Sign in to follow this  
Mr ambassador

why the new PM should be a northern ?

Recommended Posts

Whichever sectarian group the PM hails from doesn't matter but he must be capable of reciting the Federal Constitution in poetic rhythms and has a heart and attitudes to implement it wholeheartedly;;;;

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Xaaji Xunjuf;873198 wrote:
^^ taasi duco uma baahne awoow iskeeday u barakaysantahay..

Iga walee dikri iyo xadro badan bay u baahantahye employ some xerooooows...

Share this post


Link to post
Share on other sites

I agree. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa ugu qalmo waxa meesha ka muuqdo. Reer si gaar ah u sheegan karto ma jirto jagooyinka Soomaaliyeed. Awoowyaashooda uma dhaxlin, dalka waala isla leeyahay, shanta Soomaaliweyn isla leh, reer reer kale ka badana ma jirto. Hala wala qeybsado hoggaanka dalka, oo ninba ama dumarba aqoontiisa/teeda ha reebo/to. Haddii kale maxaa meesha la iskugu haayaa haddee reer ismoodeen inay iyaga leeyihiin kuraasta qaarkood. No.

 

Waxa dhib loogu bixi la yahay waayeba waa inkiraadka la iska indhatiraayo xaqdarada socoto iyo ku tumashada xuquuqda Soomaalida kale. Kuwii ugu roonaa la isdhahaayena isdulmintaan ku raacsan oo u sacabtumaayo in the name of bogus 'xal' and not xaq. Yaa yiri iyaga ku bilowdaa xal kuna dhamaada xalka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this