Sign in to follow this  
Mooge

Abdiwelis biggest threat is to be eliminated on technicality

Recommended Posts

Duufaan   

The faroole camp already not confident as yesterday, the logic we support the somali goverment only if someone from SSDF clan in top post is redicoulous. if faroole refuse the outcome of the election, the national goverment is obligaited to deal faroole forcefully.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

^^ hahaha@ forcefully. hada shekadi ma waxay gartay in reerka dagaal lagu qaado. if wishes were horses miyay ahayd maahmaahdii.

 

booweyal, bahasha hoos halo dhigo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Duufaan;859513 wrote:
The faroole camp already not confident as yesterday, the logic we support the somali goverment only if someone from SSDF clan in top post is redicoulous. if faroole refuse the outcome of the election, the national goverment is obligaited to deal faroole forcefully.

Another one obsessed with Faroole, where does it end! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Glayr isagoo qabill rifaya ayaa la hayaa oo qabiil afka kala bixi la,a, Jurile laakiin cid uu afkiisa iyo adinkiisa ku caayay ma maqal.

 

Laakiin, Jurile waxaas oo Chemical Engineering degrees waa khasaaro maxaa siyaasad soo galiyey isagoo noqon karay Chemical Engineer ama lecturer sare noqon karay oo u faa,iidayn karay dadkiisa. Dadka qaarkood career choices waa funny.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Samafal, ninkaan Gallayr ma dhihin waa xalay dhalay oo khaladaad wuu galay. Juriille khasab ma ahan in cajal laga helo. Horta waa nin intelligent ah, asluub leh oo reer magaal ah, aqoonyahanna ah ninka ragga ah lama xaqiro, laakiin waa opportunist meeshii uu dantiisa ka arko aada, he has worked the military regime, with the warlords, waxaa lagu eedeeyaa inuu wax ka ogaa sun Soomaaliya lagu duugey anigu caddayn shakhsiyan ma hayo, waxaa sidoo kale lagu eedeeyaa musuqmaasuq. Wasiirka Boostada markii uu ahaa shirkadaha taleefonnada leh ayuu lacag xad-dhaaf ah ka qaatay isagoo u fududeeyo arrimo la xiriira isticmaalka area-codes-ka and stuff.

domain-kii .so isaga iyo Abdikariim Jaamac halla weydiiyo meeshii ay geeyeen.:D

Ninku waa nin aan dhib yarayn. I am sure adna wax waad ka taqaan ee intaad is aruuriska iska deysid aan runta ka hadalno.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Abwaan;859528 wrote:
Samafal, ninkaan Gallayr ma dhihin waa xalay dhalay oo khaladaad wuu galay. Juriille khasab ma ahan in cajal laga helo. Horta waa nin intelligent ah, asluub leh oo reer magaal ah, aqoonyahanna ah ninka ragga ah lama xaqiro, laakiin waa opportunist meeshii uu dantiisa ka arko aada, he has worked the military regime, with the warlords, waxaa lagu eedeeyaa inuu wax ka ogaa sun Soomaaliya lagu duugey anigu caddayn shakhsiyan ma hayo, waxaa sidoo kale lagu eedeeyaa musuqmaasuq. Wasiirka Boostada markii uu ahaa shirkadaha taleefonnada leh ayuu lacag xad-dhaaf ah ka qaatay isagoo u fududeeyo arrimo la xiriira isticmaalka area-codes-ka and stuff.

domain-kii .so isaga iyo Abdikariim Jaamac halla weydiiyo meeshii ay geeyeen.
:D

Ninku waa nin aan dhib yarayn. I am sure adna wax waad ka taqaan ee intaad is aruuriska iska deysid aan runta ka hadalno.
:D

juriile is guilty because he supports Puntland. taas ayaad maanta dhan ka warwareegaysaa xaaji abwaanoow oo liiska kumadan darin. ciyaartu macaanaa. :)

 

juriile in badan o been ahaba lagaga shegay. haku dambabin mar hadadan cajalad hayn. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Abwaan waxaas waa hearsays, aniga wallahi hortaa ma maqal waxbuu musuq maasuqay adiga ka hor, codeskana dawlada kahor bay shirkadahaan isticmaalayeen see bu isagu wax uga ogaa, tan domainkana isagu wasiirba muu ahayn. Teeda kale ma ogtahay in Galayr intaas iyo in ka badanba lagu eedeeyo oo waliba dawladii hore ee siyaad barre iyo intii Abdi qaasim la joogay. Marka runtii eeda dadka la iska eedaynayo iyagoo aan wax hubaal ah la hayn ma jecli mana fiicna waa inaan hadaynu nahay Somali nahay ka gudubnaa. Hada adeer Cadoow in musumaasuq lagu eedeeyey waagii dowladii kacaanka waliba Ambasadorkii maraykanka uu ku eedeyey ma la socotaa. dadku waa wada eedaysane aan la xakumin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this