Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Khaatumo second president biindhe not allowed to use Galkacyo's airport.

Recommended Posts

Xog hoose: Dawlada Puntland oo Madexweyne Biindhe ka Mamnuucday in uu Gaalkacyo ka dhoofo.

Posted by Pi G 2 on February 12th, 2012

Gaalkacyo(puntlandi.com):- Dawlada Puntland ayaa Mamnuucday duulimaadkii Madexweynaha 2aad ee Maamulka Khaatumo Cabdibuur Cilmi Qaaji (Biindhe) oo lagu waday in uu Gaalkacyo maanta ka dhoofo.Madexweynaha Dawlada Puntland Dr. C/raxmaan Sheikh Maxamed Maxamuud Faroole ayaa sida aanu xogta ku helnay amar ku baxshay joojinta duulimaadka Gaalkacyo ee Cabdibuur Cilmi Qaaji (Biindhe) Madexweynaha 2aad ee maamulka Khaatumo, kadib Markii uu shalay Magaaladan Gaalkacyo soo gaaray.

 

sida aanu wararka ku helayno Madexweynaha Puntland wuxuu sidoo kale amar ku baxshay in Biindhe mudo 24-saac ah uu uga baxo Gobolka Mudug kuna laabto deegaankii uu ka yimid, wuxuuna amarkani dhaliyay khilaaf weyn oo ka dhex abuurmay Maamullada deegaanka iyo waxgaradka qayb ka mid ah oo doonaysay in ay suurtagaliyaan duulimaadkii Mr. Biindhe.

 

Waxaa hada soconaya dadaalo Odayaasha Degaanku ay hormuud ka yimiin oo arrintan lagu dajinayo, waxayse arrintu u badan tahay in Mr. Biindhe lagu qanciyo in uu dib deegaankii ugu laabto Gobolkana uga baxo mudada kooban ee loo qabtay.

 

Inkastoo arrintani xasaasiga ah durbadiiba laga dareemay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug hadana waxay ku soo aaday xilli horay Madexweynaha Puntland uu deegaanada Puntland uga mamnuucay xubnaha Maamulka Cusub ee laga yagleeyay Gobollada SSC.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Taleexi;788309 wrote:
This is a different kind of war but PL doesn't massacre the innocent and has no expansion and subjugation desires.

Well Said Brother Taleexi, Puntlanders are our fellow citizens, Khaatumo & Puntland share one religion & kinship, one flag, one country, one federal government, one culture, one language etc

Share this post


Link to post
Share on other sites

'Liibaan';788312 wrote:
Well Said Brother Taleexi, Puntlanders are our fellow citizens, Khaatumo & Puntland share one religion & kinship, one flag, one country, one federal government, one culture, one language etc

Yet they don't allow you to use their airports why is that?

 

if they share kinship

religion

and a flag

and a country

one language

one culture

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

This is the mishaps of the admin not the people. As you know Khatumo was a co-founder of PL and naturally nobody likes separation effects. PL and Khatumo believe one Somalia and don't have expansion policies. But there are differences between Khatumo and PL.

Share this post


Link to post
Share on other sites

'Liibaan';788312 wrote:
Well Said Brother Taleexi, Puntlanders are our fellow citizens, Khaatumo & Puntland share one religion & kinship, one flag, one country, one federal government, one culture, one language etc

Ouch, that hurts. If true, Faroole has no understanding of the political significance of Khaatumo State. Fortunately he is up for election soon and I hope Puntlanders will replace him with a better politician.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Peace Action;788323 wrote:
Ouch, that hurts. If true, Faroole has no understanding of the political significance of Khaatumo State. Fortunately he is up for election soon and I hope Puntlanders will replace him with a better politician.

 

I agree with you brother Peace Action, Faroole has no understanding of the political significance of Khaatumo State. As you said the good people of Puntland will elect a better politician and a visionary leader who will unite Puntland & Khaatumo people, and all people of Somalia. Insha Allah, hala duceeyo amiin amiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

Peace Action;788323 wrote:
Ouch, that hurts. If true, Faroole has no understanding of the political significance of Khaatumo State. Fortunately he is up for election soon and I hope Puntlanders will replace him with a better politician.

----------

 

Well said, Faroole shows how we Somalis lack insightful leaders at all levels. I hope he never gets the top job...:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wareysi: Madaxwayne Biindhe oo ku sugan Gaalkacayo

 

Tuesday, February 14, 2012 - 04:17 PM

Listen

 

Madaxwaynaha Khaatumo State of Somalia oo ka warramay xaaladda safarkiisa uu ku sii jeeday Muqdisho iyo carqaladaha uu kala kulmay Magaalada Gaalkacayo (dhagayso).

 

 

Mar uu ka warramayay Madaxwayne Biindhe safarkiisa uu ku sii jeeday Muqdisho ayaa waxa lagu xannibay inuu ka duulo magaalada Gaalkacayo. Maamulka Garoowe ayaa ku hawlan sidii uu u carqaladayn lahaa Khaatumo State oo dar dar iyo habsami u gudanaysa howlaha dowladnimo ee ay ka filayaan Shacab waynaha ree Sool,Sanaag iyo Cayn.

 

 

Waxa uu madaxwaynuhu intaa ku daray in ay muhiim tahay in Khaatumo State ay yeelato xornimo ah gegi diyaaradeed oo shacabka SSC ku ilaashadaan xuquuqdooda bani aadanimo.

 

http://www.xargaga.net/modules.php?op=modload&name=News&file=article&sid=5027

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this