Sign in to follow this  
Siyaasi

clever move by Gaas camp.

Recommended Posts

Siyaasi   

Marwada xildhibaan C/weli Gaas oo xalay casho sharaf u sameysay Haweenka ku jira Baarlamaanka cusub

 

(Muqdisho, September, 05, 2012) Marwada Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Hodon Siciid Ciise ayaa xalay Casho sharaf u sameysay Haweenka ku jira Baarlamaanka, Qaar katirsan ururada haweenka, Ururada Bulshada Rayidka ah, Faniiniin iyo marti sharaf kale.

 

Ugu horeyn waxaa goobta ka hadashay Marwo: Sahra Qorsheel oo ka mid ah Xildhibaanada Soomaaliyeed, Iyadoona sheegtay in haweenka Soomaaliyeed ay noqdaan kuwa midowbay oo aayahooda ka tashada islamarkaana ay yeeshaan cod wada jir ah.

Xaaska%20Gaas.JPG

Xaaska%20Daas%201.JPG

 

“haweenka Soomaaliyeed waxay soo mareen halgan dheer balse waxaa loo baahan yahay maanta in aan ka tashadaan mustaqbalkooda siyaasadeed si loo tuso Raga in Dumarka Soomaaliyeed lee yihiin codka ugu badan, taasna waxaa lagu gaari karaa in haweenka Soomaaliyeed ay ka tagaan nin jecleysiga, qabyaaladda, Lacag doonka, waan in dalka iyo dadkaba maanta ugu hiilinaa codkeena waxaadna ogtihiin in haweenka codkooda dhinucuu raaco guusha ayaa raaceyso marka xubnaha Baarlamaanka dardaaran baan oronayaa”

 

“Xukuumadaan waxay muujisay isbadal aanay dalka ka qaban Xukuumadiihii ka horeeyey waxaana muuqata in Dr.Cabdiweli maanta marka uu xilka wareejinayo inuusan dalka ugu tagayn qabyo oo uu dhameystirey dowladnimada Soomaaliya oo uu ka saaray KMG, marka waxaan idin leeyahay idinkoo u fiirsanaya waxaa ila sax ah in Cabdiweli uu yahay shaqsiga ugu haboon oo dalka wax u soo qabtay, shaqada soo socotana aan ku aamini karno oo aan kalsooni buuxdo ku dooran karno”

Share this post


Link to post
Share on other sites
Siyaasi   

Ducaysane;864844 wrote:
Horta ma ogtihiin. in 5 ka mid ah gabdhaha xildhibaanada noqday ay u dhaxaan Farmaajo qoyskiisa.
:D

kooow

 

it depends what region they are from, reer Luuq gave their allegiances to Prof Gaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Siyaasi   

Jacpher;864851 wrote:
Hayye sheekadaan maha ku reeba intee meelo kale idinla gaarin
:D

Jacphar ma maqashay "behind every great man a great woman". The female MPs will be crucial on the vote of the next president.

 

they hold the card i tell yah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

I am thinking the ladys of the parliament should boycott the selection process. Neither Shariif, nor Gaas deserves their votes.

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

on a side: dhuubo-dheex yar meesha oga ma jeedo :D tolow xagee kunoolayeen dumarkaani years prior? Other than that..more power to women parliamentarians.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Ducaysane;864844 wrote:
Horta ma ogtihiin. in 5 ka mid ah gabdhaha xildhibaanada noqday ay u dhaxaan Farmaajo qoyskiisa.
:D

Yaab badanaa, saan maaba naf laga raadshey?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this