Sign in to follow this  
Peacedoon

The corpses of Alqeada Terrorists lying on the streets of Dhuusomareeb

Recommended Posts

DAAWO SAWIRRADA; Maleeshiyaadkii Dhuusamareeb Looga Dilay Kooxda Al-qaacidada Somaliya

Published on March 21, 2012 by Canab · 13 Comments · 7,803 views

 

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada qaar ka mid ah maleeshiyaadkii kooxda Al-qaacidda shalay looga dilay magaalada Dhuusamareeb iyo gaadiid looga qabsaday dagaalkii ay ku qadeen degmadaasi, waxaana uga geeriyooday kudhowaad 70 maleeshiyaad ah

 

 

 

Allaahu Akbar, Khawaarijta(Nabaddiidka Alqaacida) dharbaaxo kulul ayay la kulmeen.

For pictures go to http://radiomuqdisho.net/daawo-sawirrada-maleeshiyaadkii-dhuusamareeb-looga-dilay-kooxda-al-qaacidada-somaliya/

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Last time I knew, Alshabaab tuutaha ma xiran jirin, aawey cimaamadii, aawey wajigii maaskaraatiga ahaa, aawey sarwaalkii gaabnaa, aawey shaatigii, tuutayaashan maxaa waaye.

 

 

In another website of pro Alshabaab, they claimed the same pictures are Ahlu Sunna militia and their Tigrey xulufo.

 

 

 

Yaa la rumeesan kolka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sayid*Somal;807722 wrote:
Then you should call yourself a warmonger then.

Wrong bro.

 

I want peace with the Hargeisa society & Garowe society. They are not Alqeada.

But how can we have peace with satanic suicidebombers?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Cambuulo iyo bun;807781 wrote:
this is barbaric people this is somalis have u no shame at all how can one be happy of dead somalis.. The tfg shouldn't brag about this im dissapointed.

Baqti wadan maleh. Sida dharka la qalejinaayo banaanka halagu war waro, saasa ka fiican sidaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this