Sign in to follow this  
wyre

Macquul Adigoo Lo' Eh Inaad Caano Soo Raadsato

Recommended Posts

wyre   

Mid Geed Jinni Aa Shaqo Lakeenay, Boss-kiisa Aa Baraayay Sida Loo Soo Dhoweeyo Dadka, Wuxuu Yiri "I Fiiri Sida Aan Usoo Dhoweeyo Dadka Kadibna Usoo Dhowee Sideydoo Kale"

Gabar Baa Soo Gashay Malab Bey Dalbatay Boss-ki Wuxuu Yiri " Macquul Adigoo Malab Ah, Inaad Malab Inta kasoo Raadsato" Meeshey Kiilo Malab Qaadan Leheyd Shan Kiilo Ey Qaadatay

 

Waxaa Soo Gashay Haddana Mid Rabto Sokor (Sonkor) Boss-ki Wuxuu Yiri "Macquul Adoo Sonkor Ah Inaad Sonkor Inta Usoo Raadsato" Kalaamka Macaan Aa Cajabiyay 10 Kiilo Oo Ey U Baahneyn Ey Qaadatay

 

Kii Geed Jinniga Aa La Yiri Markaaga

Gabar Caano Rabto Aa Soo Gashay Kulahaa "Macquul Adoo Lo'di Caanaha Sameyneysay Eh Inaad Caano Inta Usoo Doonato" Gabadhi Xanaaq :D:D

 

 

 

 

 

Boring Aan Dareemoohaayaa Beriga :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

wyre;844487 wrote:
Mid Geed Jinni Aa Shaqo Lakeenay, Boss-kiisa Aa Baraayay Sida Loo Soo Dhoweeyo Dadka, Wuxuu Yiri "I Fiiri Sida Aan Usoo Dhoweeyo Dadka Kadibna Usoo Dhowee Sideydoo Kale"

Gabar Baa Soo Gashay Malab Bey Dalbatay Boss-ki Wuxuu Yiri " Macquul Adigoo Malab Ah, Inaad Malab Inta kasoo Raadsato" Meeshey Kiilo Malab Qaadan Leheyd Shan Kiilo Ey Qaadatay

 

Waxaa Soo Gashay Haddana Mid Rabto Sokor (Sonkor) Boss-ki Wuxuu Yiri "Macquul Adoo Sonkor Ah Inaad Sonkor Inta Usoo Raadsato" Kalaamka Macaan Aa Cajabiyay 10 Kiilo Oo Ey U Baahneyn Ey Qaadatay

 

Kii Geed Jinniga Aa La Yiri Markaaga

Gabar Caano Rabto Aa Soo Gashay Kulahaa "Macquul Adoo Lo'di Caanaha Sameyneysay Eh Inaad Caano Inta Usoo Doonato" Gabadhi Xanaaq
:D
:D

loooooooool ;)

 

that's what I call bad customer service. Thanks for sharing Wyre.

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

hadeyba xanaaqde waaba fiicantahay...waxan is iri tolow show belo kale la geli doona...xariifad iga dheh!

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Wiil Geed Jinni Ah, Iyo Aabihiis Aa Sheekadaan Dhex Martay

 

Aabe: Orodoo Waxaan Cabbo Ii Keen

Wiilki: Pepsi Mise 7up

Aabe: Pepsi

Wiilki: Diet Mise Caadi

Aabe: Caadi

Wiilki: Yariis Mise Weyn

Aabe (Annoyed) Yariis

Wiilki: Dhaladaa Mise gasacadda

Aabe: Waan Ka Tala Baxay Biyo Ii Keen

Wiilki: Mineral Water Mise Caadi

Aabe: (Angry) Mineral Water Maalaa Yacni Yahow

Wiilki: Yariis Mise Weyn

Aabe: I Dhaaf Intaanan Kuu Gacan Qaadin

Wiilki: Ul Maa Igu Garaacee Mise Waa I Feeree

Aabe: Mindiyaan Kugu Qalaa

Wiilki: Ma I Qalee Mise Jirkeygaa Sarsaree

Aabe: Waryaa Orodoo I Dhaaf

Wiilki: Ma Ordaa Mise Tartiibaa Isaga Socdaa

Aabe: Orod Ama Tartiib U Soco Mar Lee I Mood

Wiilki: Ma I Raacee Mise Keligey Aa Iska Tago

Aabe: Dhiigaa Igu Kicisay (Inta Madaxa Hoos U Raariciyay)

Wiilki: Aabe Dhaqtar Maan Kuu Keenaa Mise Isbitaalkaan Kuu Kaxeeyaa :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this