Sign in to follow this  
Maaddeey

The news they don't want you to know...

Recommended Posts

Maaddeey   

Beled-Xawo Shabaabaa qabsaday

 

Ceelasha dagaal xoog leh baa ka dhacay oo Kuffaarta & daba dulufka lagu jebiyey, gawaarina looga gubay

 

Saraakiil TFG-da oo baqtiyay qaar kalena nolol lagu qabtay.

 

Waa socotaa....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa koow Maadeey miyaadan dagaal ka daalin qoladinan Shabaab maxaad wada hadal u diideen inad la gashan dawlada kmg waxano dhan wala so afjari laha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Ka yimid Post # 1...

 

Ceel Macaan oo dib loo qabsaday (and its not South Shabelle) Aaway Xaaji Xundhuf?.

 

Yurkud & Baydhabo oo dagaallo qaraar ka dhaceen.

 

Hawlgallo culus oo Muqdisho ka dhacay.

 

Mushrikiinta & Ciidamada Gumeysiga Ethiopia oo isku xun.

 

Guriceel oo kaabiga loo saaran yahay!.

 

&

 

Sheekh Xassaan oo la xiray lana soo daayey!. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ Seen u sameystay?, car halkaas aa ben ka ah i dheh!.

 

wyre, waa new style!. maadaama aan qof sheegta ama soo post-gareysa aysan jirin ayaan sidn inaan u qoro 'cinwaan keliya' go'aansaday, qofkii been ay la noqotana waa i challenge-gareyn karaa, wixii ku dhacase asays ku dhigay!. :D

 

Abwaanaan sugaa!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this