Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Kenya not attending the inauguration of the new President of the Federal Republic of Somalia, why?

Recommended Posts

Fiqikhayre;870538 wrote:
Xaaji I agree but I want the capital to be moved all together if this intrigues continue a beef up of the security is needed but Mogadishu is not yet a 'national' capital for all Somalis in terms of constituents, political make up in the local government nor military personnel.

 

There fore it's easy to be infiltrated by clan elements taking out threats to anyone they feel threatened by politically.

Somalia is not there yet but i believe the capital should remain Mogadishu why because Mogadishu is the biggest Somali city the oldest Somali city the city with the biggest population the city of Somali history. But i agree people from all of Somalia should feel at home in their capital i know that things are not as they used be like in the good old days but it takes time to fix all these problems. Somali national army should be an army of all clans all the 4.5 should be represented in the army from bottom to top from general to corporal equality and justice for all.

Share this post


Link to post
Share on other sites

SIR CULUS: Dowladda Kenya oo sheegtay in qaraxii hotel Jasira uu Shariif Shiikh Axmed ka danbeeyay

 

Dowlada Kenya ayaa war ka soo baxay maanta waxaa lagu shaaciyay in qaraxii dhawaan ka dhacay Muqdisho ee lala eegtay hoteel Jaziira oo madaxweynaha cusubi ku jirey inuu ka danbeeyo madaxweynihii hore Shariif Sh.Axmed.

 

Wasiirka arimaha dibada ee dalka Kenya Sam Ongeri ayaa markii ugu horaysay shaaca ka qaaday in iskudaygii lagu doonayay in lagu qaarajiyo madaxwaynaha soomaaliya Hasan sheekh Maxamuud uu ahaa mid ka dhashay loolan dhanka awooda ah .

 

Wasiirka arrimaha Kenya ayaa “qaraxaasi waxaa uu ku yimid loolan dhanka awooda ah waxaana idiin sheegeynaa in Shariif i soo wacay xiligii ololaha doorashooyinka islamarkaana aan wada hadlayney hal saac iyo bar uuna Sheekh Shariif xiligaasi Kenya ka codsanayay in ay taageerto si dib loo doorto . Wasiirka arimha dibada ee Kenya ayaa xusay in uu xiligaasi Sheekh Shariif uu u sheegay in Kenya aysan si gaar ah u taageerayn musharax islamarkaana ay Kenya doonayso in doorashadu u dhacdo si xaq iyo xor ah si nabada soomaliya dib loogu soo celiyo.”

 

Wasiirka kenya waxaa uu intaasi ku daray inkastoo qaraxaasi ay Alshabaab sheegteen haddana in wax yar kadib uu goobta soo gaaray Shariif Shekh Axmed oo sida uu sheegay wax naxdin iyo welwel leh aysan ka muuqan isagoo taana u fasirey mid cadeyn u ah inuu isagu soo abaabuley qaraxaasi.

 

Wasiirka ayaa sheegay inuu hambalyo madaxweyne Xasan Sh. Maxamud uu uga siday madaxweynaha Kenya Mr.Kibaki.

 

Lama yaqaano cawaaqib xumada ay u keenayso madaxweynihii hore Shariif Sh. Axmed arrintaan iyada ah, lagana yaabo inay dowladda Kenya ay dhici karto inay dacwad ku furto Shariif Sh. Axmed maadama la hayo caddeymo badan oo ku lug leh inuu soo abaabulay qaraxyo badan oo ay xitaa ku jiraan tii la rabay in lagu qaarajiyo raysalwasaare Gaas ee tiyaatarka.

 

Dowladda Kenya ayaan ka soo qayb galin caleemasaarkii madaxweynaha JFS mudane Xasan Sh. Maxamuud ee lagu qabtay xaruunta Gen. Kaahiye taasoo loo fasiran karo in Dowladda Kenya u aragtay inaan la isku haleyn karin nabadgelyada iyo amaanka magaalada Muqdisho.

 

Kenya waxay ka mid tahay waddamada ciidamada AMISOM ee Somalia jooga waxayna ciidamadeeda ka howlgalaan degaanada Jubbooyinka.

