Sign in to follow this  
The Hermet

Khatumo's Exit From Buhoodle...

Recommended Posts

Maxaa ka jira in reer Buhoodle dibedda dhigeen Maamulkii dhawaanta looga dhawaaqay Taleex ee Khaatumo?

February 12, 2012 | Filed under: Wararkii ugu Dambeeyay | Posted by: Webmaster

 

Buuhoodle Feb 12,2012(qurbejoog.com)-Sida ilo wareedyo ku sugan degmada Buuhoodle u sheegeen somalidiasporanews.com waxa beryihi ina dhaafay ay wax garadka degmada Buuhoodle ku jireen shirar wada tashi oo ay uga fiirsanayaan maamulka Khaatumo State oo damacsan in xarun uu ka dhigto degaankooda.

 

Sida ilo wareedyadu tibaaxayaan waxa ay dadka degaanka iyo waxgaragka degmeda Buuhoodle isla qaateen in maamulka Khaatumo ay isga baxaan degaankooda,

 

Wararka qaar ayaa sheegaya in dadka degaanka aaney ku qanacsaneyn habkii loo maareeyay awood qeybsigii lagu soo dhisay maamulka.

 

Mid ka mida madaxweyneyaasha sadexda ah ee Khaatumo State oo ka soo jeeda degmeda Buuhoodle ayaa ilo wareedyadu sheegayaan in goaanka waxgaradka degaanka uu la qaatay,ma cada in uu xilka uu hayo iska casili doono iyo in kale.

 

Hogaamiyihii hore ee SSC Saleebaan Xaglotoosiye oo isna ka soo jeeda degaanka Buuhoodle ayaa hore u qaadacay natiijadii ka soo baxday shirkii Taleex ee lagu soo dhisay maamulkan Khaatumo

 

Maamulka Khaatumo State ayaa lagu wadaa in uu u ruqaansado dhanka tuulada Tukaraq oo ah aag ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland oo kaashanaya qaar degaanka ah iyo ciidamada Somaliland.

 

Qurbejoog-Buuhoodle :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

waa iska sheeko khatumoo saxib...waxan o dhan waxba ka ma jiran waa runta wa iska riwayad...When Saado Cali is your finance minister...hahaha you have serious problems walahi..haha whats even more halarious is they paying to kill their own children...ironic walahi..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;788313 wrote:
The Hermet - You are a product of anarchy thus, your view of life is irrelevant.

no taleexi i am a product of peace...a peace signed in 1991 when i refused to take revenge for the 70 thousand dead and cities destroyed..after 20 years of peace and peace terms signed in 1991 you give me khatumo...then i will take back the revenge i should have taken in 1991, it is you who refused peace not me....so let the blooooooooood continue to flow and may it floow till none of you is left my friend...:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this