Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland president has laid the foundation for a new orphanage centre+PICTURES

Recommended Posts

Madaxwaynaha Somaliland Oo Dhagax Dhigay Xarun Lagu Daryeelayo Carruurta Agoomaha Ah Oo Ay Ku Baxayso Lacag Dhan $ 3 Milyan Oo Doolar

 

Hargeysa (Ramaas) Sept 16,2012 – Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dhagax dhigay xarun lagu dar yeeli doono carruurta agoomaha, xaruntaasi oo la sheegay inay ku bixi doonto lacag lagu qadaray 3 Milyan oo doolarka Maraykanka.

 

Xaruntan oo qaadi doonto carruur dhan 750, ayaa waxa maalgalinaysa Hay’adda gargaarka iyo tabarucaadka ee dalka Kuweyt, waxaana maanta Munaasibadii lagu dhagax dhigayey ka qayb-galay Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, wasiirro badan iyo dad kale oo ay ka mid yahay Marwada koowaad ee Somaliland.

 

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo markii uu dhagax dhigay hadal kooban ka jeediyya ayaa aad ugu mahad-naqay dalka Kuweyt kaalmadan ay ku taageerayso Somaliland gaar ahaan carruurta agoomaha oo xaruntani muhiim u tahay sidii loo badbaadin lahaa mustaqbalka dhalaanta danyarta ah ee Somaliland.

 

Madaxwayne Siilaanyo waxa uu sheegay in mashruucani aanu ahayn kii ugu horeeyay ee dawlada Kuwayt ku caawiso Somaliland, balse ay jiraan kuwo kale oo badan ooh ore loo qabtay ama la qaban doono.

 

Madaxwayne Axmed Siilaanyo waxa uu tilmaamay in Mashruucani shaqooyin u abuuri doono dad badan oo reer Somaliland ah, kuwaasi oo ka faa’ideysan doono dhismaha xaruntan iyo waliba shaqooyinka hadhow soo bixi doona.

 

Dr khaalid Al Mashaa’i oo ka mid ahaa weftigii reer Kuweyt ee ka soo qayb galay munaasabadda dhagax dhiga ayaa sheegay in mashruucani qayb ka yahay mashaariic kala duwan oo ay dawladda kuweyt maalgelinayso kuwaasoo lagu taageerayo Dawlada Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Simply because he laid a boulder some where and took few PR shot doesn't mean anything , the money came from charity. Somaliland goverment has to be ashamed of using foreign charities as performence of their goverment. The money came from the Gulf Arabs that has nothing to do with Siilaanyo or his goverment 99% of all development from building schools to prison is done by foreigners and the goverment of Siilaanyo just attend once the food is ready and cuts the line and pertend they have donated and cooked the food. Usless PR stunt.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

^You don't understand protocol. Nobody is taking the credit away from the good Kuwaitis and the president is there just to thank the Kuwaitis for their generosity. Its his duty to accept gifts for Somaliland from donors and show our appreciation and gratitude to our friends.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jaamac1975;870242 wrote:
Simply because he laid a boulder some where and took few PR shot doesn't mean anything , the money came from charity. Somaliland goverment has to be ashamed of using foreign charities as performence of their goverment. The money came from the Gulf Arabs that has nothing to do with Siilaanyo or his goverment 99% of all development from building schools to prison is done by foreigners and the goverment of Siilaanyo just attend once the food is ready and cuts the line and pertend they have donated and cooked the food. Usless PR stunt.

Jaamac soo dhawoow horta shaah cab ama bun qaxwe sanjabiil lagu daray oo yara naso si baad u xiiqsantahay oo aad u dagdagaysaa.

 

No body is talking about credit and who owns. It isn't about Silaanyo or his party we are just happy that ex darbi jiifs gets home.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirka waxbarashada oo dhagax dhigtay afar iyo labaatan Dugsi Sare oo ay Hay’adda Mercy Corps dhisayso

 

 

1-300x225.jpg

 

 

Hargeysa(Waaheen) Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Samsam Cabdi Aadan ayaa manta Dugsiga Sare ee Maxamud Axmed Cali dhagax dhigtay Mashruuc Hay’adda Mercy Corps ku dhisayso Afar iyo labaatan Dugsi sare oo ay ka hirgalinayso Dugsiyada Somaliland.

Wasiir Samsam waxa ay sheegtay Mashruucan ay Mercy Corps ku dhisayso Dugsiyadda inay ka heshay Hay’adda USAID, waxaanay sheegtay Hargeysa mashruucaasi inay ka faa’iidaysanayaan Afar Dugsi oo kala ah Maxamud Axmed Cali, 26 ka Juun, Gacan Libaax iyo Faarax Oomaar, waxaanay xustay inuu socon doono shanta sano ee soo socota.

 

51-300x225.jpg

 

Ayaan Khadar oo ah Madaxa Hay’adda Mercy Corps oo munaasibad balaadhan oo lagu dhagax dhigayay Mashruucan ay Fulinayaan oo lagu qabtay Dugsiga Sare ee Maxamud Axmed Cali ka hadashay ayaa sheegtay Hay’adoodu inay dedaal ugu jirto Kor u qaadida Tayada Dugsiyadda Sare, iyadoo xustay 24 Dugsi oo ku yaala Goboladda Dalka oo dhan inay dhismayaal ka fulinayaan isla markaana Tababro xirfadda Macallimiinta ay kor ugu qaadayaan inay ka caawinayaan.

