Sign in to follow this  
Shinbir Majabe

Farole did it again!

Recommended Posts

Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

TALEEX People Celebrating The Recognition of Khaatumo State by Federal Government of Somalia and Hon. Sheikh Shariif President of Somalia

 

March 6, 2012: Xafladii Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia - Caasimada Taariikhiga Taleex ee Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

LAAS CAANOOD People Celebrating The Recognition of Khaatumo State by Federal Government of Somalia and Hon. Sheikh Shariif President of Somalia

 

Waxaaa Ilaa xalay Maaalada Laascaanod ka Soconayey Banaan baxyo Balaadhan oo Lagu Soo dhawaynayo Aqoonsiga Khaatumo State ee dowlada Somalia iyo Diidmo Maamulka Somaliland la diidayo,Banaan baxan ayaa Bilaabmay Shalay Gelinkii danbe,waxa una Mar kale dib uga Bilaabmay Saaka Gelinkii hore,waxaa jira In ay Gudaha Magaalada Soo Galeen Ciidamo Somaliland ah kuwaasi oo rasaas arxan daro ah ku ridaya Shacabka.

 

 

Protesters-Dahabshiil5.JPG

 

Protesters-Dahabshiil7.JPG

 

dibad-bax-1024x768.jpg

 

 

 

Ciidmada maamulka Somaliland ayaa hada ka wada Gudaha Magaalada laascaanood Xasuuq Ba’an oo lagula kacayo dadka shcabka ah ee ku dhaqan magaalada laascaanood,Dhaawacyo badan ayaa jira oo Soo gaadhay Dadka Shacabka ah sidoo kale askarta Maamulka Somaliland ayaa dhac ka wada Goobaha Ganacsi ee Degmada Laascaanood kuwaasi oo askarta Somaliland ay Gudaha U galayaan Bakhaarada ganacsi ee Magaalada Halkaasi oo Qaar kamid ah dadka gacnacsatada ah Qaarkood lagu Laayey.

 

 

 

Maamulihii Dugsiga Sare ee Muuse Yuusuf Secondary School Mudane C.laahi Aflahaar ayaa kamid ah Dadka ku dhaawacmay Rasaasta Somaliland ku Gumaadayaan Shacabka laascaanood,sidoo kale Dhaawacyada Dadka ayaa qaarkod xaalkooda caafimaad laa dayrinayaa,iyado lageeyey Isbitaalada Kala duwan ee Laascaanod

 

 

 

Wararka Kala Soco Realtaleex.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

"Ciidmada maamulka Somaliland ayaa hada ka wada Gudaha Magaalada laascaanood Xasuuq Ba’an oo lagula kacayo dadka shcabka ah ee ku dhaqan magaalada laascaanood,Dhaawacyo badan ayaa jira oo Soo gaadhay Dadka Shacabka ah sidoo kale askarta Maamulka Somaliland ayaa dhac ka wada Goobaha Ganacsi ee Degmada Laascaanood kuwaasi oo askarta Somaliland ay Gudaha U galayaan Bakhaarada ganacsi ee Magaalada Halkaasi oo Qaar kamid ah dadka gacnacsatada ah Qaarkood lagu Laayey".

 

Typical proganda...there is only so much you can do but...anywhoooo liban enjoy your propaganda lets see how far it gets you. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

dhawac13.jpg

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Maleeshiyada SNM oo Dad Shacab Ah oo Waxba Galabsan Magaalada Laas Caanood Ku Xasuuday, Kuwa Kalana Ku Dhaawacday

 

 

 

Laascaanood,(lasanod Online)- Waxaa dhowaan ka dhacay magaalada Laascaanood, iskahorimaadyo dhexmray shacabka magaalada iyo maleeshiyada.

 

u adeegta maamulka Somaliland ee gobolka Sool. Kasoo ay ka dhasheen khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.

 

Waxaana rasaastii maleeshiyadaas ku geeriyooday lab nin oo shacabka magaalada ah, iyadoo in ku dhow boqol qofna loo dhaadhiciyey xabsiyada Mandheera iyo Burco. hoos ka daawo maqal iyo muuqaal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

daryeel2.jpg

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Ururka Haweenka Magaalada Laas Caanood Oo Ka Hadlay Xasuuqii Laascanood

 

 

Lasanod Online. Saturday, January 01, 0000

 

 

 

 

Laascaanood,(lasanod Online)- kulan ay isugu yimaadeen ururka haweenka Daryeel ee ka jira Magaalada Laascaanood, ayaa waxaay kaga hadleen..

 

arimo dhowra iyo maalinata xuska haweenka aduunyada oo ku beegnayd 8da March.

 

 

haweenkan oo soo bandhigay shucuurtooda iyo tacadiyada ka dhanka ah haweenka ku nool magaalada Laascaanood ee ay u geystaan maleeshiyada Somaliland.

 

Waxay ku soo beegantay xafladani xili magalada Laascaanood ay ka dhacayeen hubka culculus ee loo adeegsado cadowga aan lala doonayn inay siinoolaadaan, xafladan ayaa waxaa hadheeyay murugo kana dhigtay mid aad looga naxo qasaaraha soo gaadhya shacabaka maatida ah ee aan hubaysnayn.

 

Waxaa ka xaaraansan sharciyada caalamiga ah dadka aan hubays nayn inloo adeeg sado xabada nool, taasi waa mid soo dadajinaysa in lala xisaabtamo kuwa faraha kula jira dhiiga shacabaka magaalada Laascaanood iyo horgaladooda u adeega.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

Somalia;802319 wrote:
He ruined the whole thread of discussions, this won't go unnoticed.
:D

Like you have ruined most other threads with your trolling.:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

The Hermet;802322 wrote:
^^^ as sorry i feel for the guy in the bed, beating dont count as xasuuq saxib... caajiiid.

"beating don't count".....

 

I know what counts in your world is him being sent to his maker illegally.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Mario B;802324 wrote:
Like you have ruined most other threads with your trolling.:cool:

Confrontation as @burahadeer put it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

Somalia;802327 wrote:
Confrontation as @burahadeer put it.

You support "Somaliland" now?

 

As a Mudug resident, you should be working to unite your capital [Galkayo] under one administration, stop wasting your time here...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mario B;802334 wrote:
You support "Somaliland" now?

 

As a Mudug resident, you should be working to unite your capital [Galkayo] under one administration, stop wasting your time here...

why are you here:confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this