Sign in to follow this  
Macallinka

Farmaajo meeting with the new Speaker

Recommended Posts

Musharax Maxéd Cabdullaahi Farmaajo & Guddoomiyaha baarlamaanka oo kulan gaar ah ku yeeshay xarunta Villa Somalia

 

Waxaa Galabtay Magaalada Muqdisho ku kulmay R/wasaarihi hore ee Somalia Dr Maxamed Cabdilahi Farmaajo iyo Afhayeenka Barlamanka Somalia Prof Maxamed Cisman Jawaari.

Kulankaan ayaa waxaa uu ka dhacay Hoyga u Magaalada Muqdisho ka dagan yahay afhayeenka Barlamanka Somalia Prof Maxamed Cisman Jawaari

 

R.wasaarihi hore ee Somalia ayaaa waaxaa hoygiisi ka waday Cutub ka mid ah Ciidamada Amisom oo ayagu qabilsan Amanka Musharax Farmaajo marka uu Magaalada u baxaayo Amisom aya waxaa si nabad ah ku geyeen Mudane Farmaajo Villa Somalia halkaa oo uu kulan sacado badan qatay kula yeeshay Gudomiyaha Baralamanka Somalia Jawaari.

inti uu Farmaajo galin hoyga jawaari waxaa la arkayay Shaqalaha Villa Somalia oo si farxad ay ku jirto u gacan qadayay Mudane Farmaajo oo mar R/wasaare ka soo noqday Somalia shaqalaha soo dhaweyay Farmaajo ayaa waxaay iskugu jireen kuwa Gudomiyaha Barlanka iyo kuwa Madaxweynaha .

 

Ila xog ogaal ah ayaa waxaay ino shegeen in Kulanki dhexmaray Labada masuul loga wada hadlay Xaalada Wadanka Somalia iyo Isbadalada Cusub ee Somalia ka socda masuliyinta waxaay isku soo qadeen in Doorashada Madaxweynaha Somalia ay u dhacdo si cadaalad ah oo la mid ah midi horay logu dortay Gudomiyaha Barlamanka.

 

Maxamed Cabdilahi Farmaajo ayaa waxaa uu qayb libaax ku laha soo bixintaanka Maxamed Jawaari sida aan xogta ku hayno Farmaajo waxaa uu 85 ka mid ah Taagereyaasha ugu jira Barlamnaka Somalia ku wargaliyay in ay codkooda siyaan Prof Jawaari oo uu markaasi u arkayay in uu yahay Aqonyahan wax ka badali karan qabdhismeedka Barlamanka Somalia.

 

Prof Jawaari ayaa hada waxaa uu gacanta ku haya labo qaybood qayb codka beelaha digil iyo mirifle waxaana uu si weyn tartan culus ugu jira Shariif Xasan oo asagana haysta qayb ahayn Xubnaha barlamanka Digil iyo mirifle.

 

Xiriirka Farmaajo iyo jawaari ayaa waxaa uu maraya meeshi ugu saraysay waxaana dhawaan Prof jawaari wareysi u siyay Wargays ka soo baxaa wadanka Taliyaaniga u ku shegay in asaga iyo Xildhibaanda Cusub ee Barlamanka SOmalia ay doraan doonan qofka ay Shacabka Somaliyeed rabaan waxaan ku codeyn doona rabitaanka Shacabka Somaliyeed ayu ku yiri wareysigaas Prof Jawaari.

 

Isku soo wada duubo Shacabka Somaliyeed ayaa horay u sadaaliyay in Musharax Jawaari u ku gulaysan doono Afhayeenka Barlamanka halka hada Shacabka Somaliyeed ay saadalinayaan in Farmaajo uu ku gulaysan doono Dorashada heerka madaxweyne ah ee ka dhacayasa Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Farmaajo's chance is looking great, he has been busy meeting with new MPs and Odayaasha qabiilada for the last few days. He is quietly acquiring more votes while the other candidates are busy flying in and out of Mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Farmajo is working hard in the capital , I respect hardworking man , the man is made man . If he does win the election is because of his hardwork not his clan support or shaddydeals ….. Unlike abdiwalli who is being pushed by farola not because of his Criteria.

I hear, Farmajo also worked deal with Cadow and sharif sakiin .

 

 

Murashaxiintan oo ku mideysan isbahaysi ay ugu magacdareen - Bah-wadaagta Qaran ee isbedel-doonka ah - ayaa waxay u doorteen inuu doorashada madaxnimo ee dalka uga qaybgalo Xaaji Maxamed Yaasiin oo ka mid ah xubnaha u tagaan ka qaybgalka doorashada madaxnimo ee dalka oo dhacaysa toddobaadka soo socda.

 

The Underdogs are making noise ………………………

 

MY Allah continue the blessing amiin , 22 years of civil war and famine is enough for Somalia .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this