Sign in to follow this  
Duufaan

Ciidomo cusub oo kusoo biirey Khatumo State

Recommended Posts

Wadani   

Gaacuur r u sure those stats r accurate? over 100 xildhibaan, and over 2000 soldiers and police? wow. Seems far fetched to me.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

i know that, but were considered part of *** by the 4.5. So mabye there over 100 *** xildhibaans but i doubt there are over 100 snm xildhibaans xildhibaans. U see wat i mean? Either way, u could be right., cuz i i havent looked into it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gaacuur;787347 wrote:
XX, haddii aadan ka warqabin aan kuu sheegee indhaha si fiican u kala fur.

 

Maamulka Somaliland wuxuu TFG da ku leeyahay sida tan:

 

- 102 Xildhibaan.

- 3 Wasiir.

- 2 Wasiiru dawle.

- 4 Wasiir ku xigeen.

- 5 Agaasime Wasaaradeed.

- Ciidan kor u dhaafaya 2000 oo isugu jiro Military iyo Boolis.

 

ayadoo taasi jirto haddane wixi dhaqaale ama scholarships la helo qeybtooda ayay ka qaataan, waxaana tusaale kuugu filan ansixinta 3 milyan ee biya-gelinta.

 

TFG du markaa way idin matashaa, ee waxba ha is yeelyeelin.

 

Haday matalan reer Somaliland,, Dalka Somaliland bay iman lahayeen ileen dadki ay matali jireen maxay ugu tagi wayeen:D

 

Ciidan 2000 from Somaliland:D

 

war mala waxad ku qaldaysa Ethnic Somalilanders eeh Ciidanka Djibouti kamid aha :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Gaacuurow XX waa mid muran badan oo ma garwaaqsado. Ask him if Xaabsade and likes can step a foot on Buhodle? His arguments are always so lame.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gaacuur;787367 wrote:
XX, Maamulkiina meelaha uu sheegto ma wada joogaa? Buuhoodle iyo meelaha kale ee aad sheegataan ma wada heysataan?

Muhimadu lixda gobol eeh anu sheegano wanu dhex mushaaxna xita ila iyo meesha la isku hor fadhiyo eeh buhoodle district

Ila sanaag bari ila sool Somaliland wa tagta Madaxweyne siilaanyo ba frontka xita tagay bariga sool.

 

Laakin nin jago ka haya Somalia hadu lugu arko Somaliland xadhig ba u qoran, ta kaliya eeh u ku iman karo wa inu cafis weydiista Dadka iyo dalka jamhuuriyada Somaliland iyo dawlada Somaliland... Wa inu Madaxweyne siilaanyo labada cagood ka dhunkada markasa la samaxaya.

 

Gaacuur ciyaar maha Ina Abdilahi omaar kolki aabihi geeriyooday walo diiday inu aaska abihi ka so qeyb galo magaalada hargeysa ci ciyaar maha qadiyadu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;787373 wrote:
Gaacuurow XX waa mid muran badan oo ma garwaaqsado. Ask him if Xaabsade and likes can step a foot on Buhodle? His arguments are always so lame.

Xaamse gaada weyne and other visited buuhoodle in 2009 2008 and other Somaliland mps, xiligan colaada uun ba la isku yara talaabin eeh wala isu talaabi doona awoow ha u baqan taas ma kala marano:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

KK.. Awoowe a man can sneak in without the knowledge of the people but there is no official comings with empression of a representative of Buhodle in SL. That never happened... Everytime that any employee comes to there, clashes happened..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wafti ka socda Somaliland oo uu hogaaminayo Xildhibaan Xamse Gaadaweyne oo gaadhay Buuhoodle.

Warkii 20-Jun-2010 iyo Qormadii: NEWS

Wafti ka kooban xildhibaano iyo masuuliyiin kale oo uu hogaaminayo xildhibaan Xamse Gaadaweyne ayaa gaadhay degmada Buuhoodle oo halkaas ay ka dhaceen rabshado iyo dagaalo dhexmaray dadka deegaankaas iyo ciidanka Itoobiya,kaasoo keenay dhimasho, dhaawac,iyo hanti la qaatay.

 

 

Waftigan oo siyaasiyiinta ku weheliya uu ka mid yahay siyaasi Cabdirashiid Ducaale Qambi oo ka mid ahaan jirey golaha wasiirada ee maamulkaas,waxayna shirar kala duwan la qaateen odayaasha iyo waxgaradka deegaankaas.

 

Waftigan ayaa waxay horudhac u yihiin wufuud kale oo la filayo inay maalamaha soo socda gaadhaaan deegaankaas,iyadoo la filayo inay waan wana ka dhex sameeyaan hogaanka SSC iyo maamulka Somaliland oo dagaalo ku dhexmareen degmada Widhwidh iyo tuulooyinka ku dhow.

 

Afnugaal News Desk.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this