Sign in to follow this  
Che -Guevara

Proposed Amendments to the Constitution by Puntland

Recommended Posts

Qodobadda Puntland soo jeedisey in wax laga bedelo

12 May 12, 2012 - 2:39:58 AM

 

GAROWE ONLINE

 

Iyadoo shalay 11,May 2012 Puntland war ka soo saartey moqifkeeda ku aadan qabyo qoraalka dastuurka DF Somalia ayaa waxa xafiiska Garowe Online u suuro galay inay hesho nuqul kamida qodobadii Puntland ay soo jeedisey in wax laga bedelo qabyo-qoraalka kadib markii guddi loo saarey arrintaasi uu isla qaadaa dhigey.

 

Warqada Puntland waxay u dirtey beesha caalamka iyo daneeyaasha Somalia oo qayb ka yihiin dhinacyadii saxiixey heshiiska geedi socodka nabada Somalia.

 

Waxana ay u qorneyd sidatan.

 

Puntland State of Somalia

Garowe

 

7 May 2012

 

Dib-u-eegidda Dowladda Puntland Qabyo qoraalka Dastuurka Federaalka ee Somalia (soo gaaray 30/04/2012)

 

Cinwaanka oo Qabyo-qoraalka ugu qoran “Jamhuuriyadda Somalia” ama “Somali Republic” waa in loo badala: Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Somalia (Constitution of the Federal Republic of Somalia)

 

Qodobka 1aad Jamhuuriyada

 

Faqrada 1aad: halaga dhigo: Somalia waa Jamhuuriyada Federaal ah.

 

Fiiro Gaar ah Meelkasta oo ay ku qoran tahay “Dowlada Goboleedyadda” waa in loo badala Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Somalia.

 

Qodobka 5aad: Afafka rasmiga ah

 

Dalka wuxuu u baahanyahay hal luuqad oo rasmi ah (af Soomaali). Lahjadaha kale oo af guriga ah, si kastaba ha u kala badnaadeenee, deegamada ay ka jiraan sidii hore halooga isticmaalo.

 

Click

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in fikirka Puntland ee Dastuurka uu la mid yahay midka ay dadku qabaan

 

Sabti, May 12, 2012 (HOL) — Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Maxamed Cali ayaa sheegay in fikirka ku aaddan dastuurka ee Puntland ayaa ku sheegay mid la mid ah fikirka ay dadku ka qabaan dastuurka.

 

Ra'iisul wasaaruhu wuxuu sheegay inaan xilligan aan dastuurka loo qaadi karin afti dadweyne, balse loo qaadi doono markii la gaaro waqtigeeda, inta ka horreysana wax laga bedeli karo waxna lagu dari karo.

 

"Dad badan ayaa fikirro ka qaba dastuurka, fikirka ay soo jeedisay Puntland kuwaas ayuu la mid yahay," ayuu yiri ra'iisul wasaaraha oo sheegay inay lagama maarmaan tahay in la helo dastuur looga gudbo axdiga KMG ah ee hadda lagu shaqeeyo.

 

Maamul-goboleedka Puntland ayaa sheegay in 36-qodob oo ku jira dastuurka cusub ee la doonayo in la ansixiyo aysan ku qabansanayn sida ay u qoran yihiin sidaad daraadeedna ay tahay in la bedelo inta aan la ansixin.

 

Qoraal kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Puntland ayaa lagu dalbaday in shir lagu dhameynayo kala fikir duwanaasha soo dhexgashay DKMG iyo Puntland lagu qabto dalka Itoobiya ama Kenya midkood.

 

Hadalka ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa u muuqda inaysan dowladdu doonayn in laga laabto ansixinta dastuurka oo shirkii lagu soo xulayay ergadii ansixin lahayd uu ka socdo Muqdisho.

 

Muranka ku saabsan dastuurka ayaa wuxuu soo billowday markii dowladda KMG ah ay sheegtay in la ansixinayo, balse fikirka Puntland ayaa noqonaya mid aad u soo dib-dhacay wuxuuna maamulku ku sheegay inay taasi ku timid guddi kasoo talo-bixiya oo loo saaray.

 

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

maxuseen@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gaas:” Eedeynta Puntland ee Dastuurka ku aadani waa mid iyada gaar u ah”

 

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya ayaa ka hadlay dhaleeceynta ay Puntland usoo jeedisey Dastuurka qabyo qoraalka ah ee Soomaaliya.

 

Prof Cabdiweli Maxamed Cali oo la hadlay warbaahinta ku hadasha afka DKG ah ayaa sheegay in fikirkaasii uu yahay mid u gaar ah Puntland.

