Jacpher Posted June 7, 2013 Maaddeey;959755 wrote: ^ Caqligii aaway maanta jacfar, 'warsamaale'na ma shaatigaagii kalaa?. Shariif, Tarzan & Xasan isku qabiil sow maaheyn horta?, mase meel kalaa koronto kaaga dhegtay?. Dhowr su'aal (su'aalihii hore ku darso): 1) Yaa yiri Tarzan baa Cali ibn ABii Talib ah?. 2) Tarzan, Sharif & Xasan sow isku qabiil maaha?. 3)Sheekada Cali & Yahuudka haddaadan garan, ma maqashay xadiiskan: 'al bayyinatu calal muddaci' & billowgiisa soo ogow si aad wax badan uga fahanto!. 4)Yahuudda waxay caan ku yihiin: 'taxriiful kalimah can mawaadicih'. Maxaa kuu galay iyaga waaba yaabaye!. Lastly, ولا يجرمنكم شنآن قوم على ألا تعدلوا Sxb, su'aashii aan ku weydiiyay ma iska indho tirtay horta. Bal dib u fiiri su'aashii aan ku weydiiyay. Dowladda uu Tarzan ka mid yahay markii ay ka talinayeen Shariif iyo Cabdulaahi, two presidents whom you labeled Murtadiin here on this forum, tusaale Cali Bin AbiTalib maadan u soo qaadanee, ma doorashadii Culusoow ayaa Murtadnimada ka saartay dowlada oo saasaad Tarzan iyo xukunka Xamar maanta ka jira ula bar-bar dhigeysaa xukunkii iyo cadaaladii jirtay qarnigii Cali Bin Abi Talib? Ma doorashadii Culusoow baa u shafeeca qaaday dowlada oo qarnigii saxaabada gaarsiisay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted June 7, 2013 Kacpher, thanks for the reply, laakin thread-kan kuma qaabsana wallee maaha?. Thread politics section-ka noogu abuur, adoo mahadsan!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted June 7, 2013 Maaddeey;959878 wrote: Kacpher, thanks for the reply, laakin thread-kan kuma qaabsana wallee maaha? . Thread politics section-ka noogu abuur, adoo mahadsan!. +1.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted June 8, 2013 Maaddeey;959878 wrote: Kacpher, thanks for the reply, laakin thread-kan kuma qaabsana wallee maaha?. Thread politics section-ka noogu abuur, adoo mahadsan!. Waxaan u gartay shaqadii aad heysay ayaa dhamaantay marka waa iska caadi. We all need to make a living. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted June 10, 2013 Renovation of the fish market Al Fajri school Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted June 10, 2013 H.E President Hassan meets with the new UNSOM director british diplomat Nicholas Kay at the Villa Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted June 10, 2013 Hospital Carafat caymiiska Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted June 10, 2013 Emergency Services Drill Operation in Somalia's capital lnvolving the Somali police, Ambulance, and Fire Service Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted June 10, 2013 Such ugly colours. For goodness sake why paint the building that disgusting blue colour? Ma Magaalo wada indhoolaa? Dhaqanow, is the government renovating the public schools? How are they (the surviving ones) currently run? Privately? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mad_Mullah Posted June 10, 2013 ^ LOL governments renovating kulaha, the government can't even afford going to London by itself. Turks/Arabs/Europeans they're the ones helping the people in the zoo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted June 10, 2013 ^^ hehe hoo You silly, SILLY Mullah Quote Share this post Link to post Share on other sites