Sign in to follow this  
kingofkings

Somalia's Camel highly priced

Recommended Posts

Geela Soomaaliya oo loo iib geeyo ilaa iyo Masar

 

Iyadoo aanu horay u ogeyn in geela soomaalida loo iib geeyo wadamo kooban oo carabaha ah ayaa iminka waxaa muuqata in uu balaaranayo suuqa geela soomaalida oo hada gaaray wadamo Afrika ka tirsan oo ay ka mid tahay Masar.

 

Suuq ku yaalo banaanka caasimadda dalka Masar oo lagu magacaabo "Birqash Camel Market" ayaa iminka la geeyay boqolaal geel oo wadanka Soomaaliya laga keenay, kuwaas oo ay ganacsatada geela aad u xiiseynayaan.

 

Hashii geela ayaa waxaa suuqaasi lagu kala siisanayaa 4,500 ilaa 6000 oo lacagta dalka Masar ah oo dollar ahaan u dhiganta ($745 ilaa 900), waana mid ka qaalisan geela laga keeno wadamo ay ka mid tahay Sudan.

 

Jimca kasta ayaa waxaa suuqaasi ka dhaca xaraasha geela soomaalida, waxaa qiimaha la kala siisanayo mar walba go`aaminaya da`da geela iyo caafimaadkiisa.

 

geelasomalia.jpg

geelasomalia1.jpg

geelasomalia2.jpg

geelasomalia3.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Beer-Gaal;824476 wrote:
What ?$745 waar intaas Bosaso ayuu geelu kajoogaaye armuu warku sixun galay ninka warkaan qoray.

Last time I know(November last year), hashii geela waxey Soomaaliya ka joogtey $850-890, of course it may differ in different regions, but I based my fact on exactly where most Somali camels are found(can't mention the location due to Solers are qabiil and region sensitive).

Share this post


Link to post
Share on other sites

nuune;824518 wrote:
Last time I know(November last year), hashii geela waxey Soomaaliya ka joogtey
$850-890
, of course it may differ in different regions, but I based my fact on exactly where
most
Somali camels are found(can't mention the location due to Solers are qabiil and region sensitive).

it's bosaso. thank you for being discrete. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

nuune;824518 wrote:
Last time I know(November last year), hashii geela waxey Soomaaliya ka joogtey
$850-890
, of course it may differ in different regions, but I based my fact on exactly where
most
Somali camels are found(can't mention the location due to Solers are qabiil and region sensitive).

Nuune, I bet your a rich by now. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Meesha Dilaaliintii ayaa isugu yimid.

Ps. abaarihii iyo geelii badnaa ee ku le'day armay sicirka hoos u dhacay wax ku leeyihiin!

Share this post


Link to post
Share on other sites

good, I wish they could buy the whole lot. Geela khasaaro mooyee faa'iido uma soo kordhin soomaali. Waligiin ma aragteen geel jire la leeyahay waa taajir? MAYA, kan 1000ka halaad iskaleh iyo kan hasha leh waa isku arag, waa isku maskax, waa isku rafaad. plus, Dhulka soomaalidu dagto wuu ka duwanyahay dhulalka qowmiyadaha inoo dhow ay dagaan sida Amhara, Oromo, Kikuyu, Masai umadahaas dhulalka ay dagaan waa barwaaqo iyo cagaar iyo roob, dhulka soomaalidu dagto waa abaar iyo qaxar, xaalufintaas waxaa qeyb weyn ka qaatay geela oo asagu maalintii u baahan intaasoo tan oo cagaar iyo geed uu cuno, sidoo kale dhuxusha oo ilaa iyo hadda fara kulul ku heyso soomaaliya.

 

Marka waxaan ku baaqayaa in masaaridu ay naga wada iibsadaan geela soomaaliyoo dhan. Good riddance.

Share this post


Link to post
Share on other sites

OK,No offense,but those GEELs look like they have TB :)

 

But,anyway, Nuuna iyo asxabtiisa,Geel suuqiisa waxba ka garan maysaan ee aamusa. :)

 

Of course,like every commodity out there, the markets(supply and demand) dictate the price of Geel and or any product for that matter. Jiilaal ama abaar haday jirto, then..it is a buyers market(Every1 wants to make a buck before the camel dies anyway). Markay barwaaqo tahayna, it is a sellers market as most reer badiya will love to keep their priced camels ..Other factors include, the age of the geel, the region the geel came from, the sex of the geel and of course the seller/buyer. So, in essense,. it could be that a camel could cost 1000dollars today and 300dollars next month. So, a price of say $745,is considerably higher in regards to the 300dollars price tag,you get?

Share this post


Link to post
Share on other sites

wyre;824631 wrote:
Damn Mukulaal
:D

Geel waxba kama taqaanid
:D
:D

abkeey mukulaal diloow geel nool maas u daahaa.;)

 

 

but seriously, geela soomaalida xarago uunbuu u yahay iyo in laysugu faano. wax kaloo faa'iidah malahan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mukulaalow;824638 wrote:
abkeey mukulaal diloow geel nool maas u daahaa.
;)

 

 

but seriously, geela soomaalida xarago uunbuu u yahay iyo in laysugu faano. wax kaloo faa'iidah malahan.

Yaa kuu sheegay warkaas? Nyanyuuray?

Share this post


Link to post
Share on other sites

ninka geel jiraha bal aragiisa fiiri.

 

diif, rafaad, naxariis darro, baa ka muuqato.

 

mida kale taariikhda soomaalida laguma haayo geel jire milyuneer noqday, laakiin waa la arkay beeraleey milyuneer noqday, malaay dabato milyuneer noqday. laakiin geel. a ah

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Faarax-Brawn;824636 wrote:
OK,No offense,but those GEELs look like they have TB
:)

 

But,anyway, Nuuna iyo asxabtiisa,Geel suuqiisa waxba ka garan maysaan ee aamusa.
:)

 

Of course,like every commodity out there, the markets(supply and demand) dictate the price of Geel and or any product for that matter. Jiilaal ama abaar haday jirto, then..it is a buyers market(Every1 wants to make a buck before the camel dies anyway). Markay barwaaqo tahayna, it is a sellers market as most reer badiya will love to keep their priced camels ..Other factors include, the age of the geel, the region the geel came from, the sex of the geel and of course the seller/buyer. So, in essense,. it could be that a camel could cost 1000dollars today and 300dollars next month. So, a price of say $745,is considerably higher in regards to the 300dollars price tag,you get?

Geel jire adoogiis

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mukulaalow;824656 wrote:
ninka geel jiraha bal aragiisa fiiri.

 

diif, rafaad, naxariis darro, baa ka muuqato.

 

mida kale taariikhda soomaalida laguma haayo geel jire milyuneer noqday, laakiin waa la arkay beeraleey milyuneer noqday, malaay dabato milyuneer noqday. laakiin geel. a ah

It aint all about money ina adeer...think about that for a moment.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this