Sign in to follow this  
Abtigiis

Happy Birthday to you - Gabbal

Recommended Posts

Abwaan   

Abtigiis iyo boqorka Sucuudigu maxay wadaagaan waaban yaabee? The Tabloid Somali websites oo sheegayey inuu Sucuudigu hambalyo ku aadan 21ka Octoobar u soo diray dowladda Soomaaliya. Kuwaan maba xishoonayaan, boqorka waxay ka dhigeen geeljire aan siyaasad waxba ka fahmin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

xaflad iyo tamashleyn buu ku jiraaye october is blessed month for the beesha barakeysan, 21 october, saacid getting the pm and alot of other stuff i cant remember right know.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Raamsade   

Abwaan;882104 wrote:
Gabbal intee ka baxday? I know inaysan dhalashadaadii ahayn ee warka soo daa!

Gaalshire ayuu ku jiraa ka dib markii deriska uga waceen policeka ee ka seexan waayeen durbaan tunkii iyo gaardiskii dabbaaldega kacaanka. Waxaa la leeyahay waa laga kari waayey Gabbal in tuutaha laga siibo ilaa iyo hadda ama in laga fujiyo sawirka Siyaad Barre oo fooda ku dhajistey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this