 

Wuxuuna intaas ku daray in eedeynta Puntland ee ku aadan Dastuurku aysan ahayn mid wax u dhimi karta geedi socodka lagu dhamaystirayo Road map-ka.

 

Hadalka Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa imaanaya xilli maalintii shalay ahayd uu madaxweynaha Puntland sheegay in Dastuurka qabyada ahi uu yahay mid aan Soomaaliya u qalmin.

 

Dhinaca kale dowladda Puntland ayaa maanta shaacisay qodobada ay ka walaacsan tahay ee Dastuurka, kuwaasoo ay soo diyaariyeen guddiga dib u eegista Dastuurka dowladda dhexe ee Soomaaliya.

 

 

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Confusing' articles in Somalia draft constitution

12 May 12, 2012 - 9:34:58 AM

 

GAROWE, Somalia May 12 2012 (Garowe Online) - On Friday the Puntland government said that a number of articles in the Somalia draft constitution were "confusing and contradictory", Garowe Online was able to attain some of the articles in question.

 

In a press release on Friday, the Puntland government said a six member review committee reviewed the Somalia draft constitution and concluded that it was designed for a highly centralized government and some articles in the constitution need to be amended.

 

Furthermore the Puntland government said that the Somalia draft constitution should not be presented to the National Constituent Assembly (NCA), until changes are made and agreed upon by Somali stakeholders.

 

Here are some articles that the Puntland government wanted amended: Article 45 (Natural Resources) says, “The Federal Parliament shall legislate laws

governing the sharing of natural resources, such as hydrocarbons, minerals

and issuance of fishing permits between the Federal Government, Member

States and District Administrations.”

 

The Puntland government stated that this article violated the federal system and requested this article be removed until member states negotiate on the issue of natural resources. Officials in Puntland say before a constitution could be signed articles like these need to be clarified.

 

Another article in question was the Number of People's Assembly article 88: “A specific law shall define the procedure to come up with the final number of members of the People’s Assembly.”

 

This article breaks the previous agreements signed in Garowe and Mogadishu which sets the number of the People's Assembly, also called the Lower House, to 225 MPs.

 

In the Somalia draft constitution paragraph 2, in article 113 says, that a presidential candidate must relinquish his foreign nationality prior to standing election. Over 20 years of civil war in Somalia has forced many Somalis to flee their native land and live as Diaspora. Analysts say that a large amount of Diaspora are involved in Somali politics and hold key positions. The Puntland government requested the removal of that paragraph.

 

The Somalia draft constitution according to analysts who spoke to Garowe Online was rushed to meet a deadline. The TFG's executive branch were working on the constitution for 8 months after the initial draft along with a Committee of Experts (CoE) and the Independent Federal Constitution Commission (IFCC). The Somalia draft constitution has been presented to audiences in Minnesota and Ohio. However limited consultations to Somalis both in Somalia and out, weak attendance and a time squeeze failed to garner the discussions warranted to make the consultation process legitimate.

 

According to the Wardheernews agency, "A committee appointed to visit cities with large Somali populations, and hold consultative meetings to get feedback on the Somalia draft constitution, failed to publicize those meetings and did not receive much turnout."

 

Although the TFG held consultation meetings and told participatory groups that the draft constitution has the potential to evolve, but there is an article that restricts amendments for a period of 7 years after the NCA votes to adopt the constitution.

 

A local source says a total of 10 pages of changes and removals were submitted to the TFG. The TFG have been adamant that opposition to the Somalia draft constitution will not be tolerated but the Puntland government says serious lack of clarity and contradictory articles have forced the Puntland government to act now.

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nonsense on the part of the Faroole admin. They are making much ado about nothing. The central government must have correct powers and that regulate the nation.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

General Duke;829332 wrote:
Nonsense on the part of the Faroole admin. They are making much ado about nothing. The central government must have correct powers and that regulate the nation.

General I'm glad you are seeing things with a level head. What the Faroole admin seems to be seeking is a confed

eracy not federalism.

 

Bravo to the Prime Minister of Somalia, Mr Gaas. He spoke like a true leader. We will leave the transition,whether the spoilers like it or not.

Share this post


Link to post
Share on other sites

We have wasted decades on mindless nonsense, we shall not waste anymore. Puntland is part of Somalia and as such should conduct itself accordingly. A strong Mogadishu is beneficial to all Somali's. Sharing national resources is also important to all Somali's. The spoilers regardless of what region or political stance should be isolated.

