Sign in to follow this  
Liibaan

Maamulka Shacabka KhaatumoState Oo SiWayn Usoo Dhoweeyay RaysalWasaaraha Cusub Cabdi Garaad Saacid

Recommended Posts

Liibaan   

Khaatumo-300x187.jpg

 

 

Cabdi%20Shirdoon.jpeg

saacid-640x480.jpg

 

RaysalWasaaraha Cusub Cabdi Garaad Saacid

 

Maamulka Khaatumo Oo Siwayn Usoo dhaweeyay Raysal Wasaaraha Cusub, Dabal deg Kadhacay SaakaTaleex & madaxda oo Kaqayb galay (Sawiro)

 

 

 

Boocame Online- (Taleex) Madaxda maamulka Khaatumo State Ayaa Siwayn Usoo Dhaweeyay Magacaabista Raysal wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyada Dalka Soomaaliya.

Waxaana Tan iyo Markii lagu dhawaaqay Raysal Wasaaraha Kabilowday Dhamaan deeganada Maamulka Khaatumo Dabaal degyo lagu Taageerayo Raysal Wasaaraha Cusub ee dalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”

Sidoo Kale dabaaldeg Balaadhan Ayaa maanta ka dhacay Magalaada Taariikhiga ah ee taleex waxaana halkaasi Qudbado Ka jeediyey Madaxda maamulka Khaatumo State waxayna Hanbalyo udireen Madaxwaynah Jamhuuriyada Soomaaliya & Raysal wasaaraha Cusub ee Magacaabay.

Sidoo Madaxda Ugu Saraysa Maamulka Khaatumo State Ayaa hoosta ka xariiqay Inay siwayn ula shaqayndoonaan Raysal Wasaaraha Cusub.

Shacabkawayna Ka Qabgalay dabaal degan Ayaa dhankooda Siwayn Umuujiyey Dareenkooda farxaadeed ee ku aadan Raysal wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Saacid

Tan iyo markii lagu dhawaaqay Raysal wasaaraha Cusub ayaa waxaa siwayn usoo dhawaynayey dhamaan Shacabka Soomaliyeed Iyo Maamulada Kajira Dalkeena Soomaaliya.

 

 

 

34.jpg

 

MadaxWeyne Mohamed IndhoSheel

 

55.jpg

 

MadaxWeyne Ku Xigeen Ahmed Karaash

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

saacid.jpg

 

 

Dabaaldeg Iyo Banaanbax Lagu Taagerayo Magacaabista Raysal Wasaaraha Cusub Ee Somaliya Oo Saaka Kadhacay Dhamaan Deegaanada Khaatumo State sida Magaalada Buuhoodle, Laas Caanood, Boocame, Taleex, Tukaraq, etc (Sawiro)

 

waxaa maanta magaalada buuhoodle ee xarunta G/cayn maanta kadhacay banaanbax balaadhan oo lagu taageerayo Raysal wasaarihii Shalay lasoo magacaabay ee soomaaliya cabdi faarax,shirdoon oo kumagacdheer “saacid”

hadaba dadka kudhaqan magaalada buuhoodle oo mar walba utaagan midnimada somaliya ayaa sidii horayba loogu yaqaanay muujiyey taageeranimadii ay uhayeen dawladooda somaliya iyo maamulka cusub ee hanaqaaday markii saacadu ahayd 7:00 subaxnimo ayaa waxa ay isugu soobaxeen garoonka weyn ee kubada cagta xabado stadiom

iyaga oo markii danbana raxan raxan usoomareen wadooyinka waa weyn ee magaalada buuhoodle

waxaana madashaas kasoo qayb galay madaxda maamulka khaatumo state cuqaal ururada dhalinyarada arday iyo dhamaanba bulshada qaybaheeda kalagadisan

waxaana ugu horayn hadalka qaatay caaqil maxamed maxamuud nuux “sanweyne” oo kunuux nuuxsaday inay hiil iyo hooba lagarabtaaganyihiin raysal wasaraha cusub ee lasoo magacaabay

sidoo kale waxaa halkaas kahadlay maayarka dagmada buuhoodle C/casiis ducaale Qanbi oo isna sheegay inay aad ugu ku farxsanyihii maga cabista uu madaxweynuhu soomagacaabay cabdifaarax shirdoon iyada oo ayhalsaasna kahadleen qaarkamida ururada haweenka iyo kuwadhalinyarada G/cayn

iskusoo wadaduuboo Banaan baxaas ayaa waxa uu kusoodhamaaday jawi aad uwanaagsan.

