Sign in to follow this  
Mooge

Video: Buuhoodle approves Puntland constitution and boocame welcomes constitution delegation

Recommended Posts

Mooge   

Buuhoodle Oo Taageertay Ansixinta Dastuurka Puntland

 

Kulan balaadhan oo ka dhacay magaalada Buuhoodle oo ay ka soo qayb galeen qaybaha kala duwan bulshada ayaa waxaa warbixin laga dhagaystay guddiga doorashada dawlada Puntland oo kormeer ku maraya degmooyinka Puntland.

 

Munaasabada ugu horayba Waxa hadal Dheer ka soo Jeediyey Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland Maxamuud Soofe Xasan oo faah faahin Dheere ka Bixiyey Qaabkii Bulshada ku dhaqan Gobolada Sool iyo Cayn uga Qayb Gali lahaayeen Doorashooyinka puntland, iyadoona la siiyey Ergooyin gaadhaya 81 Qod oo ka kala socda Goboladaasi.

 

Dhamaan odayaasha halkaa ka hadlay ee reer Buuhoodle ayaa taageeray dastuurka sheegayna in ay qaateen diyaarna u yihiin ku dhaqan kiisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Boocame Oo Soo Dhaweysay Guddiga Doorashada Puntland (Sawiro)

 

Waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Boocame ee gobolka Sool xubno ka mid ah guddiga doorashada dawlada Puntland kuwaas kormeer ku maraya degmooyinka Puntland iyagoo ka wacyigelinya dastuurka cusub ee Puntland.

 

Qaybaha kala duwan ee bulshada ee ku dhaqan magaalada Boocame ayaa ka qayb galay kulan weyn oo ka dhacay magalada Boocame kaas oo loogu sharaxayo bulshada dastuusrka cusub ee dawlada Puntland oo lagu wado in dhawaan la ansixiyo.

 

Guddiga doorashada Puntland ayaa safaro ugu kala baxay dhamaan degmooyinka Puntland iyagoo bilaabay wacyi gelin dhinaca dastuurka ah oo dadka loo sharaxayo dastuurka cusub ee Puntland oo dhawaan la ansixin doono.

 

Waxgaradka iyo waayeelka ku dhaqan magaalada Boocame ayaa si weyn u taageeray dastuurka isla markaana sheegay in ay diyaar u yihiin ansixinta dast5uurka kana qayb qaadanayaan.

 

taleex.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia;809047 wrote:
I wonder how the divisionist Xaaji Xunjuf and his sidekick the spammer 'Liibaan' are feeling
:D

since there're not here flooding the thread with their usual nonsense, i say they are speechless.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

kingofkings;809051 wrote:
since there're not here flooding the thread with their usual nonsense, i say they are speechless.

:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Those former puntland employees who came there to justify their paycheck left that room without their shoes.

Share this post


Link to post
Share on other sites

kingofkings;809051 wrote:
since there're not here flooding the thread with their usual nonsense, i say they are speechless.

real show.Where are the puntland soldiers...hehe in lascanod,buhodle!!!!!!!...jajajajajajajajajaj:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

burahadeer;809090 wrote:
real show.Where are the puntland soldiers...hehe in lascanod,buhodle!!!!!!!...jajajajajajajajajaj:D

Actually there's 630 Puntland troops in Buhoodle.

Share this post


Link to post
Share on other sites

How can 29 people who are considered "Caadoqaatayaal" draft a constitution which is supposed to be respected by all? reer khatumo have spoken

and clearly khatumo state can not be hijecked by few caadoqaatayaal.to them,the so called constitution is as worth as tailot paper if not less worth.

 

Did anyone notice that the place is actually a dukaan.kkk

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this