 

Wasiirka arrimaha dibedda ee Kenya ayaa ku booriyay shacabka Soomaliyeed inay tageeraan lana shaqeeyaan dowladda Xasan Sh. Maxamuud.

 

Ilaa hadda lama hayo hadal ka soo yeeray madaxweynihii hore Shariif Sh. Axmed uu uga jawaabayo eedayntaas ay dowladda Kenya u soo jeedisay.

 

Xafiiska Nairobi

Share this post


Link to post
Share on other sites

For the English-challenged Somali readers among us

 

FAAHFAAHIN: Wasiirka Arimaha dibadda Kenya oo ka hadlay Qaraxii lala eegtay. Fartana ku fiiqay Masuuliyiin hore oo uu Tuhmayo

 

Wasiirka arimaha dibadda Kenya Sam Ongeri ayaa markii ugu horaysay shaaca ka qaaday in isku haysiga awoodda ee dalka ka jirtay ay masuul ka ahayd qaraxii lala beegsaday wafdigiisa xilli ay la shirayeen madaxwaynaha cusub ee dalka Soomaaliya.

 

Wasiirka ayaa isku xiray laba arimood oo isku waqti dhacay, waa tan koowaade madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo Kenya ka codsaday inay doorashada ka taageerto taasoo lagu guul daraystay waxayna soo da dajisay in isku day dil uu dhoco.

 

Shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda weerarka lagu soo beegay wafdiga dawladda Kenya.

 

“Doorashada ka hor, Shariif Sheekh Axmed ayaa wuxuu ila hadlayay muddo saacad iyo bar ah, wuxuuna dawladda Kenya ka codsanayay inuu mar ku fariisto kursiga madaxtinimada . Laakiin anigu waxaan u sheegay in dawladda Kenya aysan rabin inay taageerto dhinac kamid ah dhinacyada doonaya madaxtinimada dalka Soomaaliya , balse ay doonayso doorasho caddaalad ah oo madaxbannaan, si loo soo celiyo nabaddii iyo kala danbayntii la la’aa 22 ka sano” ayuu yiri Prof Ongeri.

 

Wasiirku wuxuu sheegay inuu aad ula yaabay isla markii qaraxu dhacay wax yar kadib inuu arkay Shariif oo Hotel Jazeera jooga, asagoo aad mooddid inuusan waxba kasoo qaadin waxa dhacay.

 

“Inkastoo ay shabaab aqabashay masuuliyadda dhacdadaasi, ma ogi in ay tahay dhacdo isku soo aad ah in Shariif uu goobta qaraxa yimid isla markii uu qaraxu dhacay” ayuu yiri Prof Ongeri.

 

Wasiirka arimaha dibadda waxaa weheliyay , xildhibaannada kala ah, Aadan Keynaan, Fred Kapondi, Mohamed Affey, Hussien Ali , caawiyihiisa gaarka ah , Jackson Nyagaka iyo Waardiyihiisa Mr. Njagi.

 

“Waxaan aaminsanahay in Ilaahay uu dib u dhigay imaansheheennii magaalada Muqdisho . Ma jirin faah faahin dhammaystiran oo ammaanka kusaabsan saacadihii hore markii nalaka filayay inaan nimaadno caasimadda xilli ay jireen nabad iyo daganaan” ayuu yiri Ongeri.

 

Markii wafdigu yimaadeen 3 saacadood kadib xilligii la filayay , ayuu wasiirku ka sheegeekeeyay in loo keenay gaadiid caadi ah, waxaase taas ka biyo diiday ergayga Kenya ee Somaliya Mr. Wafula Wamunyinyi iyo General Karanja.

 

Markaad tahay bartilmaameed culays badan, ma ahan inaad kusocotid gaadiidka caadiga ah, wasiirka ayaa ereyadaasi soo xasuustay asagoo uu ku leeyahay Mr. Wamunyi.

 

Wasiirku wuxuu sheegay inay hoteelka kusoo gareen gawaari gaashaaman,markay hotelka joogeen oo uu akhrinayo fariintii madaxwayne Kibaki ee aan u waday madaxwayne Xasan ayaan maqalnay ayuu yiri rasaas bannaanka ka dhacaysa.

