Sign in to follow this  
malistar2012

Inka badan 11-Musharax oo iska soo xulaya Xubno u matala Doorashada

Recommended Posts

nka badan 11-Musharax oo ka tirsan Isbahaysiga Isbadal Doonka Qaranka Soomaaliyeed oo maanta kullan xasaasi ah ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegeen inay go’aan sadeen in 22-ka Musharax ee ka tirsan Isbahaysigaasi ay Doorashada ugu qeyb galaan illaa iyo 3-Musharax kuwaasi oo lasoo xullayo maalmaha ina soo aaddan.

 

Musharixiinta kale ah Prof. Axmed Muumin Warfaa, Ismaaciil Max’ud Hurre Buubaa iyo Max’ed Max’ud Guuleed (Gacmo-dheere) oo si toos ah ula hadlay Warbaahinta ayaa ugu horeyn waxa ay soo dhaweeyeen magacaabista guddoomiyaha cusub ee barlamanka, iyagoo sheegay in doorashada ka dhacday Iskool Buluusiya ay aheyd mid cadaalad ah.

 

Musharixiinta ayaa ka codsaday Xildhibaanada cusub ee barlamanka Soomaaliya inay cadaaladda falaan si loo helo Madaxweyne hannan kara kalsoonida shacabka Soomaaliyeed. Iyagoo intaasi ku daray in Xildhibaanada Soomaaliyeed looga baahan yahay inay soo celiyaan sharaftii iyo Karaamadii ay Soomaalida ku laheyd beesha Caalamka.

 

Maalmihii u dambeeyay ayaa Isbahaysiga Isbadal Doonka Qaranka Soomaaliyeed waxa ay wadeen olole ku qotoma loollanka Siyaasadeed ee loogu jiro hannadasha xilka Madaxtinimo ee Soomaaliya, lamana oga in Isbahaysigaani uu ku guuleysan karo hoggaaminta dalka oo ay u taagan yihiin Mas’uuliyiin farabadan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Our Capital is back , history is taking place in the capital , Candidates breaking clan boundaries seeking alliance with different clans. , also forming parties.

 

Amir sheik sheriff Ahmed has promised fair election vowed to fight instability and corruption.

 

 

Sheik sheriff is living legend , The man who brought Somali back from the grave ,

 

Win or loose he will be remembered as Hero

Share this post


Link to post
Share on other sites

Win or lose, Sharif has been very helpful in the transitional process ,his style and personality played a positive role in implementing the road map, ending the transition. From the ultimate outcast, the head of what the West called an extremist group, to the embodiment of compromise, the leader who swallowed the pride of his community, reluctantly accepting federalism as the the political framework to end the transition, Sharif has indeed done a great good for his country.

 

He would have been a great legend and statesman if he allowed his tenure to end with a positive, triumph note, and stepped aside for other leaders to rise. However he chose as he has the right to contend to lead the country in the next four years. His political skills will be put to the test.

 

Lets hope September 10th will be remembered the day Somalia's political system reached a climax of maturity. Lets hope for the best.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this