Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Farmaajo Is losing it worst PR stunt EVER

Recommended Posts

gooni   

Abwaan

Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa nin runta neceb nin dhintay iyo nin dheer buu markhaati u qabsadaa

Looyaan ma naqaan laakiin farmaajo waa naqaan GAAS waa naqaan baadiyow ma naqaan,shariif waa naqaan cadow ma naqaan

Haday taageeradaada looyaan cilmi buu leeyahay tahay gaas ku cimri qaado cidi kama cilmi badna sida reer garoowe noo sheegeen

 

Talo aan ku siiyo saaxiib hadaadan qaadana waad heli kartaa adoo miro tafta ku haysta geed kale haka raadin,farmaajo waa indhihii umadda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

.Abwaan

Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa nin runta neceb nin dhintay iyo nin dheer buu markhaati u qabsadaa

Looyaan ma naqaan laakiin farmaajo waa naqaan GAAS waa naqaan baadiyow ma naqaan,shariif waa naqaan cadow ma naqaan

Haday taageeradaada looyaan cilmi buu leeyahay tahay gaas ku cimri qaado cidi kama cilmi badna sida reer garoowe noo sheegeen

 

Talo aan ku siiyo saaxiib hadaadan qaadana waad heli kartaa adoo miro tafta ku haysta geed kale haka raadin,farmaajo waa indhihii umadda

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Saaxiib Farmaajo kaa qaadan maayo ee wax kale ii sheeg. Farmaajaha aad sheegeysid yaa awal yaqaanney aan ka ahayn

C/Kariim Jaamac, Xasan Macallin iyo nin aan saaxiib nahay oo aanan magaciisa sheegeyn oo ahaa raggii Shariif u keenay. Dr. Loyan haddaadan aqoon look at his CV. isagaa ku barayee.:D

Looool@ Baadiyoow ma aqaan, Caddoow ma naqaan...Really? Ma halkaas bayba kaa maraysaa? Anna ku bari maayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yunis   

This reminds me of Nas's crack-head voting from Hempstead poem ''Supplies are thin, so stealing ain't a sin'' back in the 90's.but, seriously some of you (Gaas & Shariif supporters) can't resist in trying to blown this out of proportion and are fearful of the current Farmaajo momentum. You ‘have nothing to be fearful of - he will transcend clan barriers, Somalia will undoubtedly make a progress towards stability and onto establishing a genuine peace.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Yunis, you are no different than the rest of us, everyone wants his man, you want your clan man Farmaajo, but he had his run, he achieved nothing other than paying soldiers, and what an accomplishment. The one thing we can all say he did which took guts to do, was throw a hissy fit at Mahiga, but he lost his job and we moved forward in a much faster pace and accomplished a lot more without him. :)

 

His momentum is build on fairytale stories. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Abwaan;864866 wrote:
Saaxiib Farmaajo kaa qaadan maayo ee wax kale ii sheeg. Farmaajaha aad sheegeysid yaa awal yaqaanney aan ka ahayn

C/Kariim Jaamac, Xasan Macallin iyo nin aan saaxiib nahay oo aanan magaciisa sheegeyn oo ahaa raggii Shariif u keenay. Dr. Loyan haddaadan aqoon look at his CV. isagaa ku barayee.
:D

Looool@ Baadiyoow ma aqaan, Caddoow ma naqaan...Really? Ma halkaas bayba kaa maraysaa? Anna ku bari maayo.

Muhiim maahan cidii keentay qof kastaa sibuu kusoo galaa waxaa muhiim rajo tayo fiican masoo noqotay mise maya?

 

Aqoon la'aanta aan la aqoon cadow iyo baadiyow ha u qaadan inaan ula jeedo reer ahaan waa wax qabad waa rag nagu cusub meesha shaqadu ka banaan tahay maahan safaarad iyo safiir waa hogaan dal dibu dhis u baahan waa shaqo karti iyo daacadnimo u baahan,afar sano oo tijaabo hogaan aanan aqoon kama bixi karo saxiib,,(hogaan tayo leh waa mustaqbal aqoon,rooti iyo farmaajo leh.)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this