Sign in to follow this  
General Duke

Prof: Mohamed Sheikh Osman Jawaari: Declares race for speaker: PICS

Recommended Posts

Samafal   

^Faroole is not always far away even if he's 2000 miles away, eh?

 

Ali Khalif will be lucky if he gets more than 20 votes and this is why:

 

Sh Sharif and rest of the Block see Sh Hassan a threat and is convinced that Dr Gaas will not be voted By Somalilanders, SSC, and Most of the Sh Hassan's Mps will not vote for him. So He will promote Prof. Shawaari

 

Sharif Hassan will want to eliminate Sh Sharif early and get his clan's votes, Somaliland votes, the 0.5 votes and other votes from Block (anti-Puntland). So he will promote some one from sh sharif's clan to become speaker

 

Dr Gaas is underdog and the game is between the two Shariifs and this might be his strength. He might be the ultimate compromise as they each (the two Sharifs) want to get rid each other.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaan ahay Musharax Gudoomiyaha Baarlamaanka:Professor Jawaari (2-Shariif oo dhabar-jab ku noqon-doonto hadii xilkan uu ku guuleysto)

 

Professor Maxamed Jawaari ayaa caawa ku dhawaaqay inuu u sharaxan-yahay Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Dawladda Federaalka Soomaaliyeed.

Sidii aan 4-berri ka hor saadaalinay hadii ay dhacdo inuu Afhayeenka Baarlamaanka isku soo sharaxo Professor Jawaari,markaas waxaa la qiyaasiyaa inuu yahay shaqsi ugu cad-cad ee xilkan ku guuleysan-karro,hadii ay u-codeeyaan Xildhibaanadda taageersan Musharax C/weli Gaas

 

Hadabba caawa ayuu si rasmi ah ugu dhawaaqay Ruug-cadaa Jawaari inuu xilkan u sharaxan-yahay,waxaana la filayaa asxaabtiisa jagadan kula tartameysay ee Xildhibaan Goodax iyo Xildhibaan Fiqi inay ka tala-baxeen inay xilkan isku soo sharaxaan,taasina waxay kor u-qaadeysaa rajadii laga qabay inuu xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed uu meel cidlo ah ka-qaado Professor Maxamed Jawaari oo ka mid ah Qurbo-joogta Soomaaliyeed ee degan Dalka Norway.

Musharaxnimadda Jawaari ayaa taageerayaasha Musharaxa Xilka Madaxweynanimadda Professor Gaas,ku soo beegeen xili uu isagana galabta ku dhawaaqay Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr (Cali-Baaba)waxayna arintani fariin-cad u-direysaa,qolooyinka u ololeynaya Cali-Baaba oo la leeyahay,anagana waxaan soo sharaxnay ruug-cadaa Beesha Caalamka kalsooni ka-heysto oo tartanka Musharaxiinta ee Gudomiyaha Baarlamaanka ku soo biiray,waxaana caawa musharaxnimadda Jawaari,ka naxaya Shariif-Sakiin iyo Madaxweyne Sheekh Shariif.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This man it seems is being supported by both the blocks that want to keep their never ending tale of stifling Somali politics.

 

Its sad but I think Shariif Hassan will surprise a lot of people at the end, he knows how to annihilate this man and those that support and will pull his trick at the end when it matters most.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

The Accountant General has also joined the race. His name is Mohamed Rashid Mahamed and he's from bloc. It seems its getting interesting by the hour :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho:(pp)- Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay inuu yahay musharrax u taagan xilka guddoomiyenimada baarlamaanka Soomaaliya.

 

 

 

Prof. Jawaari oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in haddii loo doorto xilka guddoomiyenimada baarlamaanka, uu wax weyn ka badali doono waxqabadka golaha baarlamaanka, uuna muujin doono xiriir joogta ah oo dhex mara madaxda qaranka.

 

Wuxuu sheegay inuu ka fogaan doono wax kasta oo keeni kara khilaaf u dhaxeeya baarlamaanka ama baarlamaanka iyo madaxda kale ee dowladda.

 

Prof. Maxamed Cismaan Jawaari waa aqoonyahan xilal kala duwan ka soo qabtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya.

 

Sidoo kale, wuxuu ahaa*guddoomiyihii guddiga madaxa bannaan ee diyaarinta dastuurka Soomaaliya.

 

Waxaa musharrixii labaad ee isu soo taaga qabashada xilka guddoomiyenimada baarlamaanka, kaddib markii shalay Prof. Cabdirsaaq Cismaan Juurille oo isna ah aqoonyahan siyaasadda in muddo ah ku soo jiray, uu isu soo taagay qabashada xilka guddoomiyaha baarlamaanka.

 

Doorashada guddoomiyaha baarlamaanka iyo ku xigeennadiisa ayaa lagu wadaa inay dhacdo 26-ka bishan, iyadoo markaas kaddib la guda gali doono doorashada madaxweynaha.

 

Puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this