Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Puntland Minister lays stone for two new schools in Sool region of Puntland

Recommended Posts

Minister forPlanning and International Cooperation of Puntland State Mr. Da'uud Maxamed Cumar with Permanent Secretary of the Education Ministry department lays two of first school's brick stone in Kalabayr District of Sool, Dan and Karin gorfood.

 

wafdi-2.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Masuuliyiin ka tirsan Puntland oo gaaray deeganka Kalabayr ee gobolka Sool

 

Waftigan ka socday Puntland oo ay horkacayeen wasiirka qorshaynta iyo xirirka caalamiga iyo agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada Puntland ayaa gaaray deegaanka kalabayr oo ka tirsan gobol kasool iyo deegano kale oo hosta ayna kamid yihiin Dan iyo Karin gorfood si ay ugu kuur galaan xaalaada waxbarasho ee gobolka Sool .

 

Markii ay gaareen deeganka kala bayr waxaa si diiran u soodhaweeyey wafdiga dadka deegaanka oo ay ka mid ahaayeen odayaal dhaqameed ardayda dugsiyada iyo bulshoweynta yar iyo weyn.

 

Waxaana ay ka dhagax dhigeen halkaasi labo dugsi oo kamid ah 32goob waxbarasho oo horay wasaarada waxbarashadu u sheegtay in ay ka hirgalinayso guud ahaan deeganda Puntland kuwaasi oo ku kalayaal deeganka kalabayr iyo Dan .

 

Caaqil Saleebaan Axmed Mursal oo ka mid ah odayaasha daqankaee deegaanka Kalabayr ayaa sheegay in uu ku faraxsanyahay dugsiyada cusub deeganka laga hirgalinyo islamarkaan ay soo dhawaynayaan waftiga iyo cidkasta oo wax uqabanaysa deeganka.

 

Agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada Puntalnd Maxamed C.wahaab Axmed ayaa warbaahinta usheegay in booqashadooda ay ugu kuur galayaan arimaha bulshada oo ay uguhorayaan gooabaha waxbarashada, “waxaan halkaan u nimi sidii aan ugu kuur gali lahayn xaaladaha dhabta ah ee arimaha bulshada oo ay ugu horeeyaan goobaha waxbarashada isla markaana aan u dhagaxdhigi lahayn 2 dugsi oo kula yaala deeganka dan iyo Kalabayr kuwaasi oo qayb ka ah 32dugis oo guud ahaan Puntland laga dhisayo wasaarada waxbarashaduna mudooyinkan waxay ku howlanayd sidi ay u hormarin lahayd goobaha waxbarashada ee deeganada ku yaala meelaha laamiga ka durugsan” ayaa ka mid ahaa hadalada Agaasimaha.

 

Wasiirka wasaarada qorshaynta iyo xiriirka caalmiga ah ee Puntland Dr Daaud Maxamed Cumar oo waftiga hogaaminayey ayaa dadka deeganka uga mahad celiyey sida ay u soodhaween waxaana uu sheegay in booqashadaan qayb katahay qorsha wasaarada waxbarashada ay ku hormarinayso waxbarashada deeganada laamiga ka durugan, “waxaan siwayn ugu mahad celinayaa dadka deeganadan oo siwadaa fiican ee ay noosoo dhaweeyeeen gaar ahaan ardayda dugsiyada waxaan halkaan u nimi sidii aan udhagax dhigi lahayn 2dugsi oo qayb ka ahqorshayaasha wasaarada waxbarashadu ugu talagashay deeganda laamiga ka durugsan “

 

Deeganada Kalabayr waxaa horay ugu yaalay goobo wax barasho inkasta oo aysan haysan agabyadaa waxbarashada lagama maarmaanka u ah kuwasi oo waftigu sheegen in ka caawin dooan iyadoona mudooyinka dambe masuuliyiinta wasaarada waxbarashadu ay sheegayeen in wax ka qaban doonan waxbarashada deegaanadda laamiga ka durugsan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Ninyahow Fiqi, Khaatumo movement is chilling in Mogadishu, how can they build schools if they are having discussions in restaurants?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

I don't understand the significant of a minister or a politician to lay the stone with his hands. Why is this important? What kind of symbolic message is this? To get credit for it? Did he pay for every penny that goes to the building of these school? Heck philanthropists who pay it all don't do it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this