Sign in to follow this  
Carafaat

Somali-American Fatima Ali, accused of crimes against Love!

Recommended Posts

Carafaat   

http://www.markacadey.net/news/36057/sir-naag-awalba-lagama-sal-gaareen-dhacdo.html

 

Fatima Ali waxa ay ka mid tahay hablaha Soomaalida ah ee ku nool wadanka Mareekanka gaar ahaan dadkii wadanka gaaray sanadii 1990-kii xiligasi oo inta badan Soomaalida ay ka barakaceen wadanka oo xiligaas dagaal uu ka soconayay.

 

Ehelka Faatima ayaa inta badan caruurtooda oo xiligaasi ahaa 5 oo ay ka mid aheyd Faatimo ayaa ula cararay wadankaasi ayagoona salka dhigtay Minnesota oo inta badan Soomaalida ay u badnaayeen.

 

Faatima waa 23-sano jir waxa ayna caado ka dhigatay in ay ku ciyaarto ragga gaar ahaan kuwa ku nool wadamada Africa oo ay markii hore ka timid waxa ayna isku dayday in ay waali dhab ah ku rido wiil dhalinyaro ah oo xamaali ah oo haatan ku nool wadanka Kenya gaar ahaan.

 

Maxamed Faarax oo ah wiil dhalinyara ah oo iska xamaasho kuna nool haatan wadanka Kenya waxa uu dariin dhow iyo dheer u qaaday Faatima waxaana la dareensiiyayin jaceylka uu yahay waxa kaliya ee xiligaan loo baahanyahay ayadoona dareenkaai ka dharjisay mar qura Faatima oo xiligaan ugu sii dartay xaalkiisa Maxamed

 

Mudo 1-bil oo xiriirkooda uu ahaa mid hawada ku socoda ayaa waxa ay Faatima ku ogaatay in wiilka uu xiligaan gacanta ugu jiro waxa ayna mudo kooban ku jartay dhamaan dareenkii iyo jaceylkii ay u qaaday ayadoona dhamaan xiriirkii ay wada lahaayeen si layaab leh u jartay haatan Maxamed uu noqday mid sariirta u saaran Faatima oo si kas iyo maag ah ugu talagashay in ay waasho wiilkaan oo ahaa ninka iska xamaasha.

 

Waalidka Maxamed ayaa meel walba ka raadiyay in ay helaan xiriirka gabadhaasi ayagoona meel walba ka raadiyay balse nasiib daro ilaa haatan meel laguma sheego Faatimo kaliya in ay ku nooshahay Mareekanka mooyee.

gabar_gar_ah.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

So the whole article favors the man, iyada yaa tol u ah, gabadhiiba dhulkaaba lagu jiidey.

 

Crap article, hal bil xiriirkoodu socdey kulahaa, I don't even believe 10 years of xiriir is enough for a relationship to last until you are 60 years of age and die quickly.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

It's clear she broke the man, even his family intervered and searching for her. Damn those women who play with our hearts.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Carafaat;809671 wrote:
It's clear she broke the man, even his family intervered and searching for her. Damn those women who play with our hearts.

Can you give me a summary of the story? :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

The article says she wasted this man's time in a bogus internet relationship, she is in America, he is in Kenya, they never met, the relationship was one month minus weekends in the month(8 days), so in reality, the relationship was only 22 days, yet they accusing her of everything from creating love that never existed, wasting his time(internet cafe time).

 

No, she is not dyke, she is Gyqe

 

 

Carafaat, waxan meesha maxaad u keentayna, waxanoo kale wax la akhristo ma ahan, a one side story waan necbahey aniga.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuune thanks for the summary and I agree with you what's there to blame to the woman for something that only lasted for 22 days and indeed he is the one wasting his own internet cafe time. There is two sides to every story and how did a small thing like this reach the news weird.

 

Good question why did Carafaat post this thread.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ lol@nuune,

 

arafat.... wats up with the crying...i do this type of thing all the time. i only meet the ones who were i felt were decent lol. are you telling me you've never met anyone over the net.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Nuune, 22 days is long time when you are in love. Once I fell in love for his girl after I have seen her during a wedding. Within 2 hours conversation I was obsessed and in love, she told she was single, college graduate, lives alone,etc. And after the wedding I searched for her months. Only to discover she had a boyfriend, was not educated and she lived with her parents wich she didnt tell me. damn those lying women who break our hearts!

 

Alpha, why would you meet someone over the net. there plenty of girls along 'wadada calafka' in Hargeysa?

 

Blue I can relate to the story.

 

Blessed jaceylku xaal ma laha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Waxeeba isoo xasuusisay habrihii Xhosaha ahaa ee garka iyo shaarbaha lahaa! :D Ninka bilcaan gar iyo shaarbo leh bil gudaheeda ku jeclaaday kaas isagee wax ka qaldanyihiin ee runta maa la isku sheego. :D

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Miskiin Carafaat, have you seen her ayaa kaa racday like Donell J? Jacayl xaal wuu leeyahay, mid qaali ah waliba ee ha iska sheegan. :D

 

Waryaa, Alpha. Runta sheeg, do you allow folks to shukaansi your female scripts?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this