Share this post


Link to post
Share on other sites

come to table as somali and no drop any freaking regional shyte....then somali's will believe u. Otherwise get the f out!! NO freakin time 2 waste no more... CCs. kol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Total balony. Slap back to reality listen below

 

Radio Muqdisho oo si been abuur ah u baahiyay Hadalkii Raysal wasaaruhu uga hadlayay Mowqifka Puntland ee Dastuurka

Posted by Pi on May 13th, 2012

 

Idaacada Radio Muqdisho oo sheegta in ay ku hadasho afka Qaranka Soomaaliyeed lakiin xaqiiqdu ay tahay Idaaco u adeegta hal reer ayna ka hawl galaan shaqaale hal reer ah ayaa maanta baahisay warar aan sal iyo raad lahayn oo ay sheegeen inuu Raysal wasaare Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas yiri.

 

Raysal wasaaraha oo ay idaacadaan wax ka waydiiyeen hadalada kasoo yeeray Puntland ee ku aadan qodobo dhowra oo kamid ah Dastuurka ayay shegeen inuu Raysal wasaaruhu ku jawaabay hadalka ay sidaan u dhigeen “Hadalkii dhawaan ka soo yeeray Maamulka Puntland waa fikir iyaga u gaar ah, isla markaana waxa uu ku nuux nuuxsaday Ra’iisul Wasaaruhu inuusan hadalkaasi waxba u dhimi Karin Geedi socodka Road Map-ka” Hadalkaan ayaa ahaa mid been abuur ah oo uusan Raysal wasaaruhu oran oo lagagana been abuurtay, hoos ka eeg Linkiska radio muqdisho

 

http://radiomuqdisho.net/rwasaare-cweli-oo-hadalkii-puntland-ku-tilmaamay-fikir-iyaga-u-gaar-ah/

 

Radio Muqdisho markuu maanta (Sabti 12/05/2012) soo bandhigay hadaladaan been abuurka ah waxaa markiiba siduu u qoraa u baahiyay qaar kamid ah saxafada oo aan ka fiirsan ama iska hubin xaqiiqda warkaan.

 

Puntlandi.com ayaa hadaba xaqiiqda iyo hadalkii raysal wasaaraha dib u baaray waxaana idiin haynaa hadalkii oo dhagaysi ah.

 

Raysal wasaare Gaas waraysiga ay Radio Muqdisho la yeesheen wuxuu yiri “”Puntland waxay ka mid tahay dadka fikirada kala duwan ka qaba Dastuurka, waxayna qeyb ka tahay dadka aragtiyadooda ka dhiibanaya”" .

 

Hadalkaas ka dib Raysal wasaare Gaas wuxuu sii sharaxay Dastuurka oo uu sheegey in waxna laga badali karo waxna lagu dari karo.

 

Hadalkii Raysal wasaaraha oo buuxa hoos ka dhagayso

http://puntlandi.com/?p=33166

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

The constitution will be amended currently it stands against the garowe principles I and II and is totally against the spirit of federalism. It's unconstitutional and will be challenged all the way to the high court of Somalia.

 

Puntland will continue to strive for the somali people!!! No more centralism and abadoning the whole nation just for one city. Those days are gone!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Dr_Osman;829430 wrote:
The constitution will be amended currently it stands against the garowe principles I and II and is totally against the spirit of federalism. It's unconstitutional and will be challenged all the way to the high court of Somalia.

 

Puntland will continue to strive for the somali people!!! No more centralism and abadoning the whole nation just for one city. Those days are gone!!!

You don't know what Somalia means my friend. You haven't got the ability to see beyond your tuulo. You should take Duke as your example when it comes to these issues.

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOl @ Dowlado katirsan Dowlada dhexe

 

What a nonsense! I feel sorry for Somalia walaahi , waxaan oo kale ayaa madam u ah oo dad ay u sacabtumayaan !!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fiiro Gaar ah Meelkasta oo ay ku qoran tahay “Dowlada Goboleedyadda” waa in loo badala Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Somalia.

:D since when did Somalia turn into a regional organization of member states :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qodobka 5aad: Afafka rasmiga ah

 

Dalka wuxuu u baahanyahay hal luuqad oo rasmi ah (af Soomaali). Lahjadaha kale oo af guriga ah, si kastaba ha u kala badnaadeenee, deegamada ay ka jiraan sidii hore halooga isticmaalo.

Afmaayga 'guryaha' ayaa loogu hadlaa miyaa? Only Afmaxaatiriga ayaa 'xafiisyada' iyo 'goobaha shaqayooyinka' loogu hadlaa miyaa according to whoever proposed this?

 

This proposal is the easiest amendment of waxa kor ku qoran above, though. Ma meesha muxuu mooday guri uu asaga dhistay maamulo. Meesha waa dal, kii midnimo rabana waa si midnimo in uu ku joogaa. Goosashadoon inside, bluffing unitary outside ma soconeyso. Soomaali dhan wada aragtay taas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this