Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Madaxweyne Sheikh Shariif Dadka guryaha sharci darrada ku degan haka baxaan

Recommended Posts

madaxweynuhu wuxuu ku baaqay in

qabyaaladda laga fogaado ayna ka fogaadaan

dadka caasimadda deggen qabiileysiga, isagoo

sheegay in caasimaddu ay tahay magaalo ka

dhexeysa Soomaalida oo dhan.

Ugu dambeyn, wuxuu hay'adaha ammaanka ku

wargeliyay inay xoog uga saaraan dadka ku jira

guryaha dadka ee diida inay ka baxaan, isagoo

shacabka ugu baaqay in qofkii guri uusan lahayn

ku jira uu isaga baxo, maadaama ay tahay in

guri aan la lahayn lagu jiro doqonnimo.

 

http://hiiraan.com/news/2012/Apr/wararka_maanta9-17590.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites

If Sharif gives this issue a priority and resolves this residential and government institution occupying and the illegal land grabs and turns Mogadishu the real capital city once it was, then he will be the undisputed President of Somali for a long time to come and history will recognize his effort and judge him a great leader.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Shariif's started his re-election campaign. :D giving back property works always well with all diaspora from the 4.5, where can we donate for his campaign???

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hustler;817328 wrote:
Runta maa laga hadlo guryahan waxaa lugu dhistay lacagtii xarata ahayd ee shacabka laga dhacay

Ma waxad sheegeysa booli qaran eeh nimanki dawlada kacaaanka eeh guryaha badan laha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hustler;817328 wrote:
Runta maa laga hadlo guryahan waxaa lugu dhistay lacagtii xarata ahayd ee shacabka laga dhacay

Waa runta.

Booli qaran waa xaaraan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

ragiina ma idin fahmin anigu ma waxaa leedahiin quryahaas awal bey xaaraan ahaayeeno hadana xaaraan aa ha lagu heysto?

 

Hustler waxaan ku weydiinaaya ma jiraan miyaa dad guryo private lahaayeen oo hadda laga heysto? Mise booli qaran bey aheyd lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Very good step. Will there be legislation to support enforcement? I can't see anyone easily vacating the house they've been living in for a decade or more.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this