Sign in to follow this  
wyre

How to fix Iphone 4

Recommended Posts

nuune;826750 wrote:
^^^ Boorsa noocee ah ayuu ku jiraa, kuwaatro mise Sanyo, abidkey ma maqal mobile la gashanaayo boorso, waaba yaab, mise waa shuqul Canada oo xataa qalin biiraha gashanaayo boorso weyn
smileys.gif

Shandada keyda ah la iska giliye. Waa shandadihii socon jiray sagaashameydii. 1996 ayaa kasoo gatay Nayroobi waagaa soo dhoofaaye. Waxa ku jiro waana historical stuff, including photos iyo documents. Marka Blackberryga saas loogu daray, just a collectible item camal, though it is one of the newest ones.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

You made a new blackberry into historical items, adaaba war haye, mise waxaa na leedahey Blakcberry Canada uu sidii qashinka camal u yaalaa maadaama ee tahey their only invented mobile device!

 

 

 

Ps: ani waxaa heestaa some documents too, not so that document but they date back as far as 1991/92 in Liboi, waxaa ku jiro shahaadooyin aan ku qaatey tartan Quraan iyo kuwa kale.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this