Sign in to follow this  
Fiqikhayre

President Faroole holds important meeting with regional governors, mayorsheads of regional police

Recommended Posts

Madaxweynaha Puntland oo la kulmey gudoomiyaal

 

GAROWE ONLINE

 

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa maanta 16 September, 2012 kulan balaaran madaxtoyada Garowe kula yeeshey gudoomiyaasha gobollada ,duqeyda degmooyinka iyo taliyaasha ciidamada booliska goboladda.

 

Kuxigeenka madaxweynaha Gen.Cabdisamad Cali Shire ,wasiirka arrimaha gudaha Gen.Cabdilaahi Axmed Jaamac ,wasiir ku xigeenka Amniga Cabdirisaaq Xareed Ismaaciil iyo saraakiil madaxtoyada ah ayaa kulan dhankooda joogey.

 

Madaxweynuhu waxa uu warbixin ka dhageystey dhamaan gudoomiyaasha gobollada iyo degmooyinka oo ku saabsan xaaladaha amaanka ,waxqabadka arrimaha bulshada oo waxbarashada & caafimaadku ugu horeeyaan sidoo kalena waxay soo bandhigeen caqabado ay sheegeen in wax kaqabashadooda maamulka u soo gudbinayaan.

 

Iskaaashi degmooyinka dhex-mara iyo guud ahaan laamaha amaanka oo isla shaqeeya ayaa la soo jeediyey kulanka inta uu socdey ,waxana si weyn loo falanqeeyey qaabkii sida ugu haboon loo wanaajin lahaa hawsha guud ahaan haatan ka socota gobollada.

 

Geedi socodka dimoqraadiyada Puntland iyo sidii loo wacyigelin lahaa dadweynaha loona bari lahaa nidaamka axsaabta badan oo Puntland u gudubtey ayaa ajandaha ka mid ahaa islamarkaasina shalay masuuliyiintan kulan ku saabsan arintaasi ay xarunta PDRC ugu qabteen guddiga doorashooyinku.

 

Gudoomiyaashu waxay balan qaadeen inay ka qayb qaadanayaan hirgelinta nidaamkan cusub deegaanada Puntland iyo weliba sugida amaanka goobaha cod bixintu ka dhaceyso.

 

Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey masuuliyiinta hawsha ay qabteen isagoona raaciyey in inta dhimana lala garab gelidoono ,sidoo kale ayuu Dr.Cabdiraxman ku adkeeyey inay ka shaqeeyaan xasilinta iyo qaabkii loo sugi lahaa nabadgelyada deegaanadood.

 

Kulankan ayaa socdey muddo ka badan shan saacadood ,waxana dhinacyadii ka qaybgalay ahaayeen kuwo maqsuud ah iyadoona durba maanta gelinkii danbe masuuliyiinta kala duwani dib ugu caraabeen degmooyinkii ay ka talinayeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Daqane   
This is obviously a very important meeting, they have sat around a table, where there is only mineral water available, there is a special message there for those that can discern these things, even the glasses have been removed.....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Its good to see president faroole doing his job, the people of puntland must always seek to increase the value and capital of their region. The leaders of puntland must always seek to build institution that enable the people to make the best of what they have. God bless Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Daqane;870182 wrote:
This is obviously a very important meeting, they have sat around a table, where there is only mineral water available, there is a special message there for those that can discern these things, even the glasses have been removed.....

stop worrying about the food leftovers of others. If you are hungry there are mosques that offer free food in your area. lool.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Daqane   
Also there are two aircondition appliances in the room, walaahi the agenda must have been very heavy for this much cold air to be required in this room, our leaders must be kept cool as they ponder the weighty issues on the table, puntland must not be the scene of the first spontaneous combustion of an individual in important meeting.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Daqane;870190 wrote:
Also there are two aircondition appliances in the room, walaahi the agenda must have been very heavy for this much cold air to be required in this room, our leaders must be kept cool as they ponder the weighty issues on the table, puntland must not be the scene of the first spontaneous combustion of an individual in important meeting.

your attempt at humor is lacking

Share this post


Link to post
Share on other sites
Daqane   
Wait look at the 7 picture, things are indeed deep, deep and weighty, I have spotted what looks like another air conditioner behind a curtain! This is a very important meeting walee people will feel the consequences for 100 years, why do we need 3 A/Cs in the room? indeed there are fires within fires and wheels turning with in wheels in this meeting...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this