Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Xasan Xad Ahmed Diiriye gang angry with the new PM ?

Recommended Posts

Golaha Wasiirada oo laga dhigayo 9-Xubnood iyo Odayaasha Muqdisho oo ka digay

Print here| By: allgedo.com: Monday, October 29, 2012 // u Jawaab

Warar ay AOL ka heshay Aqalka Madaxtooyada iyo Xafiiska Ra’isul Wasaaraha ayaa sheegaya in si weyn loo yareeyay tirada golaha Wasiirada.

Ilaa 9 Wasiir oo kaliya ayaa lasoo sheegayaa in uu soo magacaabi doono Ra’isul Wasaare Dr Saacid saacadaha soo aadan.

Gudoomiyaha odayaasha dhaqanka beelaha ****** Nabadoon Maxamed Xasan Xaad ayaa sheegay in ay ka warhayaan in 9 Wasiir kaliya la magacaabayo.

Waxaa uu sheegay intaas aysan noqonayn mid cadaalad ah beelo badana ay iska horkeeni karto.

‘Waxaan ka digayaa in 9 wasiir la magacaabo, maxaa yeelay taas uma cuntanto shacabka iyo beelaha Soomaaliyeed, waxaana ay keenaysaa isku dhac hor leh’;ayuu shegay Nabadoonka.

Si kastaba ma jirto hada rasmi ah oo kasoo baxay dowlada kaas oo cadeynaya in Ra’aisul Wasaaraha uu 9 Wasiir kaliya magacaabayo.

AOL Muqdisho Office

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

oba hiloowlow;883896 wrote:
these self appointed elders are the biggest nabad-diid.

lol...Where is Mahiga when he is needed? These guys could not say anything when the guy was active.:D Now they know that he is giving the new leadership a chance because him overseeing the transition is over the old guys are back. It won't be long before Indhacadde claims Marka, Farool (Axmed Diiriyaha Bari:D) says we want our 30% share of everything.:D even qoryaha iyo xaabada Xamar la keeno he wants 30%.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol@Taleexi, Mahiga gacansaar lama lihi laakiin odayaashaan Soomaaliya xaaraanta ku haysta ayaan nacay. Waxay isku maleeyeen inay iyaguba qaranka ka qiimo badan yihiin. Bal maxaa iyaga siyaasadda ka galay. Xaad muxuu isku maleeyey? War haddii la rabo 5 wasiir baa la samayn it is not his business.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Bal adiguna Xaad kale ha noqon oo dhiig kar ha isku kicin adoo North America jooga, haddaannu rabno wasiiroba samaynmayno :) Shirdon baa hawsha wada qabanaya!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol@Taleexi, dhiig kar ma jiro ee odayaashaan yaa u sheega in wakhtigoodii laga baxay. Soomaaliya ayey sannado badan hostage u haysteen welina waa fahmi la'yihiin in wakhtigoodii dhammaaday. Keligood ma ahan ee waxaan ka wadaa wixi ku fikir ah oo dhan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

This is the CEO of Moryaan Incorporated. He is gunning for our mudane PM. These men only know the inside of a prison cell, I believe he has good experience in that area and should be taken back to his rightful cell.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nabadoon Xaad is a good man but he carries the burden of all nabadoono which is to speak on behalf of tolka lol. He may not share the sentiment but has to express the worries and frustration of his backers. Not long ago there was an alleged scuffle over who should be given the interior ministry. Now that the I.M has been pretty much confirmed its important that tolka gets another post and it will probably not happen with 9 ministries divided between Somali Maxamed. Nothing Surprising here. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Elders in Somalia are getting more influential very interesting indeed this was not the case years ago. Somalilands cultural imperialism in the horn is working after all Suldaan duub cadka walaga danbeya haatan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this