Sign in to follow this  
wyre

Aawe reer Xamarki Meesha Buuxe

Recommended Posts

wyre   

heesta Sulfa Eedo Lyrics-keeda Iga Saxa

 

Eedo Abaal Laay Waa

Ilmahaa Lagu Aaminaa

Aqalkey Hurisaayee

 

Anigoo .............

Inan Aabehey Dhalay

Aan Aroosi Lahaayee

 

Waa Ajligeed Waa Ajligeed

 

 

 

 

Dhameystira Yaakhey :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Maaddeey;849359 wrote:
Mid aan kaa saxo, sheekh zulfa ma leh, Baastoow aa leh, MMA aa la soo ordaayo miraha walax dhinax sug.
:)

Thanks, Ani Sulfa Aan Ku Maqlay Wadaayow, Waa Sugeenaa Macruuf :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Maaddeey, it looks like Sulfa could not get along with his Stepmother. How could he otherwise sing two different songs both blaming the Stepmother.....

 

Wyre, my favorite song from Sulfa is Dareenka lahaawe here: http://www.nomadlyrics.com/heeso-e6499d57b-dareenka+lahaawe.html

 

Duufaan iyo dabayl lulaysaa

daminkaan iila soo darseene

dar allaay iigu deeyee

ducadii oow diinle nuuree

 

Duufaan iyo dabayl lulaysaa

daminkaan iila soo darseene

dar allaay iigu deeyee

ducadii oow diinle nuuree

 

Dambi daad kama qaade

dulmi daa'inkey daah ma saare

dad iyo duur ma leysku deeye

dareenkaa lahaawee

 

Dambi daad kama qaade

dulmi daa'inkey daah ma saare

dad iyo duur ma leysku deeye

dareenkaa lahaawee

 

Dabi daayac ii ladoontooy

ii dulqaad dul ii laheenee

dan daradaan ma leygu deehaa

an waa daalayee

 

Dabi daayac ii ladoontooy

ii dulqaad dul ii laheenee

dan daradaan ma leygu deehaa

an waa daalayee

 

Dambi daad kama qaade

dulmi daa'inkey daah ma saare

dad iyo duur ma leysku deeye

dareenkaa lahaawee

 

Dambi daad kama qaade

dulmi daa'inkey daah ma saare

dad iyo duur ma leysku deeye

dareenkaa lahaawee

 

Dambi daad kama qaade

dulmi daa'inkey daah ma saare

dad iyo duur ma leysku deeye

dareenkaa lahaawee

 

Dambi daad kama qaade

dulmi daa'inkey daah ma saare

dad iyo duur ma leysku deeye

dareenkaa lahaawee

dareenkaa lahaawee

dareenkaa lahaawee

dareenkaa lahaawee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Tan kale Baastow aa qaaday!. Sulfa heesaha waa iska dhaafay, wadadiisa fanaaniin badanaa qaaday: Qamar C. Harawo, Idi Ramadan Aun., waxaana ugu dambeeyey Aweys Khamis.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this