Sign in to follow this  
MoonLight1

The blacklists who are causing the stallmate.

Recommended Posts

C/raxmaan Ibbi, C/casiis Sh. Yuusuf, Maxamed Dhalxa iyo Shariif Xasan Sh. Aaden isku mar ayee xildhibaano wada noqdeen, waligoodna qabqable ma noqon. Marka sababta Shariif Xasan iyo Dhalxa loogu ogalaaday inay xildhibaanada cusub ka mid noqdaan laakiin Ibbi iyo kuwa la mid ah loo diido ma aqaani.

 

Teeda kale ra'iisul wasaaraha ayaa ku jiro liiska iyo wasiirada kale. Iyagoo xil haayo, oo dowladaan la dhisaayana aasaaskeeda qeyb lahaaa in lagu daro ma ahayn xildhibaanada cusub. Waa masuqmaasuqnimo markaas.

 

Waaku raacsanahay in laga reebo dagaaloogiyaashii. Taas waa loo baahnaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

very corrupt group. good decision.

 

sharif xasan was let go because it is best interst of country not to drag this goverment into division again. most international community recognizes him therefoere he is legit.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Mooge...if we are talking about corruption, a lot of those in today's list are more corrupted than these men. I don't support the individuals whose photos are shown above to be included in the parliament, but how are the likes of Shariif Xasan, Xassan Abshir, Tarzan and Maxamed Cabdi Yuusuf different from them? I giuess If they are not worse, they are not better than them.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Mooge;857874 wrote:
very corrupt group. good decision.

 

sharif xasan was let go because it is best interst of country not to drag this goverment into division again. most international community recognizes him therefoere he is legit.

Are you saying that you are legit if your clan can boycot a meeting just because somebody mentions your nickname? Amaad ka shallaysaa arrintaan oon aragnaa adigoo leh waa nala siray? You think dowlad Shariif Xasan hoggaamiyo inay Soomaaliya meel geyneyso waayo sida hadda wax u socdaan he is the winner. Afarta wasiir ee C/Weli ee Goodax, Xoosh, C/Wahaab iyo Carab Ciise yeysan ku sirin.

 

Sharif Xasan wuxuu ka shaqaynayaa in Baarlamaanka D-Block or H-Block la siiyo markaasna uu madaxweyne 1-0 ku qaato.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this