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this