Sign in to follow this  
Shinbir Majabe

Madaxweyne Sharif oo magacaabay guddiga wada-haddalka Somaliland

Recommended Posts

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa magcaabay guddiga wada haddalka Soomaaliland kaddibna u anbabaxay isaga iyo wefdi uu hoggaaminayo magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia halkaas oo uu uga qeyb galli doono shir madaxeedka dalalka Afrika.

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo goor dhow haddal ku siiyay warbaahinta qaranka garoonka diyaaraddaha Aadan Cadde ayaa magcaabay guddi Toddoba xubnood ka kooban oo wada haddal la yeesha maamulka Soomaalilad.

 

Guddiga uu madaxweynaha Jamhuuriyadda magcaabay ayaa guddoomiye looga dhiggay wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga qaranka, mudane Cabdi Samad Macallin Maxamuud, guddigaani ayaa waxa ay magaalada London ee dalka Britain kulan kula yeellan doonaan guddi uu horrey u magcaabay madaxweynaha Soomaaliland.

 

Dhinaca kale madaxweyne Shariif iyo wefdi oo hoggaaminayo ayaa u anbabaxay dalka Ethiopia, halkaasi oo uu uga qeyb galli doona shirka madaxda Afrika ee magaalada Addis Ababa ka furmay

 

Xigasho: Radiomuqdisho.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wali magacyada List ka guddigaan lama shaacin, laakiin waxaa la sheegayaa in ay ka kooban yihiin 7 xubnood oo gudoominaayo Wasiirka Arimaha Gudaha ee Soomaaliya Cabdi Samad Macalin Maxamuud, waxaa kale oo ku jira xubno matalaayo maamul goboleedyada Puntland iyo Khaatumo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Actually there are two high profile Puntland ministers included in this 7 member team that will talk to Somaliland. Both Puntland ministers hail from the former British Somaliland areas of SOOL and SANAAG. Puntland played very well this one, the group of the 7 member team that will interrogate Somaliland is led by Puntland's Interior minister, his excellency General Ilkajir.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

It doesn't matter what politicians says, somalidu wa jahiil. Meeshu puntland ay ka firiso ka firsada hadad rabtin success in politics. Its not based on military or politicians its based on constitution its the setting of the rules and if the rules are in your favor regardless of what someone says will not change the laws of the land for the next 1000 years or so. Bal firsada hadi la tabto constitutionka puntland will be up in arms. We know what that can possibly lead too!!! Puntland remains confident

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hustler   

Dr what constitution are you talking about? Puntland doesnt even have one man one vote multi elections. Get real dude

 

P.s if puntland is part of the delegation somaliland will not take part of the talks. We dont need to sit with mamul gobaled yar

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hustler;818503 wrote:
Dr what constitution are you talking about? Puntland doesnt even have one man one vote multi elections. Get real dude

 

P.s if puntland is part of the delegation somaliland will not take part of the talks. We dont need to sit with mamul gobaled yar

Don't u get it punt land is part of Somalia and it comes under H E pr Sherif,,, get use to that if u wannna talk to TFG, Puntland is part of it peroid

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Somaliland calling puntland yar lol. Waxas maba ka jawabi somali oo dhan ayaa wada og Puntland even calamku know waa the political heavyweights of Somalia wax lays waydiyo ma aha even david cameron ayaa garowe principle ku oraneyo. Lakin what I do find amazing is your region imitating everything from Puntland? Yet puntland doesn't imitate anything from somaliland except multi parties & neighbourhood watch. Thats two things only Puntland has imitated, you guys have imitated over ten things I can list off the top of my head!!!

 

Just admit it BRO somaliland is scared of Puntland like there is no tommorow but Puntland is not scared of Somaliland and treats it like its wife having a cry. I've never met one puntland person that is threatened by somaliland and they just all say wa dad cuqdadaysan haloo adkaysto sida african americanka ha loola dhaqmo. Thats xaqiq talk!!! As for mogadishu there is a real rivalry and somalia knows it!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qandalawi;818486 wrote:
...the group of the 7 member team that will interrogate Somaliland is led by Puntland's Interior minister, his excellency General Ilkajir.

:D Qandalaawi, waxaa guddigaan horboodaya Wasiirka Arimaha Gudaha ee Somalia Cabdisamad, waa ku sidee? intee kala imaatay sheekadaan kale oo wasiir puntland ah ayaa hogaaminaayo guddiga?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Qandalawi;818486 wrote:
the group of the 7 member team that will interrogate Somaliland is led by Puntland's Interior minister, his excellency General Ilkajir.

:D Qandalawi, I belief the times of interrogation and torture are over. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this