Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Saudi Arabia Letter about Somalia's new Government

Recommended Posts

Abwaan   

It says, hadda laga billaabo xoolaha nool maamulka Hargeysa kama soo gadanayno awalna wax ka weyn gobollada Waqooyi uma aanna aqoonsanayn...:D. JB, adiga waxaad soo dhejisey maba soo akhrin miyaa?

 

Intaas markaan kaftan kaga baxo, haddii aan Carabigii Safiinul-Salaadka laga bartay la kala baxo, Salaan baa la dirayaa marka hore, Madaxweyne Xasan Shiikh iyo PM Saacid-na magacooda meesha waa lagu xardhay, Wasaaradda Tarbiyada, Tuunis, 2010 iyo tacaawun oo lagu soo gebagebeeyeyna waan ujeedaa. Inta kale baaritaan baan ku wadaa, anigoo la kaashanaya Qaamuuskayga Carabiga ah ee Marooko hadyad la iiga soo dhiibey.:D

Waan idin soo dhaweyneynaa, waanan idin saacidi doonnaa ayaaba far waaweyn lagu qoray.:D

Inta kale Farta qoraalkeeda ayaa yar oo Ookiyaalahaygii ayaa weli Venezuela ka soo socda ee waan turjumi lahaa.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

War yaa Carabtaan naga qabsada!, Kuwiinaan magacyada carabta la baxay sida Carafaad iyo kuwa lamid ah, ma iska qaadateen magacyada?. anagu carab baad noo aheydeene!

 

Meesha ama wax noo fasira ama maanta wixii ka dambeeya quraan in aad akhrisaan ayaanu moodeeney ee dib ayaanu ula noqoneynaa aqoonsiga!!:cool:;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ It says that the Somali PM is about to announce the appointment of a Mr Adan Xasan Cabdulraxaman for the edcuation portfolio. It claims that this person has declared his hatred for Saudi Arabia (and the gulf countries) in an Education Ministers' meeting in Tunisia in 2010. It urges quick action to prevent the Somali PM from giving the job to this man.

 

(it's rubbish of course). :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

NGONGE;879965 wrote:
^^ It says that the Somali PM is about to announce the appointment of a Mr Adan Xasan Cabdulraxaman for the edcuation portfolio. It claims that this person has declared his hatred for Saudi Arabia (and the gulf countries) in an Education Ministers' meeting in Tunisia in 2010. It urges quick action to prevent the Somali PM from giving the job to this man.

 

(it's rubbish of course).
:D

lol...Wasaaradda Arrimaha Gudaha soo kama soo bixin warqaddaan? How did they know it? Soomaalidii baanba ogeyne.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^^ Yes. War waa riwaayad. The accused's wiki page says he's 28 years old. If anything, I reckon this letter was done by him to boost his image. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Odey;879957 wrote:
War yaa Carabtaan naga qabsada!, Kuwiinaan magacyada carabta la baxay sida Carafaad iyo kuwa lamid ah, ma iska qaadateen magacyada?. anagu carab baad noo aheydeene!

:
;)

. Hadda ayay iskuul Carabi ah aadaan marka magacyada waa la sii baxeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waa umad riwaayada dhinac waxay leeyihiin reer bini hashim baan nahay dhanka kalana odoaasha xogaaga iska bowsaday bay carabi waydiinayaan,

reer hashim waxay ku nool yihiin urdun ama jordan mana badna waa is yaqanaan dhalsho ahaan,bisad ama mukulaal madow haday kasoo hor baxdo aroortii subaxa hore gurigay ku noqdaan ma shaqo tagaan quraan badana way akhristaan waa yoomul aswad,

 

Ma garan karo hadii carafaat iyo jacayl baro is raacaan ayna qaabilaan odoyaasha reer haashim siiba aroor hore wixii dhici lahaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Anigu warqad uma jeedo ee adinka ma ruuxaan baad wada qabtaan oo mise jinniyo ayaa warqadda idin tuseysa :D

 

mise warqaddii jinniyihii jaceylbaro ayaa cunay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

Abwaan;890395 wrote:
. Hadda ayay iskuul Carabi ah aadaan marka magacyada waa la sii baxeen.

Lol@abwaan. Saaxib nimankaan ama magaca ha dhigaan ama hanoo jurtumaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this