Sign in to follow this  
MoonLight1

War degdeg ah: Xildhibaan Sheybe oo lagu dilay Garowe.

Recommended Posts

Garoowe (APL ) : waxaa saaka waabarigii Salaadii Subax la diley xili uu Masaajid ka soo baxey X. C/salaan Sheekh Maxamuud (Xildhibaan Sheybe) oo ka tirsanaa Golaha Wakiiladda Puntland, waxaana diley laba nin oo afka soo duubtey.

 

 

Xildhibaanka, ayaa Masaajid ku soo tukaday Salaadii Subax, waxaana uu ka soo baxey xili qoraxdu ay soo dhaweyd kadib markii uu Quraan akhtistey muddo.

 

Xildhibaanka Saaka la diley ayaa waxa uu Golaha Wakiilada ka mid ahaa muddo dheer, waxaana uu iminka ahaa Guddoomiyaha Guddiga Khilaafaadka Golayaasha Deegaanka Puntland oo muddo dheer ka doodayay Baarlamaanka Puntland.

 

Ciidamada amaanka ayaa howlgalo ka bilabay xafadaha 1da Augosto ,waxaana goobta ka fagaday ninka gaystay dilka xildhibaanka .

 

Xafaiiska Wararka Allpuntland Garoowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horta marka hore Inaalilahi wainaa ileyhi raajicuun. xildhibaanka Allaha ka waraabiyo janadii firdawsa. Aamiin.

 

its becoming a cliche.

- Masjid kasoo baxay.

- Laba nin oo afka soo duubtay.

- Bastoolado ku hubeysan.

- Goobta ka baxsaday.

- Ciidamada oo howlgal ku baadi goobaya.

 

there are easy steps the public and the authorities can take. a) installation of cctv inside and outside the mosque. b) recruiting volunteer guards during and after the prayers. c) forming neighbourhood watches. unless the public takes drastic steps, the educated elites will be eliminated one by one by these terrorists.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

illaahay ha u naxariisto marxuumka. Koley hadii isaga oo Sooman, Salaadii subaxna soo tukaday (lagana yaabo in ay waliba weysadii u dhowrneyd), si fiican ayaabu aduunkan uga tagay. Kuwii dileyna illaahay maalinta qiyaamaha ah wuu ka abaal marin doonaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Showqi;854958 wrote:
illaahay ha u naxariisto marxuumka. Koley hadii isaga oo Sooman, Salaadii subaxna soo tukaday (lagana yaabo in ay waliba weysadii u dhowrneyd), si fiican ayaabu aduunkan uga tagay. Kuwii dileyna illaahay maalinta qiyaamaha ah wuu ka abaal marin doonaa.

waa saad sheegtay, nimanka waxan sameeyay iyo dilalka kale ee ay ka geysteen Muqdisho, Beledwen iyo Galkacyo maalmihii lasoo dhaafay waa dad ugu tala galay inay diinta Islaamka ceebeeyaan oo ay sharafta ka qaadaan, xurmadii uu lahaa dhiiga muslimka, xurmadii ay laheyd ramadaanka, xurmadii uu lahaa masjidka, xurmadii ay laheyd weysada iyo salaaduba intaba waa waxba kama jiraan oo aan lagu badbaadineyn qofka. dadku waa inay isku tashtaan oo nimankan la iska dhiciyaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^ waxaad soo guurisay ka sokow, adigaaba ka buunbuunis badan. Yaa kuu sheegay in waxa qoran exactly waxa dhacay yihiin?. Nimanka dilayse yaa identy-gooda kuu sheegay?.

 

Taladaada amniga lagu sugaayona London'taad degantahay haddii laga sameeyo qalqal wayn baa ka dhici lahaa, adna Soomaaliyoo waddan Islaam ah baad rabtaa in waxan laga hirgeliyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

adeerow waa lagu yaqaan afku dhiigle u hadla argagixisada inaad tahay ee sheekada iyo nacnacda nagala tag. waa layaqaan cidda soomaaliya keentay gafuur la xirto, iyo qof masjid kasoo baxay la toogto. marka sxb iska aamus adigoo kale aamuskaad ku qumantahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

AUN, eheladiisana samir iyo iimaan haka siiyo, kuwii dileyna adduun iyo aakhiraba Ilaah haka abaal mariyo dhibka ay u geysteen dhibbanahan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

The puntland law enforcement agency is currently investigating this tragic murder and the culprits will most definitely be brought to trial

 

GAROWE, Somalia Aug 6 2012 (Garowe Online) – A member of the Puntland Parliament was shot and killed outside a mosque as he was making his way home from morning prayer on Monday, Garowe Online reports.

 

Abdisalan Sheikh Mohamud Shaybe was killed as he had finished the morning-prayer at the Al Huda mosque in Garowe.

 

The gunman had waited for MP Shaybe to finish reciting the Quran after the MP had finished performing his prayer.

 

Member of Puntland Parliament Abdisalan Sheikh Mohamud Shaybe Photo (Garowe Online)

 

According to witnesses, the gunman followed MP Shaybe as he made his way to the exit and shot the MP once outside the mosque.

 

A woman headed to the market saw the gunman trying to escape the scene of the crime and had pursued the gunman even after he had shot at the woman.

 

Fortunately the shots did not hit the woman who informed the Puntland police about the gunman’s last known whereabouts.

 

Garowe police forces said that the investigation was ongoing and that they had many leads in the case.

 

MP Shaybe was laid to rest Monday morning as hundreds gathered to attend his funeral including Puntland Vice President Abdisamad Ali Shire, Speaker of Parliament Abdirashid Mohamed Hersi, ministers and other government officials.

 

Shaybe was the brother of Khalif Sheikh Mohamud a revolutionary and renowned Somali poet. MP Shaybe left behind 17 children.

 

Puntland officials who were shocked and saddened by the MP’s death, say his work ethic and positive outlook will be deeply missed in the Puntland government.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this