Sidoo kale waxa ay sheegtay Mashruucani Dugsiyadda sare qaarkood shanta sano ee soo socota inuu kafaalo qaaday kharashaadka Laydhka, Biyaha Dayacatirka iyo adeegyadda Dugsiyadaas oo dhan, waxaanay xustay inay kala qayb qaadan doonaan Hay’addaha Care, Sonyo iyo Save the Children. Iyadoo iftiimmisay Wasaaradda Waxbarashadu inay u fududyasay Mashruucan sidii uu u suurtogeli lahaa.

Axmed Cali Balayax Maamulaha Dusiga Sare ee Maxamud Axmed Cali oo munaasibada dhagax dhiga ka hadlay ayaa u mahadnaqay Hay’adda Mercy Corps, waxaanu xusay Dugsiga Maxamud Axmed Cali inuu u baahnaa dhismayaasha ay ka fulinayso, isagoo ka waramay taariikhdii la dhisay oo ahayd 1981-kii wakhtigaas oo lagu dhisay Iskaa wax u qabso.

Waxa uu sheegay Dugsiga Maxamud Axmed Cali inay Dhigtaan laba kun iyo konton Arday, ayna ka hawl galaan Lixdan shaqaale ahi, waxaanu sheegay inuu ka mid yahay Dugsiyada Magaaladda ugu Balaadhan isla markaana u baahnaa mashruucan oo uu sheegay inuu wax ka tarayo baahida Ardayda.

Guddoomiyaha Guddida Waalidiinta Dugsiga Sare ee Maxamud Axmed Cali Jaamac Geelle Nuur waxa uu isna ka waramay qaabkii Dugsiga uu ku dhisay waxaanu ka sheekeeyay taariikhdii la dhisay inuu ahaa Maayarka Caasimadda Hargeysa, waxaanu sheegay in marka hore loogu talo galay Birjeex agteeda balse uu ku dagaalamay oo uu sheegay xaafadda Baaxadda leh ee uu imika ka dhisan yahay inaanay lahayn Dugsi sare.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo madaxa mashaariicda ee Hay’adda Mercy Corps Colaad Faarax ayaa iyaguna ka waramay mashruucan iyo qaabka ay Wasaaradda iyo Hay’adda Mercy uga soo wada shaqeeyeen, waxaanay Tilmaameen in loo baahan yahay si wada jir ah in looga hawl galo.

ugu danbyantiina waxa Heesta Calanka iyo Heeso kale oo ka waramaya Qiimaha ay Waxbarashadu leedahay oo qiiro gelisay Ardayda Dugsiga Sare ee Maxamud Axmed Cali Munaasibadaas ku soo bandhigay Kooxda Hidaha iyo Dhaqanka ee SOCSA

Share this post


Link to post
Share on other sites

3 million homeless shelter only in somaliland , iam in toronto Canada and the local shelter accomadate more then 1000 people and its costed the Canadian goverment less then 80k. Stop the lies for gdos sake, a 750 shelter for kids in Hargaysa doesn't caust 3 million , an entire villa costs less then 150k in Hargaysa, 10 of those each 6 rooms will costs no more then 1.5 million.

 

What a shame , even homeless orphans are robbed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

will cusub,

 

 

The title says "the wasiir" in reality its another NGO , xataa sadaqadii Gaalada waad isku sawiraysaan, waar xishooda oo Ilaahay Aamina , dadka wax qabad hawga dhigana wax aduunku sadaqo ahaan u siiyay masaakiinta.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jaamac1975;870356 wrote:
3 million homeless shelter only in somaliland , iam in toronto Canada and the local shelter accomadate more then 1000 people and its costed the Canadian goverment less then 80k. .

Great than learn something from them how they manage and come copy/paste in H you can earn fortune

Share this post


Link to post
Share on other sites

learn something from who?? Siilaanyo or Somaliland a nation run by --sadaqa. no 3 million will be spent on the poor , stop this silly act, you and the poster sound like a somaliland-tea-party.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Sage   

Jaamac1975;870242 wrote:
Simply because he laid a boulder some where and took few PR shot doesn't mean anything , the money came from charity. Somaliland goverment has to be ashamed of using foreign charities as performence of their goverment. The money came from the Gulf Arabs that has nothing to do with Siilaanyo or his goverment 99% of all development from building schools to prison is done by foreigners and the goverment of Siilaanyo just attend once the food is ready and cuts the line and pertend they have donated and cooked the food. Usless PR stunt.

The project to build orphanages in urban centers throughout Somaliland is actually a policy wholly designed by Somaliland government's ministry of planning. The orphanages initiative was a key aspect of the Social Pillar of the Somaliland National Development Plan (pg.15) it was however financed through the generosity of the Kuwaiti development agency, but their role was merely to finance local projects already put into place.

 

qyvkv.jpg

 

The reliance on external bilateral and multilateral assistance to finance development projects is to be expected as do many other countries in the continent do as they move through the stages of economic development. I also find it interesting that you fail to mention that the entire budget of Somalia is financed by external aid and that it's security is wholly dependent on foreign troops, where as it is the complete opposite for the government of Somaliland....thought I would just point that out.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this