Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Two Khaatumo militia fight in Xuddun over command heavy artillery/gunshots in town for over 20 min

Recommended Posts

Two Khaatumo militia fought in Xuddun District of Northern Sool over Command and they exchanged heavy artillery and gunshots inside thetown. Four Technicals involved with one dead and two others injured. Elders try to dissolve the issue while the two militia's receive clansmen for the next round of fighting if it continues.

Share this post


Link to post
Share on other sites

DAGAAL KA DHACAY DEGMADA XUDDUN AYAA DADNA KU DHINTEEN QAARNA KU DHAAWACMEEN

 

dagaalkan oo dhex maray ciidamo ku sogan degmada Xudun oo 83Km dhinaca waqooyi kaga beegan magaalamadaxda Gobolka Sool ee Laascaanood ayaa qof ku dhintay laba kalena ay ku dhaawacmeen inta la og yahay salaadda duhur horteed .

 

Ciidamada oo ka soo wada jeeda maamulka Khaatumo ayaa isku khilaafay amarqaadasho la`aan sida ay goobjoogayaal ku sugan degmadaasi noo cadeeyeen.

 

Dagaalkan oo ay ka qayb qaateen 4 gawaadhida dagaalka ah ayaa khasaare soo gaadhsiiyey magaaladda sida uu Sheegay Yuusuf Cabdi Dheere oo ah suxufi madax banaan oo halkaasi ku sugnaa marka rasaastan oo uu sheegay ilaa ku in ka badan 20 daqiiqo soconaysey kaas oo laysu adeegsadey qoryaha hanqadhka weyn.

 

Xaalada degmada Xudun ayaa aad u kacsan iyadoo ay weli ciidamadii dagaalku dhexmaray ay barahoodii ku sugan yihiin isla markaana ay ku sii kordhayaan ciidanbeeleed haybwadaag ugu hiilinaya labada dhinac taasi oo cabsi laga qabo in si fudud dagaal ku dhoco.

 

Odayaasha degaanka ayaa ku hawlan sidii ay wax uga qaban lahaayeen dhacdadan oo ah markii ugu horeysey oo dagaal baaxadan uu ka dhco degmada Xudun mudo 24 sano ku dhow.

 

radiolaascaanood

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

Their kids with t-shirt and flip flops- wonder which leader is paying them?!

 

May allah keep the maskeen safe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Haters are spreading lies and propaganda about KHaatumo People, even in Ramadan. Subhanna Allah.

 

Alhamdulilaah, there was no war between Khaatumites in Xudun or anywhere elese in KHaatumo Region.

 

Waxaan kula talin lahaa kuwa kasoo horjeeda shacabka KHaatumo. Fasax kaqaata beenta Iyo propagandada inta bisha Ramadaan ee barakeesan lagu jiro.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this