Sign in to follow this  
Abwaan

Waxaan u hambalyaynayaa Jen. Muuse, guddiyadii la shaqeeyey Baarlamaanka cusub ee Soomaaliyeed

Recommended Posts

Abwaan   

Iyadoo sida cad aysan wax walba perfect noqonayn, haddana runtii dedaal dheeraad ah ayey muujiyeen guud ahaan xubnaha baarlamaanku. Doorashadii maanta oo Talaado ah goobta ay ka dhacaysey keliya waxay joogeen qiyaastii 12 saacadood. Muqdisho ayaan la hadlay 7:30am in the morning markaas baa la ii sheegay in basas looga qaaday hoteelladooda. Sidoo kale habeenkii 11:15pm doorasho ayey u fadhiyeen.

Waxaan rajeynayaa in inta hawsha ka dhimman ay si habsami leh u soo gunaanadaan. Taasoo ah Faanoole fari kama qodna, waxaa dhimman doorashadii Madaxweynaha, aqbalidda Wasiirka Koowaad iyo wasiirrada uu soo doorto iyo ugu dambayn hawshii laga rabey in Baarlamaankani fuliyo afarta sano ee soo socota Haddii Ilaah Idmo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

This man deserved also to be the Speaker.. He came out of this on top with limited time and resource..... Job well done G. Musse..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this