 

“ Inkastoo aan sii waday fariintayda aan u waday madaxwayne Xasan, oo ahaa nin deggen walow ay rasaas culusi dhacaysay, waxaan arkayay wafdigii Kenyatiga ah oo ay saxafiyiin ku jiraan oo Miiska hoostiisa ku dhuumanaya” ayuu yiri Prof Ongeri.

 

Wuxuu intaasi raaciyay : “ Waan ducaystay , waana is dajiyay anigoo ogaa in ilaahay na halligi doonin anagoo u soconna arin wanaagsan”.

 

Arinta ugu xumayd waxay ahayd markii mid kamid ah dadkii weerarka soo qaaday la toogta qalabkii ku xirnaana uu qarxay, asaga hilibkiisii oo goo goayna uu soo gaaray daaqadda qolka aan ku shiraynay.

Wasiirku wuxuu yiri afar kamid ah dadka weerarka soo qaaray inay ku hubaysnaayeen waxyaabaha qarxa oo aad u xooggan, midna murugo iyo dhib ayuu abuuray markii uu isku qarxiyay iridka hoteelka.

 

“Laakiin ilaahbaa mahadleh mid kamidah qaraxa ku rakibnaa mid kamid ah kuwa soo qaaday weerarka ma uusan qarxin, ee hotelka oo dhan ayuu dhulka dhigi lahaa” ayuu yiri Prof Ongeri.

 

Wasiirku wuxuu ka codsaday dadka Soomaaliyeed inay taageeraan madaxwayne Xasan Sheekh si uu dalka dib ugu dhiso.

 

Source: Daily Nation

Waxa tarjumay Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kenya wanted Abdiwali to be nominated for the PM position (reason: to do with oil exploration in Somali waters) , the president refused hence why the Kenyans and Faroole didn't show the inauguration ceremony.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Macallinka;870557 wrote:
Kenya wanted Abdiwali to be nominated for the PM position (reason: to do with oil exploration in Somali waters) , the president refused hence why the Kenyans and Faroole didn't show the inauguration ceremony.

abdiweli is giving you nightmares ninyoow. you will hide in you bathroom again if Abdiweli is name PM. don't fabricate stuff ninyoow.

 

the kenyans were pissed of that two suicide bombings were planned to kill their leaders. that is some serious stuff ninyoow. more serious than selection of PM. this is a matter of life and death for them ninyoow.

 

why were they targetted? that is the question.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Daqane   

Fiqikhayre;870520 wrote:
It is revealed now the Kenyans did not feel safe in Mogadishu because of their support for rival clan in Azania which is not supported by Mogadishu residents.

which is not supported by Mogadishu residents, what would the residents have done torn them to pieces?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Baboon Kenyans someone tell them is too late Somalia is moving forward , all amisom force will be replaced in two year time , No oil exploration. They want as to go back to anarchy and civil war , turning and hyping the faroole camp . Faroole is not abdulahi Yusuf Rip , No warlord stop the new admin .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xogg Ah.

 

Xili Maanta Magaalada Muqdisho lagu caleemo Saaray Madaxwaynaha Cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa waxaa ka maqnaaday Caleema Saarka Madaxwaynaha Qaar kamid ah Wadamadii iyo Maamuladii ugu Muhiimsanaa ee la islahaa waa imaan doonaan Caleema Saarka Madaxwaynaha.

 

Dowlada Kenya oo Saaxiib Dhow la ah Dowlada Soomaliya sanadihii ugu danbeeyay isla markaana Ciidamo ka joogaan Qaybo kamid ah Gobolada Dalka Soomaaliya ayaan Maanta iman Xafladii caleema saarka Madaxwaynaha Cusub Xaflada kasoo qayb galeen Madax ka kala socotay Caalamka iyo wadamada Dariska la ah Somaliya sida Ethiopia Jabuti Sudan Uganda Urur goboleedka Igad Wadamada Carabta.

