Sign in to follow this  
Siciid1986

Maxkamadda Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday Koox Hubaysan Oo Weerartay Xero

Recommended Posts

Hargeysa(ANN)Maxkamadda Ciidamadda Qaranka Somaliland, ayaa xukuno kala duwan ku riday koox hubaysan oo lagu eedeeyay inay shalay weerareen xerada Wershedii Kabista ee Koonfur bari ee Magaalada hargeysa oo ay ku sugnaayeen ciidanka qaranku, halkaas oo dagaal ku dhexmaray

 

 

 

ciidanka, balse ugu danbayntii gacanta lagu dhigay kooxdaa iyo hubkii ay siteen oo warbaahinta loo soo bandhigay.

Sida ay saraakiil ka tirsan ciidanka qaranka Somaliland u xaqiijiyeen Araweelonews, waxa kooxdaa oo ka koobnayd 28 Maxbuus oo sagaal ka mid ah ahaayeen dhaawac Maxkamadda Ciidanka milateriga ee Darajadeeda koowaad u fadhiisatay saaka dacwadooda, kuwaas oo markii ay dhegaysatay eedaha loo jeediyay kasoo saartay go’aan xukumo kala duwan, iyadoo 17 ka mid ah lagu xukumay dil toogasho ah, 5 kalena ku xukuntay xabsi daa’in, 3 kale oo ka m id ahaa kooxdaa ayaa Maxakamaddu rumaan garaysay in xabsiga lagu sii hayo, halka ay Maxkamaddu go’aankeeda ku sheegtay in 3 ka mid ahaa kooxdaa la sii daayo. Kadib markii ay waxba ku cadaan waayeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Very sad day indeed. The government instead of addressing the underlying issues which has boiled over into open confrontation, is rather taking steps to fuel more. This is a sign of government loosing its way.

 

Ilaahay ha u naxariisto dhamaan intii ku geeriyootay isku dhacii shalay. And may the wise heads prevail.

 

 

PS

Madaxweyne Siilaanyo should seriously look into Xirsi Gaab's recent history before its too late, the man is winning more enemies for the president than friends.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Siciid1986;830634 wrote:
iyadoo 17 ka mid ah lagu xukumay dil toogasho ah,.

dangerous move.

 

how can you sentence someone to death just 24hrs after the alleged crime.

 

 

Democracy, Somaliland style.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Suldaanka;830790 wrote:
Very sad day indeed. The government instead of addressing the underlying issues which has boiled over into open confrontation, is rather taking steps to fuel more. This is a sign of government loosing its way.

 

Ilaahay ha u naxariisto dhamaan intii ku geeriyootay isku dhacii shalay. And may the wise heads prevail.

 

 

PS

Madaxweyne Siilaanyo should seriously look into Xirsi Gaab's recent history before its too late, the man is winning more enemies for the president than friends.

Why are people always on xirsis case what did he do?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mustafe   

People like to blame Xirsi for no reason these days. The way things are going, if tsunami or some other natural disaster hits Somaliland Xirsi better be prepared for he will most likely cop the blame for it aswell.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this