Sign in to follow this  
walaalkis

Xarakada Al-Shabaab oo qabsaday degmada Dhuusa mareeb ee xaruunta gobolka Galgaduud *

Recommended Posts

Showqi   

Maaddeey;807180 wrote:
Yaa sidaa yiri?. Waxaa hubaal ah -Showqi'yoow- in Soomaali cadawgeeda Gaalada Adduunka tahay oo dawladdii horena burburisay, kadibna hogaamiye kooxeedyo ciiddaas la eg nagu fund-gareysay,
markii ugu dambeyntii diinta loo laabtay oo la ogaaday Soomaali in Sharciga Alle wax aan ahayn xal u ahayn
, meel walba isaga soo habarwacday si ay u demiyaan nuurkaas Alle noo bidhaamiyey!.

 

Shabaab yaa cadaw u ah:
Gaalo & Gaalo-raac
, period!.

Maaddeey, wadanka in diinta Islaamka lagu maamulo ma xumo oo waa arin fiican. Mudadii yareyd ee ay Maxaakiimtu wadanka ka talinayeena weynu wada ognahay in ay (Wadaadadu) gaareen guulo badan oo la taaban karo. Marka hadii ay Al-Shabaab rabaan in ay ka qayb qataan wadanka hogaamintiisa, maamulkiisa iyo dib u dhiskiisa, dee waa in ay marka hore qoriga dhigaan oo ay wadanka siyaasadiisa ka qaybgalaan, oo ay TFG iyo dowlad goboleedyada ka dhisan Soomaaliya kala qayb galaan dhisida Dastuurka wadanka. Waa hadii ay Al-Shabaab doonayaan in ay samaystaan xisbi Islaami ah oo mabaa'diidiisa iyo mowqifkiisu uu ku salaysanyahay Diinta Islamka.

 

Al-Shabaab maanta chance-kii ugu fiicanaa ayey haystaan oo ay kaga qayb gali lahaayeen siyaasada Soomaaliya (waa hadii ay rabaan?). Laakiin hadii ay yidhaahdaan wadanka iyo ummadda Soomaaliyeed waxaan ku maamuleynaa xoog iyo sandule, anaga oo aan cidina na soo dooranin! dee taasi ma'aha mid soconeysa oo weynu wada ognahay shacabka Soomaaliyeed ma jecla in la muquuniyo.

 

Maanta Al-Shabaab waxaa laga baryayaa shacabka masaakiinta ah ka daaya dilka, barakaca iyo rafaadka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

While you guys were busy arguing about Al Shabaab and Ahlu Sunna, Lionel Messi became Barca's all time leading goal scorer after he scored another sublime hat-trick against Grenada tonight.

 

cristiano-ronaldo-435-lionel-messi-joy-a

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Maaddeey;807207 wrote:
Don't address me, please. Whats the point, you will prolly run away from the discussion!

Alla maxaad isku cammirtay...Warka iska dhaaf ee Guriceel sidaan maka dhex dhihi kartaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this