Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Live from Villa Somalia: The new Prime-minister as predicted by Puntlandi C/qaadir Faarax Shirdoon

Recommended Posts

The press is in line and awaiting the final announcement by the President who nominates the Prime Minister.

 

C/qaadir Faarax Shirdoon known as Saciid

 

War Deg Deg ah– Saxaafada oo saf ugu jira Magacaabida Raysal wasaaraha cusub oo daqiiqado ka dhimantahay

Posted by Pi on October 6th, 2012

Live from Villa Somalia—-

 

Saxaafada ayaa hada dhooban Villa Somalia waxaana la sugayaa inuu Xafiiskiisa kasoo baxo Madaxweynaha, waxaa goor dhaweyd soo gaarey Villada Raysal wasaaraha hada xilka haya Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.

 

Saaka subaxnimadii ayaa saxaafada loo yeerey balse hadana waxaa loo sheegey in dib loo dhigay waxyaabihii loogu yeerey in loo sheego, goor dhawayd ayaa hadana dib loogu yeerey saxaafada, waxayna hada dhooban yihiin Hoolka lagu balamiyey, waxaana la sugayaa Madaxweynaha.

 

Puntlandi ayaa xalay fiidkii heley magaca Raysal wasaaraha, ninkaasoo ah Saacid Farax Garaad, isaga ayuuna hada ku dhawaaqayaa Madaxweynuhu, sida aan wali wararka hoose ku heleyno.

 

Kala soco daqiiqad walba wixii soo kordha Puntlandi.com, waa hadaad dooneyso inaad noqoto qofka u hor ogaada Waxyaabaha ka socda Villa Somalia galabta

 

Puntlandi.com

Villa Somalia

Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

A sad say. Another missed opportunity for Somalia. President Hassan not anymore a national leader but the head of benadir and central regions.

Share this post


Link to post
Share on other sites

He's married to Caasho Xaaji Cilmi a activist and MP from 2000's Carte until now who complained hard for her husband to be made Prime Minister. She's a high ranking of the former broken/destroyed USC of General Aydid.

 

Currently the deputy head of the HAG which is based overseas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abtigiis;877429 wrote:
A sad say. Another missed opportunity for Somalia. President Hassan not anymore a national leader but the head of benadir and central regions.

Why so glum?? What's wrong with the pick for those of us not familiar with the individual named?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abtigiis true I agree it's a sad day he picked the worse of them all as General Duke said laughingly some were thinking he was joking. But it's true.

Share this post


Link to post
Share on other sites

C/qaadir Faarax Shirdoon is also a member of the PDP Xisbiga Nabadda iyo Horumarka of President Sheickh Mahmoud. I guess due to interest rather than ideology.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Furthermore Saciid is knew to politics. He has been a businessmann who never worked for Government. He used to take contracts from UN departments for his NGO called 'Saciid'.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

Anarchists unite, its time to bring down villa Somalia and destroy everything in sight because adeer didn't get the seat. We must drag the country back to oblivion, grab the children, grab the women, grab the elders and throw them all into the sea. Adeer didn't get the seat. who cares about roads, hospitals and investment, only the seat was important and we didn't get it, how dare you mr President, how dare you!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taariikh nololeedkiisa

Cabdiqaadir Faarax Shirdoon wuxuu sanadkii 1958 ku dhashay magaalada Dhuusamarreeb ee xarunta gobolka Galgaduud.

Wuxuu sanadkii 1983 ka qalin-jebiyay jaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed ee Gaheyr oo uu ka qaatay shahaadada Bachelor oo dhinaca dhaqaalaha ah.

Sanadihii 1983 ilaa 1985 wuxuu ka shaqeeyay wasaaradihii maaliyadda iyo beeraha oo uu ka ahaa dhaqaaleyahan, isagoo wixii xilligaasi ka dambeeyay u wareegay dhinaca ganacsiga gaarka loo leeyahay.

Wuxuu kaloo la shaqeeyay shirkad lagu magacaabi jiray Breton Woods Institutions, isagoo tan iyo 1991 si gaar ah u sameystay shirkadda Shirdon International Ltd oo uu ka ahaa aasaase iyo maamule.

Kaddib burburkii dalka, Saacid wuxuu degay magaalada Nairobi oo uu ka aasaasay shirkadda Shitraco Ltd & Shaam.

Saacid wuxuu 20-kii sano ee la soo dhaafay u dhuul-daloolay siyaasadda Soomaaliya, waxaana bishii March 2012 loo doortay guddoomiyihii ugu horreeyay ee Golaha Rajo (Rajo Forum).

Saacid wuxuu leeyahay afar carruur ah oo ay u dhashay Caasho Xaaji Cilmi oo ah xildhibaanad si weyn looga garanayo Soomaaliya oo in badan ka soo shaqeysay arrimaha horumarinta bulshada.

Magacaabiddiisa ayaa timid 25 maalmood kaddib markii Xasan Sheekh Maxamuud loo dhaariyay xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya kaddib markii uu doorasho kaga guuleystay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.

Munaasabadda lagu magacaabay raysul wasaaraha cusub oo ka socota xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa waxaa goob-joog ahxildhibaanno, mas’uuliyiin iyo suxufiyiin badan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this