Sign in to follow this  
NGONGE

KABTA ROG!

Recommended Posts

NGONGE   

“kabta rog” he said

 

“why?”

 

“dee waa danbi”

 

“yaa yedhi?”

 

“culamada”

 

“ ma hubta?”

 

“maya”

 

“hadaba inagada waxba ma rogayno”

 

“war iska rog ajar baad ku qaadi”

 

“sootaad igu tedhi in aanad hubin?”

 

“war waa dhaqanka Somalida”

 

“wuxu ma diin ba mise waa dhaqan?”

 

“waa diin iyo dhaqan”

 

“ma idinka samaystay?”

 

“ninyaho waad hadal badantahay. Dadkaaga dhinac ka raac”

 

“dee ma waali baan ku raaca iyo kab la rogay?”

 

“haaa, dadko mucaaridka way necebheen”

 

“marka, kabtan xun ma iska roga?”

 

“haa, waa bani aadnimo dee”

 

“oo waxaan mooday in aad tedhi waa dhaqan iyo diin”

 

“war waa dhaqan, diin, bani adanimo iyo wax walba ay dadko isku raacan, bahasha naga rog intaanay cidi na arkin”

 

“oo haday na arkaan maxa dhici laaha? War kabtan xun ma aniga laha?”

 

“maya, lakin waad hor taagantahay”

 

“marka ma inaan danbigiida qaato?”

 

“soo maad diidin in aad rogtid?”

 

“xita hadaan diiday, maxa danbiga aniga la ii saari laha? Adiga maxay kuu qabsan waayeen?”

 

“anigu waan rogi laha”

 

“dee waa tan ku hor taala, maad rogtid”

 

“adiga o dhaw”

 

“ma ka ag dhaqaaqa?”

 

“dhib jeclid ninyaho! Wakhtigay kaa qaadan laheed inaad ka ag dhaqaaqdid ayaa ka badan kan aad ku rogi laheed”

 

“hada ma kab baan manta o dhan ku murmayna?”

 

“muran muu jiri laheen hadaad iska rogi laheed”

 

“arr naga tag, waxba ma rogayno”

 

“dee bani adan ma tehid”

 

“qofko ma kaba aan la rogin ayuu bani adan ku noqda?”

 

“haa! Bani adanimado kabahay ka bilowda. Miyanaad arg dadko markay qof nacaan siday kabo ku tuuran? Kii ciraaqiga Bush kab ku tuuray miyaanad xasuusan? Bush xoolow aha! Xoolaha iyo bani adanka kabaha lago garta. Waliga ma argtay dameer kabo xidhan?”

 

“arr ma kabtan xun ayaa ila bush nagaadhsiisay?”

 

“maya, fikirkaaga xun ayaa bartan na dhigay”

 

“oo anigu maxaan sameeyay o khalad ah?”

 

“dee so mad diidin in aad kabta rogtid? Akhlaaq xumadaada ayaa murankaan keentay”

 

“dhaqan, diin, bani adanimo iyo akhlaq? war mar mar waad iska hadsha ma is tedhi?”

 

“akhlaaqto waxay na bartay wax walba oo qaloocan wa in la toosiyo, kab la rogay wa wax qaloocan oo ay isha diido”

 

“war ma maca indhahaad keentay?”

 

“hada? So indhaha may aheen kuwa kabta na tusay?”

 

“waa runta. Ma ii hubta in ay dadka oo dhan kabaha rogan?”

 

“haa..haa..kuwa aan rogin waa dameero aan diin, dhaqan, akhlaaq iyo indho laheen. Kabta rog ninyaho yaan dadka lagaa reebin”

 

“waayahay, waan rogaya. Lakin yaa dadka o sheegaya in aan bani adan ahay?”

 

“socodkaaga iyo hadalkaagay ku garanayan”

 

“marka nagada kabtan xun ileen cidi ma ogi inaan kab arganay”

 

“taasi waa khiyaamo. Khiyaamda na waa akhlaaq xumo”

 

“ok. OK. Adigu uun ii balan qaad in aad dadka o dhan o sheegi doontid in aan kab rogay”

 

“wagagac! Ma waxaad doonaysa in la nago qoslo? Arr naga dhaqaaji kabtan xun.”

 

 

 

Two minutes later...

 

“waxaan ku idhi..eeen...timaha maxaad iska xeedhi wayday?”

Share this post


Link to post
Share on other sites

ngonge;868468 wrote:
“kabta rog” he said

 

“anigu waan rogi laha”

 

“dee waa tan ku hor taala, maad rogtid”

 

“adiga o dhaw”

 

“ma ka ag dhaqaaqa?”

 

“dhib jeclid ninyaho! Wakhtigay kaa qaadan laheed inaad ka ag dhaqaaqdid ayaa ka badan kan aad ku rogi laheed”

 

“hada ma kab baan manta o dhan ku murmayna?”

 

+1000.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qoraaga qoraalkani waxa uu si deg deg ah ugu baahan yahay in casharo afka soomaaliga ah la siiyo. Haddii kale jiilalka isaga ku xigaa in afka soomaaliga lagu tunto marka la qorayo ayey waxey u arkayaan caadi. Marka waa in la qabtaa intuusan cudurku faafin.

 

F.g: Waa iga kaftan iyo talo hoos ka dhiib ah, dee. Wax fahan!

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Yes but the important question is, would you worry about an upturned shoe?

 

Ayoub, the Iraqi guy threw a shoe at Bush when he last visited Iraq. Bah, I thought you people were up with world news. :P

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

NGONGE;868859 wrote:
^^ Yes but the important question is, would you worry about an upturned shoe?

At home or when visiting someone?

 

Reminds me of the time we went to another city to play a game of footy against the lads there. As is customery every player takes 2 members of the other team to his house for lunch after the game. Myself and another member of the team went to the home of the captain. His family prepared a great meal of bariis iyo hilib with all the trimmings (sabeeb in the rice, cadriyad, salad with boiled egg etc - the works). Anyway, being a hungry so and so after the game I was munching away until I was stopped by my friend. He told me not to finish the plate. I asked why. He said it was ceeb or it meant we were greedy or something. I was perplexed (fish baan ahaa) and still peckish. I didn't have a long and arduous argument with him but finished my plate anyway :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this