 

 

32.jpg

 

24.jpg

 

 

74.jpg

 

47.jpg

 

 

119.jpg

 

 

54.jpg

 

83.jpg

 

102.jpg

 

131.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Cabdi-Faarax-Shirdoon.jpg

 

 

 

Banaan Bax Lagu Taageerayo Ra’isul Wasaraha Cusub ee Somalia oo Caasimada Taleex Ka Dhacay

 

Madaxda maamulka Khaatumo State Ayaa Siwayn Usoo Dhaweeyay Magacaabista Raysal wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyada Dalka Soomaaliya.

 

Waxaana Tan iyo Markii lagu dhawaaqay Raysal Wasaaraha Kabilowday Dhamaan deeganada Maamulka Khaatumo Dabaal degyo lagu Taageerayo Raysal Wasaaraha Cusub ee dalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”

 

Sidoo Kale dabaaldeg Balaadhan Ayaa maanta ka dhacay Magalaada Taariikhiga ah ee taleex waxaana halkaasi Qudbado Ka jeediyey Madaxda maamulka Khaatumo State waxayna Hanbalyo udireen Madaxwaynah Jamhuuriyada Soomaaliya & Raysal wasaaraha Cusub ee Magacaabay.

 

Sidoo Madaxda Ugu Saraysa Maamulka Khaatumo State Ayaa hoosta ka xariiqay Inay siwayn ula shaqayndoonaan Raysal Wasaaraha Cusub.

 

Shacabkawayna Ka Qabgalay dabaal degan Ayaa dhankooda Siwayn Umuujiyey Dareenkooda farxaadeed ee ku aadan Raysal wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Saacid

 

Tan iyo markii lagu dhawaaqay Raysal wasaaraha Cusub ayaa waxaa siwayn usoo dhawaynayey dhamaan Shacabka Soomaliyeed Iyo Maamulada Kajira Dalkeena Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Dabaaldaga Iyo Banaanbax Lagu Taageerayo Ra’iisal Wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane C/qaadir Faarax Shirdoon Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Buuhoodle

 

Banaan bax lagu taageerayo Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane C/qaadir Faarax Shirdoon ayaa maanta ka dhacay Magaalada Buuhoodle, iyadoona banaan baxani ay kasoo qayb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Khaatumo, Waxgarad, Aqoon yahano, Siyaasiyiin, Culumo awdiin, Haween, Dhalinyaro, Ururada Bulshada, iyo Waliba bulshada qaybaheeda kala duwan.

Hadaba waxaa ugu horeynba halkaasi ka hadlay Maayarka Degmada Buuhoodle ee Maamulka Khaatumo State C/casiis Ducaale Qambi, isagoona ka dhawaajiyey taageerada buuxda ee dad weynaha ku dhaqan Magaalada Buuhoodle iyo guud ahaan ba deegaanada ku hareeraysanba ay ku hayaan Ra’iisal Wasaarada cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya.

Waxaa isna halkaasi ka hadlay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arimaha gudaha Maxamuud Sheekh Cumar Xasan, isagoona geestiisa hambalyo iyo bogaadin u diray Ra’iisal wasaaraha isla mar ahaan taana xusay inay soo dhoweynayaan Ra’iisal wasaaraha.

Sidoo kale waxaa iyana halkaasi ka hadlay Madax badan oo ay kamid yihiin Wasiir ku xigeenka Wasaarada xidhiidhka caalamiga iyo jaalidaha ee Maamulka Khaatumo Xasan Cali Jaamac iyo sidoo kale caaqil Maxamuud Nuux San weyne oo kamid ah waxgaradka Deegaanka Buuhoodle, iyagoona dhamaantood si wada jira u soo dhoweeyey Ra’iisal wasaaraha cusub ee loo magaacabay dalka.

 

Si kastaba ha ahaatee banaan baxani ayaa qayb ka noqonaya banaan baxyo kala duwan oo ka dhacay gudaha magaalada Buuhoodle iyo Deegaanada ku hareersan kuwaas oo dhamaantood lagu taageerayey is badalka cusub ee dalka ka dhashay.

