Sign in to follow this  
Abtigiis

Breaking news: Abdi Iley forced to resign at gun point by his handlers

Recommended Posts

Abtigiis   

Alpha, there is no "if' here dear. And no it does not mean I am no longer an exile. We have a bigger objective than Iley's departure although the guy expected to take power is a personal friend. he will cease to be a friend when he takes power. Period. The ONLF will take a new identity and will transform into a national outfit joining hands with Amhara and Oromos. The focus is now revised. It is to topple to the Tigres and no longer to secede. You will see the next steps very soon. Insha allah, and the Tigres will get a war they never expected.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ AT, horta, adigu ma waxaad ahayd kuwii ONLF? and why are you forecasting war dee? i agree laakin, the facade and invisibility of ethiopia is waning thin. general zamora even agrees.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kii u ooyi, iyo kii ku alalaasiba Cabdi Iley wuu ku daayey

 

Radio Jigjiga (Jigjiga) October-19-2012 War degdeg ah oo caawa naga soo gaadhay xaga magaalada Jigjiga ayaa ku waramaya inuu dad xasuuqe xamaantiisii ka qaatay deegaanka.

Warkan ayaa intaas ku daraya kadib markii uu si kadis ah magaalada jigjiga ugu soo noqday ina Iley ayaa waxaa dhacday in si dhakhso ah looga daba yimid, sidoo kalena waxaa dhacday in dhamaan caruurtiisii, iyo reerkiiba lala kaxeeyey.

 

Wuxuu kale oo uu warku intaas ku darayaa in talada deegaanka si ku meelgaadh ah loogu dhiibey madaxweyne ku xigeenkii dawlada deegaanka C/fataax Maxamuud Xasan, ninkan dhalinyarada ah baan isaga wax eed, iyo dad xasuuqid ah midna loo haysan, waxayna u badan tahay inuu noqdo kan badalaya kabtan Iley.

Sidoo kale ayuu warku sheegayaa in laba general oo ay Cabdi Iley aad iskugu dhawaayeena isla saakadan shaqada laga eryey. Labadan sarkaal ayuu mid ka mid ahi uu ahaa kuwii doraad ka qaybgalay wadahadaladii dhexmaray jabhada onlf, iyo dawlada Itoobiya. Sababta labadan general loo caydhiyeyna wali warcad lagama hayo, balse waxay u badan tahay inqilaabkii ay iyaga, iyo ina iley inqilaabeen shirkaas wadahadalka.

 

Magaalada Jigjiga ayaa ay gabi ahaanba caawa saaran tahay bandow aan waligeed horey loogu arag, wax kala socdaana ma jiraan.

Wali lama hubo in gabi ahaantiiba xabsiga la dhigey, balse isaga Jigjiga, iyo dawladii deegaankaba wey uga dhamaatay. Sida Jigjiga laysla dhexmarayana waxa kaliya ee ina Iley markaan soo celiyaa waa haduu haweenaydii Zenawi ka geeriyooday uu dumaalo!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Xaaji LOL@your source. RadioJigijiga.com has no taste when it comes to writing. Ciyaal baa qora. The message they are trying to get across with this article is good, just the way they do it sucks.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The reason the Liyu Police is disbanded is not because of this Iley thing ,,,,, It is because the Western countries demanded after the release of the video by the Swedish Journalists.

 

They had to do something before it is too late and disband they LB ...... will probably take a new face.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Sharmake, we are not talking about Jubbaland or NFD, we are talking about Somali region of ethiopia. Markaa if you don' know what is happening there, it doesn't mean warka ma cada. It is CONFIRMED but will be made official in the coming two days.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abtigiis;881819 wrote:
Sharmake, we are not talking about Jubbaland or NFD, we are talking about Somali region of ethiopia. Markaa if you don' know what is happening there, it doesn't mean warka ma cada. It is CONFIRMED but will be made official in the coming two days.

abtigiis, the jubaland and NFD is a non-issue in this thread. why you drag it here is out of place. the information is not CONFIRMED yet, as of now. who illey is or how much you hate him is irrelevant. illey waa nin xun, we know,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this