Sign in to follow this  
Saalax

Sumcadda dadka ka soo jeeda deeganada Puntland ee Muqdisho ku sugan oo Xumaatay iyo cabasho ay muuji

Recommended Posts

Saalax   

Sumcadda dadka ka soo jeeda deeganada Puntland ee Muqdisho ku sugan oo Xumaatay iyo cabasho ay muujinayaan iyo Reer Khaatumo oo fadhiga looga kaco,{Warbixin}.

 

 

Shacabka Soomaaliyeed ee ka soo jeeda gobolada bari ee kala ah Nugaal , Bari iyo Mudug ee ku sugan gudaha magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya ayaa aad uga cabanaya Sumcad xumo la soo deristay iyo siyaabo badan oo kaftanku gabaabis uga noqday.

Inta badan dhalinyarada, aqoonyahanka iyo dadka kale ee wx gal ah isla markaana hawlaha shaqo doon ama mashaariceed u yimaada Muqdisho ayaa arimuhu ku adkaadeen ka dib marka ay sheegtaan inay ka yimaadeen deeganada Puntland la odhan jirey.

Dadkan ayaa waxaa diidmo ka muujinaya isla markaana isla markiiba dib uga weecanaya shacabka Soomaaliyeed ee Muqdisho ku sugan sababo la xidhidha hogaamiyahooda oo Muqdisho looga yaqaano nin Waalan oo aan xushmayn SOomaalinimada, isla markaana dadka iyo dalka Soomaaliyeed kala weyn yihiin beeshiisa kana jecel midnimada umadda Soomaaliyeed qoyska uu ka dhashay ee Ciise Maxamuud.

Arintaas ayaa keentay in dadbadani ka magaan sheegashada iyo ku soo boodka inay yihiin reer Putnland ayagoo aad uga war wareega inay dhahaan waxaanu ka nimid Puntland, kuna gaabsada hada badankoodu waxaanu nahay dadka gobolada.

Taas badelkeeda shacabka iyo dadka ka soojeeda maamul goboleedka Khaatumo State ayaa ah dadka loogu jecel yahay gudaha magaalada Muqdisho, waxana jirta in hadaad dhahdo waxaan ahay reer Khaatumo uu qofkastaaba fadhiga kaaga kacayo, ayagoo dadku kuu sheegayaan inay yihiin dadkii laga soo gaadhay ee dhaliyey xurnimada, wadanyidana xambaarsan hadana isku haya dalka oo diidey in Duuflaalo kala goo gooyaan dalkeena iyo Jamhuuriyada qiimaha badan ee Great Somalia.

 

Dad badan oo ka soojeeda deeganadaas oo aan wax ka weydiiney sida ay u arkaan arimahaan ayaa sheegay inay aad uga xun yihiin habdhaqanka Faroole, iyo sida uu ugu tumanayo sumcada dadka reer Puntland oo mar ahaa tusaale loo soo qaato Somaalida kale ee bur bursan, hase yeeshee hada tusaale u ah ku xuuxinta dalka in la burburiyo oo Faroole oo markastaba ku hanjabayo inuu go’ayo iyo inuu ka tashanayo hadaan sida uu rabo loo yeelin.

Dhibaatadan soo foodsaartay shaqo doonada iyo dhalinta deegaanadaas, ayaa lagu tirinayaa siyasad xumada iyo aflagaadada jogtada ah ee ka soo burqanaysa magaalada Garoowe ee uu fadhiyo C/Raxmaan faroole oo lagu sheegay inuu yahay shakhsiga ugu siyaasada xun ee mas’uuliyad ka haya deeganada Soomaalida.

Horufadhi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Some of the somali websites try to accommodate too many different audiences.. So Salaaxa if you are among the intended audience of this baaaaaaaaaac, keep it to yourself. This too much Bagaaaaaaaash iguma socoto..

Share this post


Link to post
Share on other sites

what a bullshiet article Every somali is welcome in the Capital city Xamar no matter what clan infact my uncle told me he drinks Shaah with some Aqoonyahans from Puntland everyday in H/wadaag walahi, time has changed...

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

^^ Nice try.. You dug all Khatumo sites every morning and sadly this is the only piece you found that can help your day. Meesheeda ku akhriso since the only reason it's there is likes of you to attract.. Enjoy it, but itsn't something to share waryaa. Talking about hatred, irony @ its finest..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Siyaasi   

Saalax;870991 wrote:
The website belongs to Khaatumo seeg, most of their websites seem to have hatred against Puntlanders.

lol

 

Saalax when the first Khaatumite (Khadar) and Muqdishani (Oba) rejected your intended steering of hatred you are trying to blame them....

 

from now on I will call you SacLax.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

oba hiloowlow;870990 wrote:
what a bullshiet article Every somali is welcome in the Capital city Xamar no matter what clan infact my uncle told me he drinks Shaah with some Aqoonyahans from Puntland everyday in H/wadaag walahi, time has changed...

The article is trying to imply Khaatumo seeg is more loved in Mogadishu than Puntland. Some sort

of a sisterly attention struggle between the two.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this