Sign in to follow this  
Shinbir Majabe

Top News: Al-shabaab beheads Abu Mansur Al-Amriki

Recommended Posts

Warar Naga Soo gaarayo Gobolka Shabelada Hoose ayaa Shegaayo In Abaan Duulihii Ka Tirsan Kooxda Al-Shabaab oo ka Mid Ahaa Ragii Muhajiriinta Ee Ka Dhinac Dagaalamayey Kooxda Al-Shabaab Oo lagu Magaaco Abuu Manzuur Al-Ameriki dhalashadiisa ay tahay dalka Mareykanka ay kooxda Al-shabaab soo Afjareen Hadalkiisa.

Read more..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xaaji Xunjuf;818329 wrote:
^^ Baritoole uun yanu Al Amriki shir jaraid qaban

loool....Anigu waxaanba is leeyahay amuu isagu sheekadan sameeyey si loogu maleeyo inuu dhintay. Dadkaani waa dad aan sirtooda loo geli karin:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Showqi;818324 wrote:
Xaaji, bal Amiirka laba makhsin Hargeysa uga raadi......Wuu soo socdaa baa la yidhi!

Xaajigu miyirkiisuu qabaa oo soo carar, England buu ku soo noqday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Maya dee, Amiirkii Homeless in uu noqdo ayuu in yar u jiraa. Iminka Villa lagaa dooni maayo Bangalow-na lagaa dooni maayo ee bal laba makhsin oo yar oo aad furnish-garaysa bal Amiirka u sii diyaari. Qolooyinkii Koonfuriyanka ayaa faro kulul ku haya. Waar tolka ha dayicin,,,:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Warya Showqi Amiirku maha nin guri waayey gurigisa bu jooga hada uma baahna villa meel kale looga dhiso i dont think so.Amiirka Qolo Koonfureed dhibaato kuma hayaan eeh General Bahuku iyo ku kale Kenyaatigay isku dhegenyihin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cumar Xamaami Oo Ka Mid ah Saraakiisha Sare Shabaab Oo Lagu Daldalay Soomaaliya

 

Warar ayaa sheegaya Cumar Xamaami oo ka tirsanaa Saraakiisha ugu sareeya ajaaniibta ah, ee ka barbar dagaalama Shabaab-ka Soomaaliya in lagu daldalay Soomaaliya.

 

Hamaami, oo sidoo kale loo yaqaan Abu Mansoor Al-Amriki ayaa ku biiray Al-Shabaab sanadkii 1999-kii, waxana uu ka mid noqday saraakiisha ugu sareeye ee ururka.

 

Wararkan ayaa maanta oo Sabti ah, waxa laga siidaayay Idaacadda NBC News, iyo sidoo kale war saxaafadeed ka soo baxay Shabaab Xafiiskooda.

 

Dhowr toddobaad ka hor, ayaa Hammami oo ka soo jeeda gobalka Alamaba ee dalka Maraykanka, waxa uu sheegay in nafasadiisa ay qatar ugu jito gacanta Shabaab-ka, Laakin Shabaab waxa ay sheegeyn in uu goob ammaan ah uu ku sugan yahay uuna badaqabo.

 

Ninkan waxa uu ka mid yahay dadka ajaaniibta ee ugu sareeya ee ku jira Shabaab oo si rasmi ah u shaaciyay in ay ka tirsan Al-Qaacida, waxana uu heestaa dhalashada dalka Maraykankan, laakin aabihiis waxa uu ka soo jeedaa dalka Syria, hooyadiisna waa Maraykan.

RBC Radio

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this