Sign in to follow this  
Maaddeey

Tfg soldiers kill weriye buneyste

Recommended Posts

Maaddeey   

Maxaystayaasha ciiidamo ku sheegga ah waxay dileen weriye madax banaan oo ka soo shaqeeyey radio vod iyo kuwo kale, waxaa lagu naaneysaa buneyste, dhacdada waxay ka dhacday Tawfiiq, waxay kaloo dhaawaceen dad dhowr ah, markaan 'dhagar qabayaal' looma saarin karo dilkaan bareerka ah, waayo maalin caddeey la wada arkaayo uu dhacay dilkaan waxashnimada ah!.

 

Hadda, ma dadkaan sidaan u dhaqmaayo baa la rabaa inay ilaaliyaan shacabka?, ma iyagaa dhiigyacab ah mise?.

 

Maa lakum laa tandhiquun?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Daqane   

Weriye buneyste was suffering the same ill effect as so many of the shacab, to be killed by the ill trained and ill led police is a clear danger to all people in mogadishu, the diffrence is that a pair of crossdressers of the group you are a part of did not, plan his murder for weeks sending threat after threat to him and his family, causing untold mental anguish to finally, shoot him with pistols at the mosque steps were he was completing the requisites of the religion your group pisses on all the time.

 

A.U.N buneyste

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Whose script are you, waryaa?.

 

Horta adiga universal tv ma fiirsataa, yacni ma fahantaa? Fili maayo, saa magacaagaad sixi lahayde!.

 

Dhegeyso warkii shalay ee Ridwaan uu akhriyey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Warar dheerad ah oo ka soo baxaya dilka Wariye Buneesto oo xalay lagu dillay Yaashiid

 

Muqdisho : HN : Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay dil xalay degmada Yaashiid ee gobollka Banaadir loogu geystay Wariye Max’ed Buneesto oo horay uga soo shaqeeyay qaar ka mid ah idaacadaha ka howlgala magaalada Muqdisho.

 

Wararku waxaa ay sheegayaan in ay ku dhacday wariyaha rasaas ay rideen ciidamado ka tirsan dowladda Soomaaliya oo waqtiga ku sugnaa meel aan ka fogeyn goob uu ku daawanayay cayaar.

 

Markii hore waxaa soo baxay warar sheegayay in ay suxufiga dileen kooxo ku hubeysan bastoolad oo si toos ah u toogtay, hasse ahaatee waxaa ay wararku sheegayaan in ay ku dhacday rasaas ay rideen ciidamada dowladda.

 

Marxuumka la dilay oo lagu magacaabi jiray, Maxamed Nuur Buneyste ayaa wuxuu ka mid ahaa wariyeyaashii nabadgalyada darrada awgeed uga barakacay xarunta Soomaaliya, isagoo dhawaan kusoo laabtay, kaddib markii ay hooyadiis xanuunsatay.

 

Hiiraan Net.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

http://gobolada.com/2012/08/wariye-maxamuud-cali-yare-buneyste-oo-askar-ka-tirsan-dowladda-kmg-ay-ku-dilay-magaalada-muqdisho/

Wariye Buneyste oo Muqdisho lagu dilay.

 

Alle ha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay Wariye Maxamed Cali Buneyste oo kamid ahaa suxufiyiinta magaalada Muqdisho.

 

Buneyste ayaa horay ugu soo shaqeeyey Idaacado kala duwan oo ay kamid tahay Radio VOD ee magaalada Muqdisho, sidoo waxa uu ahaa Webmaster ka shaqeynayey horyaalmedia.com.

 

Maxamed Cali Buneyste ayaa dilkiisa waxaa ka soo baxaya warar kala duwan, wararka qaar ayaa sheegaya in Wariye Buneyste ay toogteen Askar ka tirsan dowladda KMG.

 

Warar kale ayaa iyana sheegaya in Wariyaha ay ku dhacday rasaas wiifto oo ka timid ciidamo dowladda ka wada tirsan oo isku dhac uu ku dhexmarayey deegaanka Towfiiq.

 

Wariyahaana ayaa kii labaad ee lagu dilo gudaha Muqdisho 24 saacadood gudahooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this