Sign in to follow this  
Showqi

Heesihii Magaalooyinkeena.

Recommended Posts

Showqi   

Thread-kan waxaan doonayey in aan isugu soo uruuriyo heesihii lagu sharfayey magaalooyinkeena iyo bilicdooda. Marka hadii aad hayso hees loo tiriyey magaalo ka mid ah magaalooyinka Soomaaliya (5ta Somalia) fadlan halkan ku soo dhaji si aan kuligeen ugu wada raaxeeysano. Magaalooyinka aan heesahooda hadda hayo waa kuwan ee ila daawada.

 

Ustaad Axmed Naaji Sacad Muqdisho

 

Canab Ismaaciil HARGEYSA

 

Xasan Aadan Samatar Baladweyn

 

Saado Cali Warsame Heestii Bosaso

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ma magaalo Hargeisa heeso ku gaadhaysaa jirta

Toban heesood in kabadan oo hargeisa loo qaaday

 

No 1 Sahra Axmad Jamac Hargeysaay Ha Dheeliyin

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

No 2 Cawaleh - Hargeisaay Ma Nabad Baa + Lyrics

 

 

 

 

No3 baxsaney hargaysaay: Saalax Qasim

 

 

 

No4 HEESTA HARGEYSA SAHRA ILAYS Ft. SOCS

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

CIB, kaas C/qaadir Juba oo yar ahaa. Heestaas qaraami waaye sxb. 10 sano in ay kaa weyntahay aan u maleeynaa..:D

 

Blue, huuno Soomaaliya daawo dacalada..

 

Taleexi, ii baashaal sxb

 

Wiil Cusub;805682 wrote:
Ma magaalo Hargeisa heeso ku gaadhaysaa jirta

Toban heesood in kabadan oo hargeisa loo qaaday

Wiil Cusub, horaa loo yidhi Hargeysi waa Hoygii fanka..:cool: magaalo heeseheeda amaanta ah la tartami kartaa ma jirto. Dhinaca heesaha Hargeysa waa #one.

 

Nin-Yaaban, I love your first song. But your second song (Asluub Badaney) was disqualified..:o Shuruudihii laga rabay may soo buuxinin!

 

Carafaat, that song is awesome. Thank you very much..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this