Sign in to follow this  
Abwaan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Xalay Kormeer ugu Kuurgalayey Qaabka Ammaan ee Muqdisho iyo Habeenkii

Recommended Posts

Somalina   

Qosol ayaa ka bixi la'dahay'e. Talyaaniga waxay dhahaan Il riso abbonda in bocca degli sciocchi..

 

Qodobka meeshaan la soo geliyey wuxuu ka hadlaayey Madexweynaha Jamhuuriyada oo 2 o'clock roondooyiin ku sameeynaayaa caasimada Soomaaliya. Adiga irid walba waa lagaa soo xirey marka irid in laguu furo ayaad baroordiiq u sameysatey, game ka aad ciyaareyseyna aniga waan fahmey durbadiiba, laakiin groupkii aad u barooratey ayaa yimid, it was like taking a candy from a baby camal sheekadaada yaah. Kudos!

 

Koley waxba maadin keenin weli, ororod iyo isqarxis lee wadaa weli.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ Markey kugu goobtaan sowtaan kaa celin jiray?, ma saasaa axsaankaaga!.

 

Abwaan waxba ugama duwana iyaga waakaas masawir contest bilaabay!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

:D Maaddeey, waa ogtahay inaan isku filanahay, c'mon now.

 

Adigoo maxbuus buugiisa page ka qaadanaayo ayaan ku arkey nooh! ileen threadka aad soo dhejisey oo maxbuus noogu faanineysey, buugiisa aqrineysey yaah! lol....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Oh, that.. Buug kama akhrin, ani lee isku dubariday from memory, except the part from wiki. Khatar ma ihiyoo? :P

 

Ps. maxaa ku keentay Sheekha sheekadiisa, mase saan Abwaan ugu bursaday thread-kaas aa ka naxday? :D

 

La tali miskiinka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Waxaan ku keeney, xaga farsamada ayaad isaga mid tihiin, waxaan ula jeedaa, taageerada markii uu ka waayet shacabka ayuu wuxuu bilaabey farsamo cusub i.e. markuu 3dexda beel la hadlaayey, "reer hebeloow noo soo noqda oo ka hara hebel, reer hebeloow bla blah...". Adiga taadana waxay ahayd "reer hebeloow reer hebeloow iska celiya", sidaas awgeed ayaan kuu iri you took a page out of his book. Spero che hai capito tutto!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ :D

Waa ku fahmay, aniga keligi duul aan ahay, taageero ma rabo.

 

Bomb-shell aan soo wadaa, jawiga ha qaboobo ee sug lee adi!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Maaddeey;810296 wrote:
^^
:D

Waa ku fahmay, aniga keligi duul aan ahay, taageero ma rabo.

 

Bomb-shell aan soo wadaa, jawiga ha qaboobo ee sug lee adi!

Weli ma hadlaysaa? Markii aad wax qarxisiin iyo markii Itoobiyaan soo galaba waa lagu waayaa...see camal?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Maaddeey;810260 wrote:
:D

 

Ceebeey tacaal, Abwaan ma saaneey kaa mareysaa!, you remind me duke of 09!.

lol...Waxay dadka ku indhosarcaadin jireen baa soo xasuusinayaa. Shariifka masawirradiisa that is why meesha u yimaadeen. Since masawir contest lagu jiri jirey I know inay ka xanaaqayaan. You see already waa la soo qufay ..sheekada fahan ex ciyaal koollo, current wadaad-yare-is-mood:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ :D @ ciyaal koollo.

 

Cabdi bile labo maaha, thread-yo badanaan horay kaaga cararsiiyey oo kii Sheekha ugu dambeeyay, kanna ceego aan kugu haayaa. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Maaddeey;810321 wrote:
^^
:D
@ ciyaal koollo.

 

Cabdi bile labo maaha, thread-yo badanaan horay kaaga cararsiiyey oo kii Sheekha ugu dambeeyay, kanna ceego aan kugu haayaa.
:)

Loool....Sheekha....Aw Lullumo miyaa? Intaas ka badan in laga hadlo ma astaahilo, isgaaba tiisii haysataa....Kismaayo duurkeeda ayaa lagu sii arkayey illeen Guriceel ma tegi karee...Waa nin Soomaali ah oo weli jaanis buu leeyahay I hope inuu ka kaaftoomo fawdada oo Ilaah soo hanuuniyo. Carruur la qarxiyo derejo laguma gaaro diintuna ma oggola.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^Adi ma shiixeysid haye?. Jawaasiis uu yiri ardaydii baad xagga ku tiri, video beentaada habaa'an ka dhigay aan soo dhejiyey, yaaba ku arkaybo ka bacdi!. Allow sarriigta ha naga qaadin! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this