 

 

181.jpg

 

201.jpg

 

191.jpg

 

212.jpg

 

241.jpg

 

52.jpg

 

62.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Shacabka Khaatumo oo Si Heer Sare Ah u Soo Dhaweeyay Raisul wasaaraha cusub

 

 

waxaa maanta magaalada buuhoodle ee xarunta G/cayn maanta kadhacay banaanbax balaadhan oo lagu taageerayo Raysal wasaarihii Shalay lasoo magacaabay ee soomaaliya cabdi faarax,shirdoon oo kumagacdheer “saacid”

 

 

 

hadaba dadka kudhaqan magaalada buuhoodle oo mar walba utaagan midnimada somaliya ayaa sidii horayba loogu yaqaanay muujiyey taageeranimadii ay uhayeen dawladooda somaliya iyo maamulka cusub ee hanaqaaday markii saacadu ahayd 7:00 subaxnimo ayaa waxa ay isugu soobaxeen garoonka weyn ee kubada cagta xabado stadiom

 

 

 

iyaga oo markii danbana raxan raxan usoomareen wadooyinka waa weyn ee magaalada buuhoodle

 

 

 

waxaana madashaas kasoo qayb galay madaxda maamulka khaatumo state cuqaal ururada dhalinyarada arday iyo dhamaanba bulshada qaybaheeda kalagadisan

 

 

 

waxaana ugu horayn hadalka qaatay caaqil maxamed maxamuud nuux “sanweyne” oo kunuux nuuxsaday inay hiil iyo hooba lagarabtaaganyihiin raysal wasaraha cusub ee lasoo magacaabay

 

 

 

sidoo kale waxaa halkaas kahadlay maayarka dagmada buuhoodle C/casiis ducaale Qanbi oo isna sheegay inay aad ugu ku farxsanyihii maga cabista uu madaxweynuhu soomagacaabay cabdifaarax shirdoon iyada oo ayhalsaasna kahadleen qaarkamida ururada haweenka iyo kuwadhalinyarada G/cayn

 

22.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Shacabka Khaatumo Oo Si Mugleh U Taageeray Raysal Wasaaraha Cusub Ee Somaliya

 

OCTOBER - 7 - 2012 0

Buuhoodle(WNN)Waxa maanta magaalada buuhoodle ee xarunta G/cayn kadhacay banaanbax abid kii ugu balaadhan oo lagu taageerayo Raysal wasaarihii Shalay lasoo magacaabay dawlada soomaaliya cabdi faarax,shirdoon oo kumagacdheer “saacid”

Abaaro saaka 7:00 subaxnimo ayaa dadwaynaha buuhoodle isugu soobaxeen garoonka weyn ee kubada cagta xabado stadiom ee magaalada buuhoodle

iyaga oo markii danbana raxan raxan usoomareen wadooyinka waa weyn ee magaalada buuhoodle

waxaana madashaas kasoo qayb galay madaxda maamulka deegaanka buuhoodle cuqaal ururada dhalinyarada arday iyo dhamaanba bulshada qaybaheeda kalagadisan

waxaana ugu horayn madashaasi ka hadlay caaqil maxamed maxamuud nuux “sanweyne” oo kunuux nuuxsaday inay hiil iyo hooba lagarabtaaganyihiin raysal wasaraha cusub ee lasoo magacaabay

sidoo kale waxaa halkaas kahadlay maayarka dagmada buuhoodle C/casiis ducaale Qanbi oo isna sheegay inay aad ugu ku farxsanyihii maga cabista uu madaxweynuhu soomagacaabay cabdifaarax shirdoon iyada oo ay halkaasina kahadleen qaarkamida ururada haweenka iyo kuwadhalinyarada G/cayn

iskusoo wadaduuboo Banaan baxaas ayaa waxa uu kusoodhamaaday jawi aad uwanaagsan

Maxamed Yousof Bakayle

 

 

29.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Macallinka;877963 wrote:
Gobonimo waa taas! Well done reer Khatumo

Waa runtaa, shacabka Khaatumo waa dad jecel midnimada, dowladnimada, nidaamka, iyo kaladanbeynta dalkooda Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this