 

Dowlada Kenya ayaan usoo dirin Caleema Saarka Xassan Sheekh Maxamuud Wax wakiil iyo masuul matalaya, waxaana ay dad badan shaki xoogan ku dhalisay imaanshiiyo la’aanta Dowlada Kenya ee caleema Saarka Xassan Sheekh Maxamuud.

 

Wasiirka ka socda Dowlada Kenya ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho Maalmo yar kadib marki Muqdisho lagu doortay Madaxwayne Xassan Sheekh waxaana uu kulan la qaatay Madaxwaynaha Cusub Xassan Sheekh, Dowlada Kenya ayaa warar hoose oo malintaas aan ka helnay Shirka waxay sheegayeen inay ka dalbatay in lo magacaabo Raizul Wasare C/welli Gaas oo markaas u aragtay inuu yahay Mid fulinkara danta ay ka leedahay Soomaliya.

 

Dowlada Kenya ayaa ku hungowday Madaxwaynaha Cusub danihii ay ka lahayd waxaana warar soo baxaya sheegayaan in Xalay loo diyaarshay ka qayb galka caleema saarka Madaxwaynaha Cusub ee Soomaliya Wasiirka arimaha Dibada Kenya Musas Watangulla laakiin dib udhaca ku yimid Wasiirka imaanshihiisa lama shaacin waxa sababay.

 

Dowlada Itoobiya oo dhawaan tacsi gashay ayaa Maanta timid Calema saarka xasan Sheekh, waxaana ay usoo dirtay Raizul Wasaaraha dalkaasi Hailemariam Desilgn, waxaana ay taasi marqaati cad ka noqnaysaa in far ku gudantahay Dowlada Kenya.

 

Dhanka kale Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland oo Maalmahan warar soo baxayay sheegayeen inay ka qayb galayaan Caleema saarka Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa waxaa isna uunan iman goobta.

 

Warar hoose oo warbaahintu heshay ayaa sheegaya in Madaxwayne Faroole baaqashada Safarkiisa iyo Baaqashada Dowlada Kenya ay isku waji yihiin, waxaana la sheegay inay labaduba Madaxwaynaha Cusub ka waayeen Ujeedooyinkoodii oo kala ahaa, Midna in loo fuliy danaha gaarka ah ee uu ka leyahay Somaliya midna Hab qabiil uu ku helo Raizul Wasaaraha Cusub.

 

Qaar ka mid ah Howadeenada Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud ayaa waxaay shegeen in Madaxweyne Faroole iyo Madaxweyne Xasan ay kala tageen ka dib marki Madaxweyne Xasan uu Faroole u shegay in R-wasaaraha Somalia uu ka soo xulidoono Gobolada Konfurta iyo Bartamaha Somalia qaas ahaan Beesha ******** oo ah Beesha kaliyah ee ****** ah ee wada dagta Gobolada Bartamaha iyo Konfurta Somalia.

 

Sikastaba Dadka Daraasaadka ku sameeya siyaasada Somalida ee is bad badalka Badan ayaa sheegay inay Dowlada Kenya iyo Maamulka Puntland si toosa ugu fashil meen danihii ay ka lahaayeen Xassan Sheekh Maxamuud.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Somalia;870387 wrote:
Too bad for them, it was a good ceremony.

right. Kenya and Faroole must be in cahoots...I thought he was closer to Ethiopia.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Its new chapter in Ethiopia , they have their own internal problem . why are Kenyans creating issue over abdi walli Gas , what did he offer to them .

Sharif Ahmed Transformed power smoothly and is working with new President ,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mooge;870589 wrote:
abdiweli is giving you nightmares ninyoow. you will hide in you bathroom again if Abdiweli is name PM. don't fabricate stuff ninyoow.

 

the kenyans were pissed of that two suicide bombings were planned to kill their leaders. that is some serious stuff ninyoow. more serious than selection of PM. this is a matter of life and death for them ninyoow.

 

why were they targetted? that is the question.

 

loool he ain't giving me no nightmares . Waa warka suuqa yaale. Are you gonna silence everyone ? lool Are you denying that Kenya was lobbying for Gas? It is the talk of the town(Fadhi kudiriri as you would say) marka is not personal sxb.;)

 

By the way I have inside news about the new PM and lets say you won't like it :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this