Sign in to follow this  
malistar2012

Faroole Waa isku dembi kuwa u doodaya dambiilayaasha in lagu soo daro Baarlamaanka cusub

Recommended Posts

Siyaasi   

Abdiqasim had three PM in his term.

 

Ali khalif he is one of your favorites to win the parliament speaker.

Hasan Abshir, you consider him a warlord.

Mahamed Abdi yusuf, you consider him a a warlord.

 

Why, what is the difference between the three.. ooh yes. because you support Ali Khaliif just to upset Puntland and see Abdiwali out for clannish reasons.

 

Abwaan your Vail is slipping day after day sxb.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Siyaasi;861428 wrote:
Abwaan would make a good HAG leadership candidate.

One thing that Abwaan is good at is not making dozen nicks and talking cantarabaqash.

 

Mooge;861432 wrote:
abwan doesn't believe that stuff he wrote. he just likes muran. i know the guy oo inu dadka ka xanaajiyu jecel yahay. marka odayga hala dayo.

:D Mooge, thanks inaad wiilasha qaboojisey.

 

 

Siyaasi;861435 wrote:
Abdiqasim had three PM in his term.

 

Ali khalif
he is one of your favorites to win the parliament speaker.

Hasan Abshir,
you consider him a warlord.

Mahamed Abdi yusuf,
you consider him a a warlord.

 

Why, what is the difference between the three.. ooh yes. because you support Ali Khaliif just to upset Puntland and see Abdiwali out for clannish reasons.

 

Abwaan your Vail is slipping day after day sxb.

For Xasan Abshir, hubkii uu Puntland iskugu dhiibey iyo abaabulladdii dagaalladii Mudug baan ku iri waa warlord. For Maxamed Cabdi Yuusuf, Cajaladdii Morgan laga duubay ee uu lahaa duqu haka duceeyo ayaa warlord ka dhigaysa not me. Haddii aad muranka deyn weysana halkan baan soo dhigayaa.:D For Gallayr haddii aad wax u hayso bannaanka soo dhig anigu ma difaacayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Siyaasi   

Abwaan;861437 wrote:
One thing that Abwaan is good at is not making dozen nicks and talking cantarabaqash.

 

 

:D
Mooge, thanks inaad wiilasha qaboojisey.

 

 

 

 

For Xasan Abshir, hubkii uu Puntland iskugu dhiibey iyo abaabulladdii dagaalladii Mudug baan ku iri waa warlord. For Maxamed Cabdi Yuusuf, Cajaladdii Morgan laga duubay ee uu lahaa duqu haka duceeyo ayaa warlord ka dhigaysa not me. Haddii aad muranka deyn weysana halkan baan soo dhigayaa.
:D
For Gallayr haddii aad wax u hayso bannaanka soo dhig anigu ma difaacayo.

Wallaahi waxan waa cheap talk. war heedhe waxaad is barbar dhigaysaa dad guryahooda laga saaray, xoolahoodii la dhacay, gabdhohoodoo la fara xumeeyay oo deetana Adeerkaa "The mad man" Caydiid uu kaga daba tagay Gaalkacyo iyo Kismaayo oo aanu la wada socono waxay usc ka dhigatay, dadkaasoo guryahooda difaacanayay baad ku mataleysaa filish, caato, m.dheere iyo yaloxow. and for your info Ali khaliif always called for the liberation of Laascaanood, and recently praised the deffenders of Buuhoodle "xaq u dirir". Is he a warlord?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Sheekadii guryaha, xoolaha iyo gabdhaha miyaa haddana loo leexiyey...Kuwii guryahooda ka qaxay 91-kii ka hor iyagu ma dalxiiseyaal bay ahaayeen? Bal caddaaladdaada siday tahay fiiri....Kuwii From Hargeysa illaa Hiiraan iyo ka kor ka soo qaxay before 1991 uma aragtid victims haye? Ee waxay ahaayeen burcad maaddaama aysan beesha ahayn? Waryaa Soomaali waa is laysay asxaanna iskuma falin haba la kala darnaadee, raggii waxan horboodayey amase caddaalad halloo wada tilmaamo amase cheap talk-ga aad sheegeysid ninkii soo kala dhaweysta ayaa wata....Kii adeerkaa ahna waa xaq-u-dirir kuwa kalena waa warlords....what a caddaalad....

Anigu waa kaa duwanahay oo wakhti hore, mid dhexe iyo mid dambena qofkii la dulmay waxaan u arkaa dhibbane. Odayaashii dadkaan isku dirayna amase halla wada cafiyo ama halla wada faquuqo ayaan aaminsanahay. And it stil does not mean inaan ku leeyahay warlords-ka hallagu daro liiska xildhibaannada I still want them out.

Aadan Madoobe oo xaq u dirir kuu ahaa wakhtigii Shariif Xasan lagu baacinayey xitaa waa warlord inuu yahay maanta waa oggolaatay...Bal Shalay maxaad ugu diidaneyd waa su'aale?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Siyaasi   

Moogaa ku sheegay, just argument for the sake of it. waxaad iska dhigtaa nin nationalist ah, balse adoo kale waa raga qabyaaladdu uurka hoose u fadhido ee lip service ay ka tahay wadaniyaddu, hadda baad rabtaa inaan soo fago meelahaad ku difaaceysay warlordkii ugu weynaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol@Moogaa ku sheegay.....I know Mooge in kuwa uu masuulka ka yahay aad ku jirtid hadda ka dibna isaga ayaanba la hadlayaa, askartaan jaan wakhti dambe ku lumin maayo ee waxba haka tegin ee frame intaad soo gelisid meeshan soo geli.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

By whatever degree, people with blood on theirs hands are kept from this attempt at a fresh start for Somalia, is fine by me. What a disgrace for the good sheikh to be the mouth piece for these men. If only he would fight woman's quota being met as vigersously, Somalia would be in a better position to do away with 4.5 and warlordism. In other news, it gives great satisfaction to see these former warlords being reduced to whining about seats in the parliament.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this