Sign in to follow this  
Shinbir Majabe

Ceelbuur

Recommended Posts

Of course, Abwaan. I know best burjikooyin in Ceelbuur laga keeni jiray. Islaan Suuqa Bakaaraha ka shaqeysan jirtay burjikooyinka iyo alaabaha kale maacuunta Soomaalida isticmaasho ayaaba ogeyd. Iyada iyo asxaabteeda tan Ceelbuur bas lagu sameeyo gadan jireen sii gadi jireena because of quality.

 

 

 

Waa tan iyadoo burjikooyinka badan lagu sameynaayo degmadaas. Marka cajalka maraayo 4:22 soo muuqanaayaan. Ciideeda ugu wacan, waana heritage dhaqaalo badan u keeno degmadaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Xaaji, waad gardaran tahay. Al shabaab hadaa rabtid, maad geysid Harta Sheick iyo Jigjiga. Laakinse Ceelbuur maxaa ula rabtaa Al shabaabinta adna geed nabad Ethiopia hoosteed hoos fadhiisatid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Carafaat;810322 wrote:
Xaaji, waad gardaran tahay. Al shabaab hadaa rabtid, maad geysid Harta Sheick iyo Jigjiga. Laakinse Ceelbuur maxaa ula rabtaa Al shabaabinta adna geed nabad Ethiopia hoosteed hoos fadhiisatid.

Carafaat raggeedii...XX su'aasha ka jawaab....Harta maad geysid Godane why Ceelbuur ugu haynaysaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Maaddeey;810325 wrote:
Ceel-buur, waa meel gumeysiga cad iyo midka madowba la isaga caabbiyo, waa tii Godagode & Guushaa lagu dilay!.

Loool....Maaddeey. Sheeko kalaaba keentay:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Maaddeey;810325 wrote:
Ceel-buur, waa meel gumeysiga cad iyo midka madowba la isaga caabbiyo, waa tii Godagode & Guushaa lagu dilay!.

:D I actually know what you're talking about this time. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;810324 wrote:
Carafaat raggeedii...XX su'aasha ka jawaab....Harta maad geysid Godane why Ceelbuur ugu haynaysaa?

War anigu Shabaab ma tageero marka sideen u geyn kara harta iyo meel kale iyo jigjiga ba

Share this post


Link to post
Share on other sites

Samafal;810043 wrote:
Oo kaalay Ceelbuur ma wabi bay leedahay? mise waa baliyo?

Maya, wabi ma lahan ee waa balli oo magaalada ka dhigay sida Island, dhinac walba biya ka xigaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;810113 wrote:
Somalina Shimbir ma jabe wa kuma maanta baba igu horeysaaa:D

oo kaalay dadka dhan ma wada taqaan? aniga ha igu mashquuline gabadha raali gali oo aad wax ka sheegtay, Sawirada Baladwayn iyo Baydhabo ayadaa soo galisay ayadaana ula jeeday hadalkaaga.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Shinbir Majabe;810649 wrote:
oo kaalay dadka dhan ma wada taqaan? aniga ha igu mashquuline gabadha raali gali oo aad wax ka sheegtay, Sawirada Baladwayn iyo Baydhabo ayadaa soo galisay ayadaana ula jeeday hadalkaaga.

XX waan is naqaanaa, cimaamadii uu ka soo qaatey inadeerkiis Godane aka Zubeyra Indhashareera oo garbaha saarteyna wey ka dhacdey. War ma yaalo marka, waan is arki doona waqti dhow uun IA. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Maaddeey;810926 wrote:
Hal ama laba wax ka dheh
:D

:D waa hagaag. Godagode & Guusha raggii diley ayaan garanaayaa.

 

Horta, Ceelbuurtaan aad noo faanineysid ma ogtahay wuxuu saaxiibkaa Kabo-kutukade ka yiri? qori uma baahni oo waan isaga dhex mushaaxaa, dhinaca xeebaha iyo Koonfurtana :D waan is ilaaliyaa oo qoriga gacanteyda kama fogaado. Markaa dee meeshu waa sidaas. loll

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey;810325 wrote:
Ceel-buur, waa meel gumeysiga cad iyo midka madowba la isaga caabbiyo, waa tii Godagode & Guushaa lagu dilay!.

You do know it was a clan murder and Inda-Cade's sub clan paid a heavy price for the death of those two men? ..

Ceel-Buur is famous for the gallant counter attack of Omar Samatr after the fall of the Sultanate of Hobyo against the Italians in which a famous fascist Colonel was killed by Omar Samatar and his men..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this